BREAKING NEWS MMar qur ah oo isqabsatay rasaas jidka Hoteel

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS MMar qur ah oo isqabsatay rasaas jidka Hoteel

Post by Hiiraan boy »

War deg deg ah Mar qur ah oo isqabsatay rasaas jidka Hoteel Istaadiyom Muqdisho
Muqdisho
Mar qur ah ayaa waxaa is qabsaday rasaas markii hore ku bilaabatay si teel teel ayaa mar qur ah xoogeysatay iyadoona dagaalku noqday mid laba saf ah.

Iska hor imaadka oo bilaawday maqribka kadib ayaan la ogeyn kooxaha sida rasmiga ee u dirirayo waloow dagaalku uu ahaa laba saf oo iska soo horjeeda

Qoraxda markey dhacdo ayaa waxaa bilaawdo rasaas aan loo meel dayeynin, dagaalka oo u soo fiday dhinca Ciisa Cabdi ee xaafada Gubta

Durbaba waxa ka bilaawday xaafada Boocley ee xaafada Gubta Qax xoogan iyadoona aad arkeysid dumar isku wado alaabo iyo Ilom yar yar oo qaxaayo ,,xafadaas oo ku taalo ka soo horjeedka hoteel Istaadiyom Muqdisho

Ilaa iyo hada maheyn qasaaraha dhabta ah xabada oo wali socota aawgeed


La soco waxii kala ee soo kordha dagaalkaani

News Update in English www.dayniileone.com
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”