BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Post by Lacageylacag »

Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamad Maxamuud guuleed Gacma dheere iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi xasan Cawaale qayb diid ayaa la sheegay in ay ku sii jeedaan magaalada Asmara ee Wadanka Ereteriya ,Masuuliyiintan oo hada kusugan magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ayaa isku diyaarianyo in ay ukici timaan Asmara si ay ugu biiraan Mucaaradaka dowlada Federaalka ee kusugan halkaasi.




Warar laysla la dhax marayo oo ay qoreen Wakaaladaha Wararka ayaa xaqiijiyay jirintaanka arrinkan Gacma dheere ayaa la sheegay in uu Laba Maalin ka hor gaaray Kenya isa goona Xariir dhinaca Telphone-ka ah la sameeyay xubno katirsan Baarlamaanka xurta ah iyo Maxkamadihii Islaamka una shheegay in uu soo wajahanayahay Asmar ,siwayna hada loo gu diyaar garoobayo soo dhawayn tooda sida uu Saxaafadda uxaqiijiyay Xildhbaan Cumar Xaashi Aadan.




Masuuliyiintan katirsanaa dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in y ka caroodeen Baaritaanada ay Ciidamada dowlada Federaalka Itoobiya iyo kuwa Soomaaliya ka wadaan Suuqa Wayn ee Bakaaraha oo lagu dhacayo Hantida Shacabka Soomaaliyeed ee Muwaadiniita ah Cabdi qayb diid oo ku magacawnaa jagada Taliayha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa isna goostay in uu isaga tago Shaqadiisa kadib markii laga hor yimid Awaamir uu bixiyay , taa soo fuli waysay waxaana howshii uu lahaa la wareegay Maxamed dheere iyo Taliayaha Nabda suqigda Ge. Maxamad Warsame Darwiish oo bixiya awaamirta lagu howl gelayo.




Cabdi Qaybdiid ayaa gaaray Magaalada Dubai kadibna u sii gudbaya Wadanka Kenya oo uu kulamo kula qaatay ganacasato iyo wax garad ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya waxayna ka wada hadleen sidii looga arin salahaa dhibaatada lagu hayo Shacabka Muqdisho.




goo sa shadan ay sameeyeen Siyaasiintan Caanka ka ah Soomaaliya ayaa dhbar jab ku naqan doonta sii jiritaanka dowlada Federaalka Soomaaliya oo aan taageero ka haysan Shacbiga Soomaaliyeed oo ay dowladu ku keentay Ciidamada Xabashida gu maysiga kawada Muqdisho iyo Sicir barar kuyimid Raashinka iyo Nolosha Warar hoose oo ay heshay Cadaado.com ayaa intaa ku darayo in ay Xildhibaano kale oo ku sii jeeda Asmara waxaana kamida Maxamed Jaamac Furux Cismaan Caato iyo Barre Hiiraale.


http://www.soomaalinews.com/view_page.p ... cleid=5827
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Post by Hyperactive »

lol finally they knew Ina Allah ha7.lol
User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Re: BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Post by adanboy »

this is great news indeed up
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Post by Hiiraan boy »

more join muqaawima up
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Post by galia »

This is very good news, for the freedom of somalia, the TFG is defeinetly dead now.

Qabtiid still has a lot of explaining to do to us somalis.
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Post by galia »

This very good news for the freedom of somalia.

The ethiopians will leave in disgrace.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Post by eyes-only »

I wouldn't trust them as far as I could throw them. But the leaders in Asmara are planning a big conference this August and I suppose having those warlords there could be seen as reaching out to the opposition. They want to create a party/government which includes all the different elements, which is hoped will be working for the interest of Somalia and Somalis.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Post by AbdiWahab252 »

Other websites are not reporting it.

If it ain't on Waagacusub, then it ain't real.
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Post by galia »

Atleast the new goverment that is created in eritrea would acatually represent the interest of the somali people rather than the interest of ethiopia.

The TFG has completly failed, it has no support what so ever from the somali people and only stays in somalia under the gun of ethiopia.

These warlords have realized what sort of situation they have put somali at, thanks to them dividing us, ethiopia has had the dream of invading us, these warlords were the same guys that elected that disgusting AY who then elcted that tramp Gheedi.

I say shiekh sharif for president

Hawiya and darood brothers are united for the liberation of somalia.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Post by Hiiraan boy »

GALIA

KHAMRIGA ISKA YARE

EASY ON ALCOHOL U CRAZY MUTHERFUKER
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Post by galia »

Hiraan boy, the things i say, i say out of the love of somalia.

Somali people must be one and united, qabil division must stop and we should realise our commom interest and save ourselfs from ethiopian rule.

Freedom for somalia.

Sheikh shariff for president.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Post by DawladSade »

Been down
User avatar
Brav3Heart
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 668
Joined: Sat Jul 14, 2007 10:30 pm

Re: BREAKING NEWS: HIIRAALE, Qaybtiid,Gacmadheere to ASMARA

Post by Brav3Heart »

I'll wait till Somaliweyn reports this, then I'll come back once more and post allahu akbar
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”