Page 1 of 2

BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 6:46 am
by Hiiraan boy
Maleeshiyo Ka Tirsan Beesha Sheekhaal Oo Bililiqaystey Gaadiid Uu Watay Col.Afgaduud Iyo Gudoomiyahii G/Jubbada Hoose Iyo Kii Degmada Oo Ku Sugan Buaale
Jun 23,2007
by Kismaayo-GEDO-NN
Xaaladda degmada Kismaayo oo ay gacanta ku hayaan ayaa maanta aad u deggan kadib markii kooxo maleeshiyo beeleed ah oo taabcsan Col.Cabdirizaq Afgaduud iyo ciidamada guutada 3aad ay dagaalo ku dhexmareen degaano ka tirsan ee gobolka jubbada hoose. Dagaalkaasi ayaa sida la xaqiijiyey looga awoodroonaaday maleeshio beeledkii ay ku isku baheysteen Col.Cabdirizaq Afgaduud iyo Col.Aadan Koojaar oo gaarigiisu iyo labo nin dhowaac ah oo ku dhex jiray lagu qabtay degaanada u dhow Buulogaduud.

Dagaalka ayaa sarkaal u hadlay dhinaca guutada 3aad uu sheegay inay kaga dhinteen ilaa iyo 2 qof, halka 7 kale ay kaga dhowaacmeen, ayna ku qabsadeen gaadiid dagaal iyo hub iyo saanad kale oo milatari. Ciidamada guutada 3aad ayaa hadda ku sugan degaanada u dhexeeya Kismaayo ilaa iyo Jilib oo ay ciidamadoodu iyo gaadiidka dagaalka lagu arkayo. Dhanka kale, sarkaalkiil laga xiriiray magaalada Jilib iyo Kabsuuma ayaa sheegay inay labo gaari uu ku baxsaday Col.Afgaduud ay gacanta u galeen maleeshiyo beeleed ka tirsan beesha Sheekhaal oo la sheegay inay ka furteen labadii gaari, Col.Afgaduud iyo 8 nin oo la socotayna ay ku dhumaaleysanayaan howdka goobta gawaarida looga dhacay.

Dhanka kale, gaari uu sida uu gaarka u lahaa Col.Cabdirizaq Afgaduud oo nooca landcruiser oo ka tagay degaanka Buulogaduud ayaa maanta la keenay magaalada Kismaayo iyo weliba gaadiidkii kale oo ay kooxdiisu laga qabsaday dagaalkaasi.

Sidoo kale, waxaa la xaqiijiyey in xildhibaan Geelle Saliid, gudoomiyahii gobalka, kii degmada, gudoomiyaha gobalka Jubbada dhexe ay dhamaantood ka baxsadeen degaano Buulogaduud oo ay ku sugan yihiin Buaale, kadib markii ay shalay maleeshiyo beeleedkii ay hogaaminayeen looga itaal roonaaday dagaalkii shalay dhex maray maleeshiyadooda iyo kuwii guutada 3aad.

Si kastaba ha ahaatee, amaanka iyo nabadgelyda magaalada ayaa maanta aad u deggan, iyada oo ciidamo badan iyo gaadiidka dagaalka ay marayeen wadooyinka magaalada ayna sugayeen aminga shacabka. Magaalada Kismaayo ayaa ka jirin wax cabsi dagaal ah kadib markii kooxdii u dambeeysay oo weerarka ku soo qaaday ay firxadkoodii ay ku fakadeen degaanka Buuloxaaji, ciidamada amniga ay ku raadjoogaan. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka soo degay diyaarado wado gargaaryo kale duwan wado oo intooda badan ay ka yimaadeen magaalada Nairobi ee wadanka Kenya.

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 6:48 am
by Hiiraan boy
VIVA HAWIYA

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 7:03 am
by Mrs Musika man
I thought Sheekhaal was a religous clan Surprised


Ileen wa bililiqo moryaan naar sheqaaysana Laughing

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 7:22 am
by Lacageylacag
Tuni and Bajuun are coming to get their share of bilililqo from the reer puntland dabadhilifs.

Waa hilib meel iska yaal.

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 7:25 am
by Mrs Musika man
^What happend to the Wadaad nimo?

Diinta hawiye waba Diinta sheeydanka Halal iyo Haram ma jirto


No wonder tuug Warlord Inda'cadde is your leader Laughing

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 7:38 am
by qardasay
Majerteen's blood and property is halal

enemies of Allah,friends of tigre, followers of Dajjal caasho yusuf

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 7:44 am
by Ican
^ Idiot.

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 7:46 am
by Hiiraan boy
[quote="Lacageylacag"]Tuni and Bajuun are coming to get their share of bilililqo from the reer puntland dabadhilifs.

Waa hilib meel iska yaal.[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 8:11 am
by sadeboi
They will not keep those cars..and they will not be allowed to harm af-guduud or any of the kablalax run aways.


Hawiyes are the same everywhere, and they will be stopped in jubboyinka if they try the bililiqo.

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 12:33 pm
by DawladSade
[quote="sadeboi"]They will not keep those cars..and they will not be allowed to harm af-guduud or any of the kablalax run aways.


Hawiyes are the same everywhere, and they will be stopped in jubboyinka if they try the bililiqo.[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 12:52 pm
by Luq_Ganane
WTF, I thought Sheikhaal were iska wadaado and peaceful. Teeda kale are they really Hawiye anyway? I thought they were Hawiye Shegaatos. Biliqo will not be tolerated.

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 12:59 pm
by DR-YALAXOOW
sheekhaal waxay ay ka bililiqeysatey abdi bile majeerteeen naago waa u xalaal.

majeerteeen chickens haddii la soo eryadey waa xalaal wixii laga bililiqeysto.

kismaayo waa shiiqaalland awalba darood sharci daro ayuu ku yimid. inshalah abgaal and iljeex markii ay axmaarada wadanka ka saaraan. ayey jubadda hoose ka saarayaan tuugada darood qaxoootiga ee aan ku dhalan dhulka sida mareexaar ogaadeen and majeereerteen.

shiiqaal waa inay xureysataa dhulkeeda.

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 1:02 pm
by DawladSade
[quote="DR-YALAXOOW"]nshalah abgaal and iljeex markii ay axmaarada wadanka ka saaraan. .[/quote]


abgaal XAARKA tigreega ka tirtiro miyaad sheegeysaa and don't say iljeex say CAYR AND SALEEBAAN, sacad is like dameerka abgaal, xaarka tigreega ayuuna isna qaadaa Cool

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 1:03 pm
by WACAYSA IS GALE
KISMAYO MESHA HUUTUGA LAGU KUFSADO Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: BREAKING NEWS Beesha Sheekhaal oo karbashey afgadud iyo cida

Posted: Sat Jun 23, 2007 1:23 pm
by DR-YALAXOOW
darood qaxooti waa og yahay inta jeer uu kismaayo ka ordey.

majeereerteen iyo mareexaar ha ku sii dagaalamaan dhul aysan u dhalan.

inshalah axmaarada markaan ka soo jeesano kismaayo joogi meeysaan,

maraaxaar barre huuraaale awalba kismaayo waxaa keenay ceeyr. ceeyrna waa soo socdaa markuu axmaarada ku celiyo adis abbaba.