Page 1 of 5

BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 11:57 am
by LiQaaye_TDH
Wararka hadda na soo gaadhaya Mandheera ayaa sheegaya in Maxkamadda Gobolka Hargeysi ay ku xukuntay sadexdii masuul ee ururka Qaran midkiiba muddo saddex sanadood ah iyo shan bilood oo xadhig ah iyo in aanay muddo shan sanadood ah soo dhexgeli Karin wax ku lug leh siyaasad.

Xukunkan saaka dhacay oo haba yaraatee aanay ka soo qayb gelin wax qareenno ah oo u doodi lahaa masuuliyiintan Qaran iyo caailadood toona ayaa dad badani u arkayeen xukun aan waafaqsanayn Dastuurka dalka u yaala uuna metelo kii keligii taliyihii Siyaad Barre uu dadka ku xukumi jiray oo kale (Geele Court).

Madasha lagu xukumay Masuuliyiintan waxa badiba ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan UDUB, xubno CID-da ah iyo Ciidanka Milateriga oo dusha ka ilaalinayey.
Waxa kale oo isla saaka ka dhacay Hargeysa kulan dhex maray Madaxweye Rayaale, Gudoomiyaha Kulmiye Axmed Siilaanyo, Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe, Shirgudoonka Wakiilada iyo xubno ka socda Guurtida, shirkaasi oo xubnaha ka soo qayb galay ay aad ugu kala fogaayeen duruufaha hadda dalka ka taagan ayaa waxa soo qaban qaabiyey shirkan rag magic weyn iyo maamuusba ku leh bulsho weynta Somaliland oo ay ka mid yihiin Hadraawi iyo Gaariye, wax natiijo ah lagama gaadhin kulankan iyadoo badiba eedda dusha lagaga tuuray Xukuumadda.
Waxa iyana dalka dib ugu soo laabtay labada wasiir ee Hawlaha guud Mudane Siciid Sulub iyo Maaliyadda Cawil Ducaale, dadkuna waxay isla dhex marayaan magalooyinka waaweyn ee Somaliland in ay ka shaqeynayeen sidii ciidamo Ethiopian ah loo keeni lahaa Somaliland si ay u sugaan amaanka inta doorashada soo socota ka horeysa.

Gunaanadkii badiba magaalooyinka waaweyn ee Somaliland arintna xadhiga masuuliyiinta Qaran waxay dadka ku beertay werwer iyo walaac badan iyo dadka oo aad moodo inay kala noqonayaan taageeradii ay siin lahaayeen xisbiga talada dalka gacanta ku haya ee UDUB.


Halka xaal ku dambeeyo iyo wixii war ah ee dambe dib ayaan idinkala soo socodsiinayaa.

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 12:02 pm
by COSTA
Free Mandela aka Gaboose

if he was Habar jeclo they couldnt do that to him

laakin Habar Yoonis are masaakiin

give them more Qamandi pls Laughing

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 12:10 pm
by MJ-Pride
Loool. Habar Yoonis waa loma oyaan. I have not doubt if it was Silaanyo a hell would break lose and they wound invade Mandheera perison and free their man. Habar Yoonis sharfta baa laga qaaday.

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 12:24 pm
by Midhisho
keep talking shiit
but the truth is these men created a illegal party .
We can't have new parties showing up every time someone is not happy.
Qaran could easily turn into a tribal problematic party.
The constitution is clear ONLY THREE PARTIES.
And those parties were the winners of the first multielection in SL history.
UDUB , Kulmiye and UCID .
The next challenge was for the Somaliland people to choose a party after their political ideology and what they stand for .
its right there we are now * finding our fundament on political stand of view and unite from there .
Kulmiye is struggling with this and I don't believe they will ever win a presidential election until the label " Silaanyo , habar jeclo is removed , cause right now that looks like a tribal party a conspiration .
UDUB and UCID are more sucessful in giving out hands.

end of discussion .

most likely these men will be pardoned after a few months or weeks.
We have seen this before.

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 12:33 pm
by LiQaaye_TDH
Keep saying Kulmiye is Habarjeclo Laughing

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 1:36 pm
by The_Emperior5
LIQAAYE U KNOW SACADMUSE OWN KULMIYE XISBIGA KULMIYE SILAANYO UUN BA KU HADHAY

IYO XABBAD KALLO ADAN MADOOBA AH Laughing

MAXAMMAD XASHI CILMI AND DR GABOOSE WONT BE IN JAIL FOR 3 YEARS UU WALAHII AAH

MAXAMMAD XASHI CILMI IS CLOSE RELATIVE OF MYNE THE GUY IS LOVED BYE THE SOMALILAND PPL
HE WILL BE FREE IN A FEW DAYS WAAD ARKKII

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 1:38 pm
by Unclebin-
Habar Yoonis

First Suldaan Cismaan and Now your political leader Gaboose?

