Page 1 of 2
Mareexaan has captured Buulo-Gaduud and Absame commander
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:05 am
by Warsame101
Ciidamo ka baxay Magaalada Kismaayo oo la wareegay gacan ku haynta Tuulada Buulagaduud
Posted to the Web Jun 22, 12:49
Kismaayo:-Ciidamo ka baxay Magaalada Kismaayo ayaa weerar ku qaadey Tuulada Buulogaduud oo ay ku sugnaa yeen Ciidamo kale oo ay ka wada tirsan aan Jireen Ciidanka DFKM oo markii danbe ay u kala jabeen qaab beeloodyo.
Labadaan Ciidan oo ka ka kala tirsanaa Guutada 1aad iyo tan 3aad ayaa horay ugu dagaalamay Magaalada Kismaayo ,taas oo sababatey in laga awood roon aado Ciidankii Guutada 1aad lagana saaray Magaalada Kismaay.
Ciidanka gacanta ku haya Magaalada Kismaayo ayaa saaka weerar balaaran ku qaaday Tuulada Buulogaduud oo ay ku sugnaayeen Ciidanka Guutada1aad, dagaalka qaraar ka dib ayaa waxaa u suurta gashay Ciidanka guutada3aad ee ka yimid Magaalada Kismaayo inay gacanta ku dhigaan Tuulada Buula gaduud.
wixii war ah oo faah faahsan dib ayaan idinkugu soo tabin doonaa Insha Allaahu
Re: Ogaadeen website admits: "Mareexaan has captured Buulo-Gaduu
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:06 am
by Warsame101
Dayniile website:
Tuulada Buulo Gaduud oo gacanta u gashalay meelayshadii gacanta ku haayey magaalada Kismaayo
Kismaayo
Dagaal aad u qaraar oo maanta dhexmaray laba ciidan oo iska soo horjeeda oo ka kala tirsan beelaha Majeerteen iyo Mareexaan kuwas oo xurguftooda ay soo jiitameysay 30kii sano ee la soo dhaafay .
Dagaalka maanta ee ka dhacay duleedka magaalada Kismaanyo ayaa inta la ogyahay ay ku dhinteen 10 qof oo u badan kooxihii dirirtu ay ka dhaxeysay iyadoona sida lagu helaayana wararka ay sheegayaan in tuulada Buulo Gaduud ay gacanta u gashay maeeyshiyadii ka soo jeeday gobolka Gado halkii kuwii Puntlanda ay u carareen deegaanka kale .
Goobta uu dagaalka ka dhaceen maanta ayaa dhowr tiknika ah looga qabsaday ciidamadii ka soo jeeday gobolada Puntland ,
Dagaalka oo wali ka socda gooba kale oo cusub kala soco halkaan
http://www.dayniile.com/june/da.htm
Re: Ogaadeen website admits: "Mareexaan has captured Buulo-Gaduu
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:06 am
by Xamud.
How Many Askar are we talking about? the ones fighting each other that is.
Re: Ogaadeen website admits: "Mareexaan has captured Buulo-Gaduu
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:07 am
by Warsame101
In addition, Mareexaan has captured at least 10 technicals

Re: Ogaadeen website admits: "Mareexaan has captured Buulo-Gaduu
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:08 am
by Warsame101
[quote="Xamud."]How Many Askar are we talking about? the ones fighting each other that is.[/quote]
Xamud, ranging thousands. I do not have intel on the amount of forces involved but it is definately ranging in the thousands.
Just yesterday, a large amount of Absame soldiers have re-inforced the ones stationed in Buulo-Gaduud.
Re: Ogaadeen website admits: "Mareexaan has captured Buulo-Gaduu
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:15 am
by Xamud.
Okey. So both armies are on the same size?
Re: Ogaadeen website admits: "Mareexaan has captured Buulo-Gaduu
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:22 am
by Warsame101
[quote="Xamud."]Okey. So both armies are on the same size?[/quote]
I do not know ina-adeer. What I do know is that Ina Yusuf was so desperate for man-power that he was forced to send his presidential bodyguards and his top commander as re-inforcements to the ones stationed in Buulo-Gaduud

"Ilaalada Madaxtooyada Villa Soomaliya Oo Ciidan Gurmad U Ah U Soo Wada Degaanka BuuloGaduud"
http://www.gedonet.com/index.php?news=1383They have been building a massive force for the last couple of months and yet did not have the initiative to execute a strike.
It was SADE who started the pre-emptive strike.
Re: Ogaadeen website admits: "Mareexaan has captured Buulo-Gaduu
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:22 am
by DR-YALAXOOW
majeerteen waa naago. wali lama sheegin dagaal ay ku guuleeysteen.
dagaal waliba oo dhaca waa kala ordaan, naagaha

Re: Ogaadeen website admits: "Mareexaan has captured Buulo-Gaduu
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:25 am
by Luq_Ganane
[quote="Warsame101"][quote="Xamud."]Okey. So both armies are on the same size?[/quote]
I do not know ina-adeer. What I do know is that Ina Yusuf was so desperate for man-power that he was forced to send his presidential bodyguards and his top commander as re-inforcements to the ones stationed in Buulo-Gaduud

