Page 1 of 1

Breaking News!!SOS and Huriwaa area fell into Shabaab hands

Posted: Fri Aug 10, 2007 5:10 pm
by adanboy
Latest from Xamar around 1....The night raid attaks contuniues in the capital Cool the mujaahedeen sleep day time and battle in the nights to liberate the somali people masha allah up somalia

Dagaal caawa saqdii dhexe ka bilowday qeybo ka mid ah demada Heliwaa.

Click here to find shabelle news in English
Shabelle airs news in English
Mogadishu 11, August 07 ( Sh.M.Network) Dagaal ayaa caawa abaaro 11: 00 PM ee saqdii dhexe ka bilowday qeybo ka mid ah degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho, iyadoo la maqlayo qaraxyo iyo rasaas.

Iska horimaadkaan ayaa waxa uu u dhaxeeyaa ciidamada dowladda ee fariisinka ku leh agagaarka SOS iyo kooxo aan la garaneyn oo halkaasi ku soo qaaday weeraro.

Iska horimaadka ayaa inta uusan bilaaban ka hor waxaa la maqlay qaraxyo u muuqday in loo adeegsaday qoryaha baasuukayaasha iyo bambaanooyinka gacmaha laga tuuro.

" Waxaanu maqleynaa rasaas culus iyo qaraxyo" ayuu yiri Cabdi salaan oo ka mid ah dadka deegaanka Sos oo u waramay Shabelle caawa.

Wali lama oga qadaaraha ka dhashay iska horimaadkaan.

Habeen hore ayay aheyd markii halkaasi ay ka dhaceen dagaalo qaraar oo la isku adeegsaday madaafiic iyo hubka fudud nuucyadiisa kala duwan.

Re: Breaking News!!SOS and Huriwaa area fell into Shabaab hands

Posted: Fri Aug 10, 2007 5:15 pm
by adanboy
Muqdisho
Dagaal xoogan ayaa dib uga curtay inta u dhaxeysa Ibitaalka SOS ilaa iyo warshada Basaatada sida ay ku soo waramayaan dadka yar ee ka ag dhow goobaha ay dagaalada ka socdaan.

Iska horimaadka caawa oo daba socda dagaalo is xig xiga oo aagaasi ka dhacay habeendii u danbeeyey iyadoona sida muuqata habeenkii magaalada gacan ay ugu jirta kooxaha Xaq u dirirka Soomaaliyeed kuwaas oo dagaal kula jira kooxaha ku soo dulay dalka ee Itoobiya.

Waxaa xaqiiq ah in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac tira ah waloow aan la xaqiijin karin tirada dhabta ah gabalka oo ah mugdi walina cabsidiisa wataa.

Dagaalada oo u muuqda kuwaa sii xoogeysanaayo maalmahaan iyadoona sida ay ilwareeta lagu kal soonaan karo ay sheegayaan in kooxaha kacdoonka ay heleen hub cul cul oo ka soo gaaray dalal yurub ah iyo Carab oo taageersan fikirka kooxaha kacdoonka ka wada Muqdisho

Re: Breaking News!!SOS and Huriwaa area fell into Shabaab hands

Posted: Fri Aug 10, 2007 5:19 pm
by cabdallah252
lol my birthplace area

Re: Breaking News!!SOS and Huriwaa area fell into Shabaab hands

Posted: Fri Aug 10, 2007 5:21 pm
by galia
U guys deal with the ethiopians in Mogadiso and if u win we promise that us sacads will join the ant- Mj uprising.

Galakyo is ours, lets make that a deal in the future, if ethiopia leave somalia Galkayo will belong to to sacads as a reward for the help we will give.

Re: Breaking News!!SOS and Huriwaa area fell into Shabaab hands

Posted: Fri Aug 10, 2007 5:32 pm
by adanboy
[quote="galia"]U guys deal with the ethiopians in Mogadiso and if u win we promise that us sacads will join the ant- Mj uprising.

Galakyo is ours, lets make that a deal in the future, if ethiopia leave somalia Galkayo will belong to to sacads as a reward for the help we will give.[/quote]

so you know only how to fight MJ huh?its well known fact that some of you jump on the bandwagon when things going well , others trying to distroy it (ICU era an example)..now that everything is mess ,you step back and watch it from side line while others do the heavy job..how smart!!

Re: Breaking News!!SOS and Huriwaa area fell into Shabaab hands

Posted: Fri Aug 10, 2007 5:41 pm
by Luq_Ganane
so you know only how to fight MJ huh?its well known fact that half of you jump on the bandwagon when things going well ,the other half trying to distroy it (ICU era an example)..now that everything is mess ,you step back and watch it from side line while others do the heavy job..how smart!![/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Breaking News!!SOS and Huriwaa area fell into Shabaab hands

Posted: Fri Aug 10, 2007 5:43 pm
by adanboy
join the fight before they come to your doorsteps in gaalkacyo!

Re: Breaking News!!SOS and Huriwaa area fell into Shabaab hands

Posted: Fri Aug 10, 2007 5:59 pm
by galia
adanboy u guys fight for now, we will wait in Hobyo for news, plus we our listing more young men and buying more battle wagoons and weapons.

If u guys defeat the ethiopians in Mogadiso, then we will tell u guys not to come to galakayo but we will take over galkayo and bosaso, and it would be stupid of guys to fight us that would make it civial war.

Re: Breaking News!!SOS and Huriwaa area fell into Shabaab hands

Posted: Fri Aug 10, 2007 6:14 pm
by paidmonk
Yay! More reasons for Xabashi Mujahideen to destroy the cancerous shabaab. up

Re: Breaking News!!SOS and Huriwaa area fell into Shabaab hands

Posted: Fri Aug 10, 2007 7:33 pm
by enemy_o_m_m
shabaab are tough wallahi up

ilahay guusha ha siiyo, amiin Smile

after 8 months of heavy handed occupation they can still operate in a lethal manner, destroying xabashi and gaalo raac Laughing

wallahi waan la yaabay, keep up the good work guys

Re: Breaking News!!SOS and Huriwaa area fell into Shabaab hands

Posted: Fri Aug 10, 2007 7:54 pm
by LiQaaye_TDH
Walle Ceyr wa bello, they will be bak sooner or later...