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 1:42 pm
by biko
let that be a warning to all the fools who cant seem to get with programe.

Zero tolerance to anyone who gets in the way of habar awal's plan!

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 1:56 pm
by LiQaaye_TDH
[quote="The_Emperior5"]LIQAAYE U KNOW SACADMUSE OWN KULMIYE XISBIGA KULMIYE SILAANYO UUN BA KU HADHAY

IYO XABBAD KALLO ADAN MADOOBA AH Laughing

MAXAMMAD XASHI CILMI AND DR GABOOSE WONT BE IN JAIL FOR 3 YEARS UU WALAHII AAH

MAXAMMAD XASHI CILMI IS CLOSE RELATIVE OF MYNE THE GUY IS LOVED BYE THE SOMALILAND PPL
HE WILL BE FREE IN A FEW DAYS WAAD ARKKII[/quote]

Yeah tell this people who thinks Kulmiye is purely HabarJeclo

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 2:05 pm
by DawladSade
Look at all the dumb majeerteens on here, what the hell is habar jeclo??? boqor buurmadoow was the first to get his ass sent to mandeera, fadhiista meel


this is a habar awal/gudabirsi junta...reer galbeed baa iidoorland maamulo Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 2:06 pm
by AbdiWahab252
FREE GABOOSE !!

The man has a cool sounding name Cool

By arresting anyone, u make him more famous and more popular.

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 2:08 pm
by Unclebin-
Ilkoyar boy

They arrested that man once and he was released immeadiately.

But the Habar Yoonis have been thrown in jail for the third time and no outcries or nothing.

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 2:09 pm
by DawladSade
Mareexaanka say this guy used to claim DIRTA MUDUG when he was Aabe Siyaad's physician. hadana iidoor buu noqday

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 2:12 pm
by DawladSade
[quote="Unclebin-"]Ilkoyar boy

They arrested that man once and he was released immeadiately.

But the Habar Yoonis have been thrown in jail for the third time and no outcries or nothing.[/quote]


maxaad taqaan somali-illi i don't even ask you about MAJEERTEEN EVENTS, go back to listening to your shaanshi/muwalad relatives about buuloburte Laughing Laughing

buurmadoow got phucked up in mandeera, and then he was exiled to dubai, he and habar jeclo couldnt do shit wallahi, he's been in dubai since

and what happened to s.iilaanyo, the habar awal/gedabursi junta stole the most corrupt (local) elections in african history when everyone knows he would have won Laughing Laughing Laughing

Re: BREAKING NEWS 3 YEARS FOR DR.GABOOSE AND INA XAASHI

Posted: Sun Aug 19, 2007 2:13 pm
by The_Emperior5
[quote="LiQaaye_TDH"][quote="The_Emperior5"]LIQAAYE U KNOW SACADMUSE OWN KULMIYE XISBIGA KULMIYE SILAANYO UUN BA KU HADHAY

IYO XABBAD KALLO ADAN MADOOBA AH Laughing

MAXAMMAD XASHI CILMI AND DR GABOOSE WONT BE IN JAIL FOR 3 YEARS UU WALAHII AAH

MAXAMMAD XASHI CILMI IS CLOSE RELATIVE OF MYNE THE GUY IS LOVED BYE THE SOMALILAND PPL
HE WILL BE FREE IN A FEW DAYS WAAD ARKKII[/quote]

Yeah tell this people who thinks Kulmiye is purely HabarJeclo[/quote]

u know what it is i suport any reer sh isxaaq or any other somalilander to rule somaliland the thing is i want isaaqu ilay qarran noqdaan Sida jabuuti Eritrea , walahi next year if Silanyo be president i would be a happy man , ppl have to know a xisbi issent one man busnis

Merexaan boi arimiahaan ka bax sxb ina xashi wa ayoo soo nin sacadmuse maha nin nuux ismacil somaha soo nin reer gadiid aha maha soo nin cigaal kool gadiedd aah somaha

maxa loo xidhay he is the man uu ku dhawaaqay jabahadii snm iN 1981 The fight against ur daddy
Muhammad siyaad barre