"Ilaalada Madaxtooyada Villa Soomaliya Oo Ciidan Gurmad U Ah U Soo Wada Degaanka BuuloGaduud"
http://www.gedonet.com/index.php?news=1383They have been building a massive force for the last couple of months and yet did not have the initiative to execute a strike.
It was SADE who started the pre-emptive strike.[/quote]
Warsame I'm confused. It was Afgudud who was receiving reinforcements from every corner correct? Didn't large numbers of Eelay, Absame (Including ICU Absame), and Abgal reinforce the forces in Bulogudud during the last few weeks? I rad reports of abanbuul Ciidaan for all those clans in support of Afgudud.
Re: Ogaadeen website admits: "Mareexaan has captured Buulo-Gaduu
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:26 am
by eyes-only
TFG militias fighting each other, does it really matter which side captures what tuulo? Soon their habashi father will come and put them all back in their camp. They should all just quit the drugs and sort out their ridiculous feud over a game of football and biyo-liimo avec baraf.....

Re: Ogaadeen website admits: "Mareexaan has captured Buulo-Gaduu
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:27 am
by Warsame101
[quote="eyes-only"]TFG militias fighting each other, does it really matter which side captures what tuulo? Soon their habashi father will come and put them all back in their camp. They should all just quit the drugs and sort out their ridiculous feud over a game of football and biyo-liimo avec baraf.....

[/quote]
eyes-only, how is your adeer Indhacadde doing?
Re: Ogaadeen website admits: "Mareexaan has captured Buulo-Gaduu
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:35 am
by Warsame101
[quote="Luq_Ganane"]
Warsame I'm confused. It was Afgudud who was receiving reinforcements from every corner correct? Didn't large numbers of Eelay, Absame (Including ICU Absame), and Abgal reinforce the forces in Bulogudud during the last few weeks? I rad reports of abanbuul Ciidaan for all those clans in support of Afgudud.[/quote]
Afgaduud has been receiving re-inforcements for the couple of months. Ina Yusuf wanted to use the Rahanweyn forces to strengthen the ones in Buulo-Gaduud but they firmly refused it knowing the history between Mareexaan and them

The funny thing is, that the only Mareexaan soldiers who participated in this offensive where the ones from Guutada 3aad. The Mareexaan re-inforcements from Gedo haven't reached them.
Re: Ogaadeen website admits: "Mareexaan has captured Buulo-Gaduu
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:37 am
by Luq_Ganane
Re: Ogaadeen website admits: "Mareexaan has captured Buulo-Gaduu
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:42 am
by COSTA
This is fu3king great we will see who won after 5pm thats when fightings stop in Somalia

Re: Mareexaan has captured Buulo-Gaduud and Absame commander
Posted: Fri Jun 22, 2007 6:43 am
by Warsame101
Dagaalo lagu kala qabsaday gawaari dagaal oo ka dhacay duleedka Kismaayo
Mogadishu 22, June.07 ( Sh.M.Network) In ka badan 2 ruux ayaa ku geeriyootay inta la ogyahay tiro kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray ka dib dagaalo xoogan oo saakay ka bilowday tuulo ku taala duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo, iyadoo dagaaladaasi lagu kala qabsaday gawaari dagaal iyo fariisimo ciidan.
Dagaalkaan oo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ah oo ka soo kala jeeda beelaha Sade iyo Puntland ayaa waxa uu bilowday abaarihii 9:30 daqiiqo, waxaana yara qaboobay 12:30 kii duhurnimo sida uu ku soo waramay Wariye ka tirsan shabelle oo maanta gaaray Tuulada Buulo gaduud.
Maleeshiyooyinka Beelaha Sade ee gacanta ku haya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay jiireen kuwii kale ee fariisinka u aheyd deegaanada Buulo Gaduud iyo Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo oo uu hogaaminayay Col. C/risaaq Afgaduud oo ay isku heyn yihiin Madaxweynaha dowladda KMG ah.
Sarkaal sare oo u hadlay Maleeshiyooyinka Beesha Sade kana gaabsaday magaciisa ayaa waxa uu shabelle u sheegay in ay ku qabsadeen dagaalkaasi 6 baabuur oo kuwa dagaalka ah iyo abaanduulihii qeybta koowaad ee ciidamada Col. Aadan Boojaar.
Tuulooyinka Buulo Gaduud iyo Goobweyn ayaa haatan dagan, iyadoo ay gacan ku heynteeda ay la wareegeen maleeshiyaadka maamula magaalada Kismaayo.
Lama oga wali halka ay cirib iyo jaan dhigeen ciidamadii uu hogaaminayay Col. Afgaduud, inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in wali ay isaga soo horjeedaan labada dhinac oo israsaaseyn ay ku dhex mareyso tuulooyin kale oo ku dhow dhow goobtii lagu dagaalamay saakay.
Ilaa iyo wali lama oga qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi, laakiin labo dhimasho ah iyo labo kale oo dhaawac ah ayaa la soo gaarsiiyay Isbitalka magaalada Kismaayo.
Shabelle Media Network Somalia
http://www.shabelle.net/2007/june/n12006.htm