Taariikh Nololeedka Hoggaamiyaha Maamul Goboleedka Maakhir C

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Taariikh Nololeedka Hoggaamiyaha Maamul Goboleedka Maakhir C

Post by Somali2003 »

Taariikh Nololeedka Hoggaamiyaha Maamul Goboleedka Maakhir Col. Jibriil Cali Salaad.

Col. Jibriil Cali Salaad wuxu sanadkii 1939kii ku dhashay magaalada Laasqoray.

Wuxu sanadkii 1958-kii ku biiray ciidamadii Maxmiyadda Ingiriiska ( Scout Regime).

Wuxu ka qayb qaatay dagaalkii u dhexeeyey Soomaaliya & Itoobiya sanadihii 1964kii iyo 1977kii, wuxuna ku helay dallacaad iyo billad sharaf, isagoo labada dagaalba ku dhaawacmay.

Wuxu kulliyadda Red Army Academic ee ku taal dalka Ruushka ku qaatay Koorsooyin ku saabsan madaafiicda goobta ( Artillery) , muddo afar sano ah , wuxuna ku guuleystey shahaadada Diploma.

Wuxu isla dalka Ruushka muddo sanad ah kulliyadda Difaaca cirka ku qaatay koorsooyin la xidhiidha gantaalaha, isagoo shahaado Diploma ah ku guuleystey.

Wuxu ciidamada ka gaadhey derejada Kornayl buuxa, isagoo xilka taliye ciidan ka soo qabtay ciidankii Somalia ( Military Commander ).

Xagga waxbarashada :

Sanadkii 1966kii wuxu dugsiga Axmed Gurey ee magaalada Hargeysa ku dhamaystay dugsiga Hoose iyo Dhexe.

Sanadkii 1970 wuxu dugsiga sare ee Faarax Oomaar ee magaalada Hargeysa ku dhamaystay waxbarashadiisa dugsiga sare.

San adkii 2000 wuxu ka qalin jebiyey jaamacadda Hargeysa , wuxuna bartay sharciyada ( Common Law ).

Xagga Siyaasadda

Sanadihii 1980 – 1982 wuxu ahaa Gudoomiyaha degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Sanadihii 1982 – 1983 wuxu ahaa guddoomiyaha degmada Sheekh ee Gobolka Togdheer.

Sanadihii 1983 – 1986 kii wuxu ahaa Guddoomiyaha degmada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose.

Sanadihii 1986 – 1988 kii wuxu Guddoomiyaha Gobolka Awdal.

Sanadihii 1988 – 1991 kii wuxu ahaa Guddoomiyihii ugu danbeeyey ee gobolka Sanaag.

Sanadihii 1994 – 2005 wuxu ahaa xubin ka tirsan barlamaanka maamulka la magic baxay Somaliland.

Wuxu hadda ku hawllan yahay oo ka go'an inuu maamul hoos taga Dawladda Federaalka Soomaaliya u dhiso gobolka Sanaag iyo Galbeedka Gobolka Bari, isagoo maamulkaas ugu magac daray " Maakhir State of Somalia ".
----------------------------------------------------------
Aniga oo ah (Saxardiid Xareed Bulxan) kunahadlaya codka shacbiweynaha jammuuriyada dayacan ee (Tanadland) iyo kaygaba, waxaan udirayaa hambalyo iyo salaan kal iyo laab ah shacbiga iyo madaxda maamul goboleedka aanu walaalaha nahay ee Maakhir. waxaana uga hambalyeynayaa guusha taariikhiga ah ee ay gaareen. waxaana idin leeyahay "Guuleysta!, weligiina ku noolaada ciso iyo sharaf".




Xigasho: tanadaland.com



Fathiya Mohamed
User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Re: Taariikh Nololeedka Hoggaamiyaha Maamul Goboleedka Maakhir C

Post by Somali2003 »

Thanks reer Tanade for the career history of the president of Maakhir State.
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Taariikh Nololeedka Hoggaamiyaha Maamul Goboleedka Maakhir C

Post by MJ-Pride »

Maakhir state is ruling 3,000 ungratefu madax-kaluuns with Dhahar its capital. Down with Madax kaluun state. Puntland will crush these confused bastards and bring them to their knees
User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Re: Taariikh Nololeedka Hoggaamiyaha Maamul Goboleedka Maakhir C

Post by Somali2003 »

War tolka ka xishoo. Laughing Laughing

I can't believe MJ calling me Madax Kaluun. You guys are the biggest fish eaters in all over Somalia. I would take that as honour.

I am a fisherman, nomad, farmer, all of that. It is blessing to have different occupational and cultural features. The Maakhir Land affords us all of these benefits and natural endowment.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”