Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Wafti Baaladhan Oo Ka Socda Maamulka Isaaqiya Oo Xalay Laascaanood , Soo Galay, Guriga Axmed Cabdi Xaabsade Oo Ay Shir Kula Qaateen Xaabsade.
Jul 28, 2007 By:jidbaale.com
Laascaanood(jidbaale.com):-Wafti ka socda Maamulka la baxay Soomaaliland ayaa xalay soo gaadhay magaalada Laascaanood , waftigaas oo uu hoggaaminayye Baashe Maxamed cadde iyo Casoowe Xasan Bisaas ayaa waxa ay shir kula yeesheen guriga Xaabsade, wasiirka arrimaha gudaha ee dhawaan la casilay Axmed Cabdi Xaabsade.
Kulankan ay la qaateen xubnahan ka soo kicitimay Hargeysa Xaabsade ayaa lagu sheegay mid la doonayo in xaabsade loogu ka xeeynayo dhinaca Hargeysa, haddii laysku afgarto.
Xaabsade ayaa ka cadhooday casilaadda la casilay, waxaana wararka qaar sheegayaan in xaabsade uu haatan diyaar u yahay isaga oo ku xumaynaya cadde iyo maamulka Puntland in uu u fakado dhinaca Hargeysa.
Dhinaca kale magaalada Garoowe shirar ka dhacay ayaa issimada Puntland waxa ay u sheegeen issimada Dhulbahanate in ay wiilashooda ka soo kicitimaya dhinaca Hargeysa wax ka qabtaan.
Maamulka Puntland ayaa ilaa iyo hadda ka hadlin imaatinka waftigan ka yimi dhinaca Hargeysa,magaalada Laascaanood ayaa ku waa bariisatay xubno ka yimi dhinaca Hargeysa oo Laascaanood jooga muddo shan sannadood ah, tan iyo markii Riyaale laga caydhsaday laascaanood.
Laascaanood

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Horta, I don't give a shid about Northern politics but someone tell me who the hell has Sool and Sanaag. Puntland or Somaliland?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Sool and Sanaag, and Eastern Togdheer are part of Puntland.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2325
- Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm
Re: Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
[quote="Luq_Ganane"]Horta, I don't give a shid about Northern politics but someone tell me who the hell has Sool and Sanaag. Puntland or Somaliland?[/quote]
waa northern sool n sanaag waa somaliland south of dem naa waa no mans land .
waa northern sool n sanaag waa somaliland south of dem naa waa no mans land .
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Sool
50% somaliland
50% Puntland
Sanaag= Somaliland
50% somaliland
50% Puntland
Sanaag= Somaliland
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
The Somalilanders become boastful when the Dhullos are sleeping. 

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
[quote="LiQaaye_TDH"]Sool
50% somaliland
50% Puntland
Sanaag= Somaliland[/quote]
WTF! Isn't Sool exclusively Dhulbahante and Sanag exclusively Warsengeli? Tuug!
50% somaliland
50% Puntland
Sanaag= Somaliland[/quote]
WTF! Isn't Sool exclusively Dhulbahante and Sanag exclusively Warsengeli? Tuug!
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
[quote="Luq_Ganane"][quote="LiQaaye_TDH"]Sool
50% somaliland
50% Puntland
Sanaag= Somaliland[/quote]
WTF! Isn't Sool exclusively Dhulbahante and Sanag exclusively Warsengeli? Tuug![/quote]
Whats the point of asking if you gonna argue

- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
- Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)
Re: Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
They went to begg Xaabsade, Puntland Minister of interior and Security who just got sacked by Cadde Muse
Luq_Ganane
This is Puntland http://www.puntlandgovt.com/images2/MAP_PUNTLAND.jpg

Luq_Ganane
This is Puntland http://www.puntlandgovt.com/images2/MAP_PUNTLAND.jpg
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Liqayye, horta I'm not even disputing you Wallahi. Infact, every Somaliland conference I go the place is teeming with Dhulbahante/Warsengeli
I think they're more loyal to Somaliland than Puntland. 

-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
- Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)
Re: Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
[quote="Luq_Ganane"]Liqayye, horta I'm not even disputing you Wallahi. Infact, every Somaliland conference I go the place is teeming with Dhulbahante/Warsengeli
I think they're more loyal to Somaliland than Puntland.
[/quote]

- neocon_2007
- SomaliNet Super
- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Bullsh.t liqaaye, the landscape of Sanaag is surronded by mountains and the region where Warsangeli inhabits is outside of SL hands. SL is powerless in Warsangeli territory, say what you say here even PL has some influence in our territories. There are no SL loyalist just as the minority "Wadaniweyns" exist among SL for somaliweyn. Warsangelis and Dhulos are not the same we rarely mingle with SL unless its a fight between militias, you'll never see SL MPS in Badhan or Dahir Riyal in Las Qoray, it aint safe.

- neocon_2007
- SomaliNet Super
- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: Somaliland Ministers and MP's in Lascanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
[quote="LiQaaye_TDH"]Sool
50% somaliland
50% Puntland
Sanaag= Somaliland[/quote]
SL has control of 3 of the 5 Warsangeli districts, Badhan, Beruun, LQ.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 342 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 676 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 227 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 3 Replies
- 484 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 16 Replies
- 1087 Views
-
Last post by Voltage
-
- 2 Replies
- 515 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 10 Replies
- 1177 Views
-
Last post by thelucky1