Tension Between Fanax and Afbiijo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Tension Between Fanax and Afbiijo

Post by AbdiWahab252 »

Afbiijo signs a deal with Chinese Oil firm to explore for oil in Majeertenia.

Ali Gheedi denies such a deal exists contradicting his boss.

Like I said, Xamar ain't big enough for the two of them.

Khilaaf xoogan oo u dhaxeeya M/weynaha iyo ra'isal wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, ayaa soo shaac baxay kadib markii Cali Max'ed Geedi uu sheegay in uusan waxba kala socon heshiis ay shirkad Shiineys ah shidaal kaga baareyso Soomaaliya.

Hobyonet. Muqdisho Talaado, July, 17, 2007

Wargeys ka soo baxa dalka Ingiriiska, ayaa shaaciyey in ra'isal wasaaraha Soomaaliya uu sheegay in uusan ka warqabin heshiiska la sheegay in ay wada saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo shirkadda wadanka Shiinaha laga leeyahay.

Wargeyska Financial Times, waxa uu sheegay in wareysi uu la yeeshay Cali Max'ed Geedi uu ku nuuxnuuxsaday in uusan caddeyn karin jiritaanka heshiiskaas iyo cidda wada saxiixatay.

Shirkadda weyn oo dalka Shiine laga leeyahay, ayaa waxa ay shaacisay in heshiis ay la saxiixatay dowladda KMG ah ee Soomaaliya, oo aydhawaan baaritaan shidaal ka billaabi doonto ciidda Soomaaliya.

Wargeyska, ayaa waxaa lagu xusay in heshiiska lagu saxiixay amar M/weyne, waxayna taasi caddeyneysaa in M/weyne C/laahi Yuusuf iyo qaar ka tirsan wasiiradda dowladda KMG ah ee Soomaaliya ay iyagoo aan ku wargalin ra'isal wasaaraha heshiis la gaareen shirkad Shiineys ah.

Dhullka haatan la sheegayo inbaaritaan shidaal lagu sameyn doono oo ah inta badan ah dhulka maamul goboleedka Punt-land, ayaa waxaa la oran karaa waxa uu qayb ka yahay dadaalka ay Punt=land ku dooneyso in ay si degdeg baaritaano shidaal looga billaabo.

Ra'isal wasaare Cali Max'ed Geedi, ayaa waxa uu kal hore sheegay in aysan ciddina heshiis la saxiixan karin shirkada caalamka, iyadoo aysan dowladda waxba kala socon, wuxuuna dhowr goor oo hore diiday in loo oggolaado Punt-land in ay heshiisyo la gaarto shirkado shisheeye.

Ahmad Dahir

Hobyonet. Muqdisho Soo
kadarre
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3085
Joined: Sun Jul 23, 2006 12:50 pm
Location: Groningen

Re: Tension Between Fanax and Afbiijo

Post by kadarre »

Biijo should have known Fanaxley is oppurtunistic.

I hope him and M dheere give the old man a heart attack. Laughing
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Tension Between Fanax and Afbiijo

Post by Hiiraan boy »

fanax's angry. he came to muqdisho and went straight to madaxtooyada

Madaxweynaha iyo Ra’isul-wasaaraha DFKMGS, oo Kulan gaar ah yeeshay, xilli la shaaciyey inuu khilaaf xooggan ka dhex aloosan yahay

Mugadisho, Talaado, Julaay 17, 2007 SMC

Ra’isul-wasaaraha DFKMGS, Prof. Cali Maxamed Geeddi iyo Wafdi uu hoggaaminayey ayaa dib ugu soo laabtay Magaalladda Muqdishu, kadib, markii ay soo dhamaysteen Socdaal hawleed oo ay ku soo kala bixiyeen Dalalka Maraykanka, Ghana, Imaaraadka, Sacuudiga iyo dalka Kenya.

Ra’isul-wasaare Geeddi, oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garoonka Caalamiga Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalladda Muqdishu, ayaa waxa uu si toos ah ugu soo gudbay Xarunta Qasriga Madaxtooyadda ee Villa Somalia ee magaalladda Muqdishu, isagoo kulan albaabadda loo xirtay la yeeshay Madaxweynaha DFKMGS, Md. C/llaahi Yuusuf Axmed.

Lama garanayo arrimaha hoose ay ka wada xaajoodeen, wuxuuna Kulankooda ku soo beegmay xilli ay soo baxayaan warar sheegayo inuu Labadaa Hoggaamiye humaag-siyaasadeed soo kala dhex galay.

Wargeyska The Financial Times ee ka soo baxa magaalladda London, caddakiisa maanta, ayaa waxaa uu qoray inay Labadaa Hoggaamiye isku maan-dhaafsan yihiin Heshiis ay DFKMGS la gashay Labo Shirkadood oo shidaalka baara oo ay Dowladda Shiinaha leedahay, kuwaasi oo loo oggolaaday inay Shidaal ka baaraan Gobalka Mudug ee bartamaha dalka Somalia.

Ra’isul-wasaare Geeddi, waxa uu sheegay inuusan waxba kala soconin Heshiiskaasi, oo uu Wargeyska The Financial Times qoray inuu Madaxweyne Yuusuf u wakiishay labo Sarkaal inay Madaxda Shirkadahaasi la soo saxiixdaan Heshiiska Shidaal-baarista iyo saami-qeybsiga dakhliga ka soo xeroon doona Shidaalkaasi.oo lagu kala magacaabo CNOOC iyo CIOG, ee laga leeyahay dalka Shiinaha.

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
muslima
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: Tension Between Fanax and Afbiijo

Post by Sir-Luggoyo »

A/Wahab,

They are both the prostitutes of the same man, they may b!tch a little, catfight occassionally but at the end of the day, they are both loyal to the same hubby, and that is what matters most. They don't have the balls to disagree like independent men
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Tension Between Fanax and Afbiijo

Post by AbdiWahab252 »

SirLuugoyo:

Still Afbiijo is in Fanax's playground.

All in all, one will have to eliminate the other.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”