''GALBIS''.......DETICATED TO IFRAAX YAASIIN
Posted: Tue Jul 31, 2007 4:34 pm
http://www.sclub19.com/music/song.php?id=1067
aniguna kumaan gabin,
adna ima gooynine,
waayahaa ina gaabshaay,
hadii guri aad leedahay
oo lagula aqal galay
gogoliyo gamaan faras
ayaan kugu galbinayaa.
SAKHRAAN>SEEKER OF T & J.
aniguna kumaan gabin,
adna ima gooynine,
waayahaa ina gaabshaay,
hadii guri aad leedahay
oo lagula aqal galay
gogoliyo gamaan faras
ayaan kugu galbinayaa.
SAKHRAAN>SEEKER OF T & J.