Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
Hargeysa (Somaliland.org) – Ciidamada Booliska ayaa saaka subaxnimadii hore qabqabtay siyaasiyiinta ugu sarraysa hoggaanka ururka QARAN, isla markaana u taxaabay xabsiga.
Ciidamada Boolisku waxay guryahooda oo ku yaalla meelo kala duwan oo magaalada Hargeysa ah ka soo qabqabteen, Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo ah Guddoomiyaha ururka Qaran, Inj. Maxamed Xaashi Cilmi oo ah Guddoomiyekuxigeenka ururkaas iyo Jamaal Caydiid, waxaana isla saaka loo qaaday Xabsiga Mandheera.
Xadhiga siyaasiyiintaas oo la filayey ilaa Khamiistii Dorraad, waxa la fuliyey saaka subaxnimadii hore, abbaaro 6:00 aroornimo.
Laba ka mid ah, siyaasiyiintaas, Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Inj. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa iyaga waaranka ama amarka qabashadooda ay xukuumaddu gacanta ku haysey ilaa Khamiistii, halka Jamaal Caydiid isla saaka Maxkamadda la geeyey, si looga xalaaleeyo xadhigiisa.
Wax dhibaato ahi kama dhicin qabashada siyaasiyiintaas oo lama filaan ku noqotay dadweynaha Hargeysa, laguna baraarugey barqadii saaka markii loo dhaadhiciyey xabsiga Mandheera.
Ururka Qareennada Somaliland, Xisbiga ugu weyn mucaaridka ee KULMIYE iyo dad kale oo badan ayaa hadda abaabulaya shirar jaraa'id oo ay kaga hadlayaan xadhiga siyaasiyiintaas.
Wixii ka soo kordha kala soco halkan.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
Holy shit! What did he do? Wasn't he just making YouTube videos last week! 

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
This Udub thiefs needs to get stopped before a war breaks out, in somaliland.....wallahi so far the Only guy who dares to talk about this is MUjaahid Silaanyo, silaanyo told the Goverment to release Dr Gaboose ASAP, otherwise serious stuff will be happening 

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
s11l aayo waa warlord and this new dude gaboose waa another warlord.
meel nabad ah so called somaliland meel nabad buuxdo ka jirto ayey rabaan inay ka bilaabaan sheekadii reer koonfureedka ee aheyd xukun doon.
xukun doonimadooda waxay rabaan inay adeegsadaan qabiilkooda ka dibna dagaal qarxo.
s111laanyo and gaboose should be excuted si dhaqso leh haddii kale waxay noqon QANYARE CAATO ina ceydiid sida mogadishu warlordsyadii isbaarooyina waa dhiganaayaan.

- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2325
- Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
abgaalo boy ,, don't worry about issaq ee you should consentrate on how u gonna stop ur mj n xabashi masters from raping u and ur moma n sisters
let them lock dem up ilan wuxuu waa only hy n ha ee

let them lock dem up ilan wuxuu waa only hy n ha ee

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
Wadani Im surprised you talk to this Monkey Abgaal 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
I thought Wadani was labeled a sheegato last week, where's Mujahid EOMM! 

- Brav3Heart
- SomaliNetizen
- Posts: 668
- Joined: Sat Jul 14, 2007 10:30 pm
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
Dr. Gaboose waa tuug tuug dhalay
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
[quote="paidmonk"]I thought Wadani was labeled a sheegato last week, where's Mujahid EOMM!
[/quote]
me too

me too

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
[quote="paidmonk"]I thought Wadani was labeled a sheegato last week, where's Mujahid EOMM!
[/quote]
Wadani Is a Black Adam Soljar
BA 4life

Wadani Is a Black Adam Soljar

BA 4life

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
qaldaamiins waa ciyaaal. awalba GADABUURSI ayaa u keenay nabada ka jirta isaaaqland.
whit out gadabuursis.. isaaq qaldaamiins mar hore ayey isku cuni lahaayeen haargeyso.
s111l aanyo wuxu magac xumaa
waa laangaab isaaqa kale waa yasaan habarta uu ka soo jeedo. haddii madaxweynimo loo diidana dagaal inuu qarxiyo uu iska dayaa laakiin sidiii
cabdiraxmaan tuuur xamar magangelyo aan ku siiney isagana waa soo ordaa kaaraan aan dajineynaa mr SABIIIL AANYO
whit out gadabuursis.. isaaq qaldaamiins mar hore ayey isku cuni lahaayeen haargeyso.
s111l aanyo wuxu magac xumaa

cabdiraxmaan tuuur xamar magangelyo aan ku siiney isagana waa soo ordaa kaaraan aan dajineynaa mr SABIIIL AANYO
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
Carr Mr Silaanyo Xabsi ha la dhigo ama Xamar futo Xun aa Yimaado, war ninyow your the dummest somalinet forumer i have ever seen on this place, so i wont spend 2 more letters on you...
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2325
- Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
[quote="LiQaaye_TDH"][quote="paidmonk"]I thought Wadani was labeled a sheegato last week, where's Mujahid EOMM!
[/quote]
Wadani Is a Black Adam Soljar
BA 4life
[/quote]
saddam n paidmonk
liqaaye,,,, thxxx inaader
abgaaloboy...

Wadani Is a Black Adam Soljar

BA 4life

saddam n paidmonk

liqaaye,,,, thxxx inaader

abgaaloboy...

-
- SomaliNetizen
- Posts: 386
- Joined: Thu May 10, 2007 2:22 pm
- Location: My money - young money
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
If Gaboose want to be a politician he should join one of the 3 parties in Somaliland. Everyone cant just start their own party. I think the somaliland government should have put Gaboose in jail much earlier.
Ina Xaashi is always complainting and nagging. I am sure he will complaint on the next president as well if rayaale loose. The man is useless.
And I think Kulmiye and Siilaanyo are not doing good these days. All they do is complaint and support everyone that are against UDUB. Giving support to Gaboose is a big mistake, even though they have interestts in this problem. I know UDUB is Kulmiyes biggest competitor, but still when your competitor is doing something good, you should be man enough to say; well done!!.
I support Kulmiye, but these days they look too desperate wallahi.
Ina Xaashi is always complainting and nagging. I am sure he will complaint on the next president as well if rayaale loose. The man is useless.
And I think Kulmiye and Siilaanyo are not doing good these days. All they do is complaint and support everyone that are against UDUB. Giving support to Gaboose is a big mistake, even though they have interestts in this problem. I know UDUB is Kulmiyes biggest competitor, but still when your competitor is doing something good, you should be man enough to say; well done!!.
I support Kulmiye, but these days they look too desperate wallahi.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2325
- Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm
Re: Breaking News Dr Gaboose In Mandeera Prison!!!!!!!!!!!!!!!!!
liqaaye tdh,,,,, can u hear "radio horyaal" in all somaliland ama somalia odhaan ?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 706 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 815 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 69 Replies
- 4765 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 42 Replies
- 3037 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 136 Replies
- 40138 Views
-
Last post by Oxidant
-
- 4 Replies
- 3592 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 0 Replies
- 2995 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 7 Replies
- 35 Views
-
Last post by Advo