Ganacsatada gobolka Baay oo cabasho ka muujisay Bandowga
Click here to find this article in English
Baydhabo 24, June.07 ( Sh.M.Network) Ganacsatada magalooyinka Diinsoor iyo Baydhabo ee gobolka Baay, ayaa cabasho ka muujiyay Bandoowga habeenkii lagu soo rogay magaalooyinkaasi oo saameyn ku yeeshay ganacsigooda.
Qaar ka mid ah ganacsatada magaalooyinka Diinsoor iyo Baydhabo oo u waramay Shabelle ayaa waxa ay sheegeen in ay ku adag tahay in ay sii wataan howlahooda ganacsi, isla markaana ay qasaareen markii albaabada loo laabay howlahooda ganacsi xilliyada habeenkii oo Bandoow ay tahay.
C/laahi Xasan oo ka mid ah ganacsatada magaalada Baydhabo ayaa waxa uu sheegay in ganacsigooda uu saameyn ku yeeshay bandowga dowladda KMG ah ay ku soo rogtay magaalada Baydhabo iyo Diinsoor.
" Howlaheena ganacsiga waxa ay firfircoonaayeen xilliyada habeenkii, waxaana dareemeynaa hoos u dhac dhaqaale" ayuu yiri C/laahi Xasan.
Xuseen Xaaji oo isna ka mid ah ganacsatada magaalada Diinsoor ayaa shabelle u sheegay in ay ku adag tahay in xilliyada habeenkii ay alaabo u iibgeeyaan magaalada Baydhabo kana keensadaan, taasina ay ku noqotey ciriiri soo wajahay ganacsigooda.
Bandowga lagu soo rogay magaalooyinka Diinsoor iyo Baydhabo ayaa yimid ka dib markii magaalooyinkaasi ay ka dhaceen falal amaan darri iyo qaraxyo lala beegsaday fariisimada ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia.
Click here to find this article in English
C/qaadir Barre Macalin
Shabelle Media Network Somalia
Ganacsatada gobolka Baay oo cabasho ka muujisay Bandowga
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 278 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 206 Views
-
Last post by Gladiator=
-
- 0 Replies
- 253 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 5 Replies
- 388 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 0 Replies
- 210 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 3 Replies
- 661 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 283 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 497 Views
-
Last post by fatimazahra
-
- 1 Replies
- 360 Views
-
Last post by ruralboy