Beeshu inay Udub codka siiso ma cawil ayay dantiisa tahay mise beesha ayay danteeda tahay?
Su,aashan qof kasta way u furantahay, qaladna hayga fahmina aniga lafteydu
waxaan ka soo jeedaa
beeshan cawil leeyahay udub codka ha siiso, gaar, ahaan galbeedka Burco.
Waxaan marar badan arkay waraysiyo Cawil la waraystay oo markasta uu
leeyahay BEESHAYDU WAXAY CODKA SIINAYSAA!!!!!!
Markaas su,aashan ayaa madaxayga ku soo dhacday, muxuu cawil u qabtay
beeshan uu mar walba leeyahay Udub ayay codka siinaysaa?
Dhowr jeer oo beesha galbeedka burco baaqyo soo saareen baaqyadaas oo beeshu
ku muujinayaan
dareenkooda ah inaanay cidina wax u qaban xukuumada iminka jirtaana ay ka
baxday balamihii ay qaaday ayaa waxgaradka degaankaasi inay halkii dani ugu
jirto ay raacayaan, hadii ay tahay xisbiyada mucaaradka ee iminka jira iyo
hadii xisbiyo cusub ay taageeraynba.
Waana mid sax oo qaynuuni ah.
Mar walba oo beeshu danaheeda ka shirto soona saarto baaqyo wax ku ool ah
cawil ama ina sulub ama ina bulaale ayaa ka daba hadla iyagoo yidhaahda
beeshu waa udub arinta waxaan anigu u arkaa dib u dhac iyo in magaca dadka
masaakiinta wasiiro lagu ahaado iyadoo aan cidina wax u qabanayn.
Dhowaan mar aan tegay burco waxaan baadhay waxa cawil iyo udubtiisu u
qabteen beesha uu
leeyahay udub ayay codka siinaysaa waxaan ogaaday in galbeedka burco yahay
meesha ugu horumarka yar somaliland oo dhan dhinac kasta ood eegto waxaa
taala dhibaato wax laga qabtay habayaraatee ma jirto school udub ka samaysay
ma jiro, rug caafimaad oo udub ka samaysay ma jiro,dhaqtarka weyn ee
magaalada way u dhamaatay wax adeega oo k socdaa ma jiro, ganacsi la dareemi
karo oo ka jiraa ma jiro dadku way iska noolyihiin, lacagta la qaataa waatii
xiligii faqashta oo xashiish noqotay, xataa meelo badan waxaad ku arkaysaa
haarihii dagaaldii badnaa ee gobolka ka dhacay. Natiijadii waxaan ku soo
ururiyay Zero (0)
Hadaba mid waxaan odhan lahaa cawil, ina sulub iyo ina bulaale, midna waxaan
odhan lahaa waxgradka gobolka togdheer gaar ahaan beeshan galbeedka.
1- Cawil iyo udubtiisa waxaan odhan lahaa itaanay beeshu udub codka siin
waxaad dib u eegtaa wixii aad u qabatay markaas beesha soo hordhig
2- Beeshana waxaan odhan lahaa mar ayaad udub codka siiseen markiina waad ku
qasaarteen degaankiinuna aad ayuu u liitaa ee cidii wax idiin qaban lahayd
codkiina siiya
Intaas ayaan maanta ku soo koobayaa.
Farhan
Norway
farhandalmar@hotmail.com
galbeedka burco
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: galbeedka burco

I was reading this article yesterday, great and true article....
Udub lies to some certain clans to get their votes, they have been promising Beesha Galbeedka burco they were gonna build a road from Burco-Odweyne - to Hargeisa, for the last 5 years.... now when the election is due, they just do the same trick, but this Time no one will fall for their propaganda bullshid...
Re: galbeedka burco
They had dispatched more than 20 NGOs to HY stronghold Odweine and Southern Sheekh districts.
The UDUB party knows they are walking on quick sand now.
The UDUB party knows they are walking on quick sand now.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 844 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 266 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 427 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 52 Replies
- 2301 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 2 Replies
- 442 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 4 Replies
- 1013 Views
-
Last post by Ceelafweyn
-
- 0 Replies
- 490 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 7 Replies
- 1084 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 3 Replies
- 825 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 10 Replies
- 1595 Views
-
Last post by hargaysaay