Wax garadka beesha Sade oo maanta kulan balaaran ku yeeshay Hotel Mariidiyaan oo ku yaala magaalada Kismaayo. (Kulankaasi maxuu ku saabsanaa maxaase kasoo baxay?)
Afahayeenka beesha sade Xasan Maxamed Cali (Xasan dheere) oo ay wareysanayaan qaar ka mid ah wariye-yaasha gudaha
Kismayo, Somalia - Kulan balaaran oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo gaar ahaan Hotel Mariidiyaan ayaa waxaa ka soo qayb galay odayaasha beesha Sade, siyaasiinta iyo culumau'diinka ayaa waxaa loogaga hadlay arimo badan oo u gaar ah beesha Sade.
Dhanaka kale, waxaa ay beesha Sade ugu baaqday beelaha dega gobolkani in la wada hadlo beesha Sadnea ay furayso gogasha wada xaajoodka si loogaga gudbo qilaafaadka ka taagan beelaha dega gobolka J/hoose dhexdooda.
Sidoo kale, kulankaan maanta ayaa waxaa lagu soo hadal qaaday dilalkii ka dhacay deegaanka Buurgaabo, waxayna beesha Gaaljecel ka codsadeen in gacan ku dhiiglihii la soo hor is taajiyo shereecada islaamka. Kulanka maanta oo soconayay mudo saacado ka badan ayaa waxaa saaxaafada la hadlay afahayeenka beesha Sade Xasan Max’ed Cali (Xasan dheere) oo sheegay in ay beesha Sade dhigayso gogol nabadeen ah oo ay ugu baaqday beelaha dega Gobolka J/hoose.
Waxaa kaloo uu sheegay afahayeenka beesha Sade in ay ka codsanayaan beesha kale ee Gaaljecel in ay soo wareejiyaan gacan ku dhiiglihii gaystay dilkii ka dhcay deeganka Buurgaabo.
Laylo Sheekh Aadan - Kismay/Somalia.
Wax garadka beesha Sade oo maanta kulan balaaran ku yeeshay
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 497
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Carriga Ingiriisiga
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8904
- Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am
Re: Wax garadka beesha Sade oo maanta kulan balaaran ku yeeshay
i feel sorry for your topic.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 578 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 309 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 400 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 3 Replies
- 194 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 387 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 348 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 274 Views
-
Last post by FBISOMALIA