http://www.somaliweyn.com/pages/news/Ju ... uly17.html
( akhri warkan waxaan la yaableh qaldaanlanders inay ku been abuurtaan odayaashaas hawiye xamar shirka uga socda ay yiraahdaan hargeysa ay joogaan.
qaldaanlanders beentiinii waa qaraxdey.. waxaa laga yaabaa tafatiraha waagacusub mooryaan daahir cabdulle calasoow inaad ku qaladeen oday dhaqameed , dad xamar jooga ayaad ku sheegeysaan inay tageen caasimada qaldaanland hargeysa. akhri warkaan
(((
Guddiga Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Hawiye, ayaa waxa uu maanta Shirweyne Wada-tashi ah uga furmay Hoolka shirarka ee Hotelka Laf-weyn ee magaalladda Muqdishu, xilli aysan 0dayaal-dhaqameedyo caan ka ah Beelahaasi soo xaadirin kulankaasi oo ah kii labaad isku-day lagu doonayo in la isku soo dhaweeyo Garabyadda 0dayaasha Dhaqanka ee Hawiye.
Guddoomiyaha Guddigaasi, Xaaji Cabdi Iimaam Cumar, oo kulaankaasi guddoominayey, ayaa sheegay in kulankaasi looga xaajoonayo sidii loo mideyn lahaa Aragtiyaha taagan, isla markaana loogu diyaar-garoobayo Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Beelaha Somalia ee isbuuca soo socda ka furmi doona Xarunta Gaadiidka Boliska ee magaalladda Muqdishu.
Mar wax laga weydiiyey inaan shirka Laf-weyn u dhamaynin Beelaha Hawiyaha, waxa uu gaashaanka ku dhuftay arrintaasi, isagoo xusay inay Odayaasha Beelaha Hawiye u dhan yihiin kulankaasi, waa sida uu hadalka uu u yiri, wuxuuna intaasi ku daray inaan loo xayirnaan doonin Shaqsiyaadka qaadacay Shirweynahaasi.
Dhinaca kale, Kulanka Wada-tashiga Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Hawiye uga furmay Hotelka Laf-weyn, ayaa waxaan ka muuqanin xubno jaal dhow la ahaa Guddoomiyaha Guddiga Dhaqanka ee Beelaha Hawiye, Xaaji Cabdi Iimaam Cumar, oo ay ka mid yihiin Afhayeenka Guddigaasi, Axmed Diiriye Cali iyo G/xigeenka Guddigaasi, Ugaas Cabdi-daahir iyo xubno kale.
Kulan-dhaqameedka ka furmay Hotelka Laf-weyn, oo socon doona muddo 3-maalmood ah, ayaa waxa uu u muuqdaa mid lagu afgembiyey Shirkii Wada-tashiga Dhaqanka ee laagu waday inuu Khamiistii hore ka furmo Hotelka Shaamo ee magaalladda Muqdishu, kaasi oo Turtunrrooyin Siyaasadeed darteed u dhicisoobay.
Xeeldheerayaasha, ayaa rumaysan inaan si fudud lagu xalin karin khilaafaadka soo kala dhex galay Garabyo-dhaqameedyadda Beelaha Hawiye ee haatan ku kala irdhoobay.
Odayaasha dhaqanka hawiye shir uga furmey hotel lafaweyn xam
Moderator: Moderators
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
- Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)
Re: Odayaasha dhaqanka hawiye shir uga furmey hotel lafaweyn xam
[quote="DR-YALAXOOW"]
( akhri warkan waxaan la yaableh qaldaanlanders inay ku been abuurtaan odayaashaas hawiye xamar shirka uga socda ay yiraahdaan hargeysa ay joogaan.
qaldaanlanders beentiinii waa qaraxdey.. waxaa laga yaabaa tafatiraha waagacusub mooryaan daahir cabdulle calasoow inaad ku qaladeen oday dhaqameed , dad xamar jooga ayaad ku sheegeysaan inay tageen caasimada qaldaanland hargeysa. akhri warkaan
[/quote]
Don't Tell me you read Qaldan Media? Wa Been been lagu daraay
I made a mistake by readinf their media. 
( akhri warkan waxaan la yaableh qaldaanlanders inay ku been abuurtaan odayaashaas hawiye xamar shirka uga socda ay yiraahdaan hargeysa ay joogaan.
qaldaanlanders beentiinii waa qaraxdey.. waxaa laga yaabaa tafatiraha waagacusub mooryaan daahir cabdulle calasoow inaad ku qaladeen oday dhaqameed , dad xamar jooga ayaad ku sheegeysaan inay tageen caasimada qaldaanland hargeysa. akhri warkaan
[/quote]








Don't Tell me you read Qaldan Media? Wa Been been lagu daraay


- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Odayaasha dhaqanka hawiye shir uga furmey hotel lafaweyn xam









mrs musika are you COSTA?


QALDAANlanders websides wax aan been aheeyn ma qoraaan bunaanilanders xitaa waa ka been baddan yihiin
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
- Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)
Re: Odayaasha dhaqanka hawiye shir uga furmey hotel lafaweyn xam
^ det e Jag, Men nu måste jag gå, Har litte brotom En Habashi tjej ska suga min KuK 

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Odayaasha dhaqanka hawiye shir uga furmey hotel lafaweyn xam





Re: Odayaasha dhaqanka hawiye shir uga furmey hotel lafaweyn xam
Odayaasha golaha dhaqanka ee beelaha Hawiye oo khilaafkii ugu xooganaa lugaha la galay
(Xaaji Cabdi Iimaan iyo C/llaahi Sheekh Xasan oo heshiis Muduloodnimo ah la galay Maxamed Dheere dayniile.com
dr yalaxow do you support them? mudulood leaders
(Xaaji Cabdi Iimaan iyo C/llaahi Sheekh Xasan oo heshiis Muduloodnimo ah la galay Maxamed Dheere dayniile.com
dr yalaxow do you support them? mudulood leaders
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 2150 Views
-
Last post by Addoow
-
- 16 Replies
- 72 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 12 Replies
- 890 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 9 Replies
- 1125 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 0 Replies
- 395 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 363 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 1 Replies
- 525 Views
-
Last post by Kramer
-
- 1 Replies
- 708 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 0 Replies
- 614 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 360 Views
-
Last post by Babygirl-