Page 1 of 3

REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 8:42 am
by JeyR
Reer hagar ma waxay moodayaan dadkii ay buuhoodle ku laayeen inay ku nabad gelayaan. Ha ogaadeen in dhulbahante isugu tegayo hadii aany keenin nimankii dadka laayey

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 8:49 am
by kkk47
Nacas

R.Hagar iyo Hayaag waa walaalo,, dad walaalo ahna

dhib dhexxdooda wuu ka dhacaa,, la yaab maleh

insha-allah kheyr bayna ku dhamaan,, ee nacasnimada meesha kala tag

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 8:54 am
by JeyR
war ciyaar ciyaar dad laguma laayo, maxay u keeni waayeen kuwii dhibaatada gaystay? war hubka ay dadka ku guumaysanyaana waa in laga uruuriyaa, waayo hubka reer hagar hayaa waa hub nin waalani hayo oo wuxuu rabo ku samaynayo, bal eeg taariikhda reer hagar waa dil iyo dhac joogto ah, markaa waa in cashar la siiyo hada.

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 9:12 am
by kambuli
Jeyr,

Adigu maxaad ahayd? Shocked

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 9:17 am
by X.Playa
wuxu yahay maxaa kaa galay? wuxu sheegay ma qalad baa mise waa sax , taas ka hadal habaryay qabiilku googooyey

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 9:18 am
by COSTA
Reer Hayaag ma gacmahey baruur ku siteen sidee 20 looga laayey iyagana odey kaliya ay gaadmo ku dileen
'
war dagaalama Laughing

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 9:19 am
by LiQaaye_TDH
Kambuuli aka Ebola Virus Maxa kaa galay waxu yahay isago, addigo maad isa sheegtid marka hore.. waxu indha adaka dadkana waxay ku leedahay yaad ahayd adigo, iyaduna wey is qarisa Laughing fukin ebola virus

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 9:20 am
by LiQaaye_TDH
[quote="X.Playa"]wuxu yahay maxaa kaa galay? wuxu sheegay ma qalad baa mise waa sax , taas ka hadal habaryay qabiilku googooyey[/quote]
Wallahi isko sii iyan uu fekernay Laughing

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 9:21 am
by COSTA
Kambuli waa Isaaq soo idinki horey u qarxiyey war gabadha daaya

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 9:25 am
by enemy_o_m_m
costa just shut the fuk up

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 9:29 am
by COSTA
^^I will never unban you stay in the prison and eat QAMANDI Laughing

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 9:39 am
by Ina Baxar
Meeshaan nacnac loo ma bahna, qoraal baa nin waliba ka yaala , wuxu la yimid baa wejiga lagaga dhirbaxaya.
Wuxu yahay waxa loo weydinaya , halkanu maalin dhoweed ku yidhi anagu reer Hagar baan ahay.
Haddaba anagu nin ceebtiisa asturta ayaynu arki jirnee , kani xagguu ka yimid?

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 9:48 am
by kambuli
Ina Baxar,

Thanks Smile and btw nin qowl leh ayaad tahay... Confused

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 10:04 am
by JeyR
War anagu waxaanu nahay waxba kaama galine runtaanu sheegaynaa, Reer hagar ha keeneen nimankii dadka laayey, hadii kale caro dhulbahante waa laga rarayaa, awood baana lagaga rarayaa. Hubkana waa laga qaadayaa, ama ku farax ama ka nax.

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 10:11 am
by Ina Baxar
Tacbaan baad tahay saxib , igana raali ahow , qosol mooye wax kale ku ma haysid meesha .
PS: Waxooga inaad isku yara dirto dadka ayaad jeceshahay , laakiin calool adayg baanad lahaynoo , haddi lagu soo eego waad iska ordaysa Laughing