Horta berigaynu dee waddankii joognay , dee ninkii tuulo joog ah dushaasu ummadda ka wada yiqiin oo dee jarkana waa laga war hayay .
Hadde see waxaa malmalhan dhoweed inagu soo biiray ciidan yaroo oo iska abu -beed ah halkaa iyoo UK forum-ka ka soo qalinjabiyay, oo runti iska xarrago badan .
Ujeedadeydu , markaa walaalayaal haddaan hadalka idiin soo koobo , waxay tahay .....eenneeee... dee isasoo xaadiriya


) and I'd like to say, we're not all that bad.