Xaaji Cabdi Iimaan Iyo C/llaahi Sheekh Xasan oo markii ugu horeysay ilaalo gaar ah loo sameeyey
Guddoomiyaha golaha dhaqanka beelaha Hawiye garabkii dhowaan lagu asaasay Hotelka Lafweyn ee magaalada Muqdisho Xaaji Cabdi Iimaan Cumar iyo afhayeenki golahaasi C/llaahi Sheekh Xasan ayaa markii ugu horeysay loo sameyey cidamo boolis ah oo ilaalo ka haya, si amaankooda loo sugo.
Ilaalada loo sameeyey Xaaji Cabdi Iimaan Cumar iyo C/llaahi Sheekh Xasan ayaa la sheegay iney ka dambeysay ka dib markii ay dhowaan ka jabeen garabkii beelaha Hawiye ee la dagaalamay ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda federaalka oo labadaasi xubnood ay ka tirsanaan jireen, si aad ahna ugu soo shaacbaxeen, iyagoo ku biiray garab ka tirsan beelaha Hawiye oo taageersan dowladda federaalka Soomaaliya markii uu isbedel deg deg ah ku yimid mowqifkiii ay markii hore ka taagnaayen arrimaha ka taagan magaalada Muqdisho.
Lama oga sababaha keenay in ilaalo gaar ah loo sameeyo Xaaji Cabdi Iimaan iyo C/llaahi Sheeh Xasan, hase ahaatee xubno iyaga ku dhow dhow ayaa sheegaya in arintaasi ay la xiriirto ka dib markii laga baqay iney soo weeraraan kooxaha iyagu iyo had jeer dilalka iyo qaraxyada la beegsada mas’uuliyiintta iyo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya iyo weliba dadka taageersan ee u sugan magaaladan Muqdisho, waxaana labadan xubnood ay horey u ahaayeen kuwo iska dhex mushaaxa magaalada, iyagoo aysan cidina ilaalo ka heynin.
Dead Men Walking
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 711 Views
-
Last post by Gifted
-
- 28 Replies
- 2181 Views
-
Last post by Beans
-
- 1 Replies
- 570 Views
-
Last post by AgentOfChaos
-
- 5 Replies
- 1172 Views
-
Last post by Tuushi
-
- 26 Replies
- 2273 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 390 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 1 Replies
- 540 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 82 Replies
- 6783 Views
-
Last post by Johnnie1
-
- 20 Replies
- 1816 Views
-
Last post by Alphanumeric
-
- 5 Replies
- 716 Views
-
Last post by Rabshoole