Two US intellectuals discussing the new Somali Gov't

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Two US intellectuals discussing the new Somali Gov't

Post by Sadaam_Mariixmaan »

May 17, 2007, Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Dr. Gondaleze Rice ayaa bishii May 17keedii Ambassador John M. Yates waxay u dooratay in uu noqdo Ergeyga Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya. Magacaabistaas ayaa dad badani u arkeen in dowladda Mareykanka ay xiiso gaar u hayso arrimaha Soomaaliya.

Qaybta afka Soomaaliga ee VOA ayaa Siyaasadan Cusub ee Markeykanka waxay ka wareysatay laba Professor oo kala ah Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo hurmoodka ka ah macadka xiriirka caalimiga ee jaamacadda Macalester ee Gobolka Minnesota iyo Prof. Said Sheikh Samatar oo culuumta taariikha Afrika ka dhiga Jaamacadda Rutgers ee magaalada Newark ee Gobolka New Jersey.

Doodaan oo laga sii daayey Idaacadda VOA bishii aan soo dhaafnay ee may 27keedii ayaa codsi nooga yimid dadweynaha Soomaaliyeed ee ku xiran shabakaddan Hiiraan Online awgeed ayaan waxaan fursad u siineynaa in ay mar kale halkaan ka dhageystaan.

http://www.hiiraanaudio.com/dood/Dood-S ... ta1aad.ram
http://www.hiiraanaudio.com/dood/Dood-S ... ta2aad.ram
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”