Khilaaf xoogan ayaa la sheegayaa in uu soo kala dhex galay masuuliyinta maamulka gobolka Banadir iyo taliyaha Ciidamada Booliska Somaliyeed General Cabdi Qeybdiid iyadoo khilaafkaasina uu salka ku haya amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya.
Warar aanu helnay ayaa sheegaya in saraakil Ciidamo Itoobiyaan ah ay iminka dhex dhexaadinayaan Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo Cabdi Qeybdii,kadib markii labada dhinac ay isku eedeeyeen midba kan kale in doorkiisa uu ka maqan yahay.
Khilaafka madaxdaasi ayaa salka ku haya amaan darrida baahsan ee ka jirta Caasimada Somaliya,kadib marki bandowga lagu dhawaaqay,waxaana laga soo xigtay maamulka gobolka Banaadir in ciidamada baleeska aysan u gudaneyn howshooda sidii loogu talo galay.
Hayeeshee General Cabdi Qeybdiid ayaa arrinkaasi diiday isagoona ku tilmaamay mid maamulka gobolka uu ku doonayo in uu ku qariyo khalalaadka ay Muqdisho ka geystaan Ciidamada taabacsan masuuliyiinta maamulka,isagoona ku eedeeyay in ay ku lug leeyihiin qaarkood qaraxyada goobaha muhimka ah ka dhaca.
Saraakiil Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa iminka arrintaasi ku jirta,xili Max'ed Dheere uu Itoobiya joogo,waxaana sidoo kale Ciidamada Itoobiya aysan ku qanacsaneyn hanaanka shaqo ee booliska Somaliyeed.
Khilaaf xoogan oo soo kala dhexgalay C/Qeybdiid iyo Max'e Dh
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 994 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 475 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 560 Views
-
Last post by Lester_Girl
-
- 4 Replies
- 9171 Views
-
Last post by Lionheart10
-
- 0 Replies
- 646 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 784 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 17 Replies
- 1280 Views
-
Last post by SummerRain
-
- 61 Replies
- 3165 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 1 Replies
- 657 Views
-
Last post by Madmadoobe