Afhayeenka beesha Kablalax oo shaaciyay in ay Kismaayo weera

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Afhayeenka beesha Kablalax oo shaaciyay in ay Kismaayo weera

Post by Hiiraan boy »

Afhayeenka beesha Kablalax oo shaaciyay in ay Kismaayo weerari doonaan, si ay meesha uga saaraan Beeshii ka qabsatay magaalada.

Muqdisho, Isniin June 25, 2007 Simba Radio

Nabadoon C/wali oo ah Afhayeenka beesha Kablalax oo ka mid ahayd beelihii isbuucii lasoo soo dhaafnay dirirtu ku dhexmartay magaalada Kismaanyo ee gobolka Jubada hoose ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in looga itaal roonaday gacan ku haynta Kismaanyo.

Waxaa uu sheegay in Kismaayo ay qabsadeen beelo uu sheegay in iyagu ay ku soo duuleen, laakiinse ay saacadaha soo socda weerar buuxa ku soo qaadi doonaan, isla markaana ay ka fara maroojin doonaan beesha haatan gacanta ku haysa magaalada kismaanyo.

Nabadoonka ayaa sidoo kale sheegay in haatan ay ku sugan yihiin daafaha magaalada ayna diyaar u yihiin in ay weeraraan.

Afhayeenka beesha Kablalax waxaa uu sidoo kale sheegay in looga qabsaday dagaalka hanti aad u fara oo ay ku jiraan Gawaarida dagaalka iyo waliba hub, waxaana uu ku eedeeyey beesha haatan gacanta ku haysa magaalada Kismaanyo in ay magaalada ka geysteen boob iyo biliqo.

Afhayeenka ayaa dagaalka soo noqnoday ee ka dhacay magaalada Kismaanyo ku eedeeyey dowlada KMG ah, maadaama buu yiri ay ku sugan tahay magaalada ayna ku guul daraysatay in ay wax ka qabato oo ay ka hortagto dhibaatooyinka loo gaysanayo dadka rayadka ee ku dhaqan magaalada Kismaayo.



Simba Media Center, Muqdisho Somalia
Email: simba@simbanews.com
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Afhayeenka beesha Kablalax oo shaaciyay in ay Kismaayo weera

Post by Hiiraan boy »

oh shit

saacadaha soo socda new dagaal

whos gonna win

kablalax (magac foolxun) vs sade
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Afhayeenka beesha Kablalax oo shaaciyay in ay Kismaayo weera

Post by XidigtaJSL »

Kablalax Koombos should move out of Kismaayo to Mozambique where they originated from
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Afhayeenka beesha Kablalax oo shaaciyay in ay Kismaayo weera

Post by Hiiraan boy »

[quote="XidigtaJSL"]Kablalax Koombos should move out of Kismaayo to Mozambique where they originated from[/quote]
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”