Ciidamo xoog leh oo ka yimid dhinaca Jubbooyinka ayaa soo gaaray degmada Baardheere ee gobolka Gedo
Aug 25,2007
byBaardheere-Gedo-NN
Waxaa xalay soo gaaray degmada Baardheere ee gobolka Gedo ciidamo xoog leh oo sita gawaarida dagaalka ee loo yaqaanno tiknikada kana yimid dhinaca gobollada Jubbooyinka ayaa waxaa hor kacayay sarkaal ka tirsanaa isbahaysigii dooxada Jubba laguna magacaabo Maxamuud Cali Shire.
Ciidammadaan ayaa waxaa markiiba la dejiyay degaanka Muuri oo ku yaalla duleedka magaalada Baardheere. Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa ciidankaasn soo gaaray degmada Baardheere, in kasta oo wararka qaar ay sheegayaan in ay soo dhoweynayaan Xildhibaan Barre Aadan Shire oo dhowaan la filayo inuu Baardheere ku soo noqonayo, waxaa sidoo kale soo yeerayay maalmahaan in ciidamo ay soo degeen degmada Diinsoor ee gobolka Bay.
GEDO-NN-Gedo News Desk
Ciidamo xoog leh oo ka yimid dhinaca Jubbooyinka ayaa soo ga
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNetizen
- Posts: 497
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Carriga Ingiriisiga
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 182 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 390 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 313 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 3 Replies
- 5840 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 725 Views
-
Last post by COSTA
-
- 2 Replies
- 1860 Views
-
Last post by zingii
-
- 7 Replies
- 5634 Views
-
Last post by Oxidant
-
- 3 Replies
- 9 Views
-
Last post by Son_of_Somalia