Taariikh Nololeedkii Marxuum Xil Maxamed Cumar Jabaabul?
Posted: Wed Aug 29, 2007 4:07 pm
Taariikh Nololeedkii Marxuum Xil Maxamed Cumar Jabaabul?
Published Aug 27, 2007 - 12:32 PM by siciid
Alah Haw Naxariistee Marxuum Max'ed Cumar Jaamac(Jabaabul) wuxuu ku dhashay Deg C/gaabo sanadkii 1965kii.
Waxabarashadiisii Hoose,Dhexe iyo Sareba wuxuu ku soo qaatay isla C/gaabo sanadadii 1972-1984kii
1985-1990 wuxuu ka soo shaqeeyay shirkad saliiida ah oo ku taal wadanka Qadar.
1991-1995kii wuxuu marxuumku waxbarsho ka galay Jaamacada London isagoo baranayay cilmiga xidhiidhka caalamiga ah
1995-2004 wuxuu kaga shaqeeyay isla London shaqada ah xidhiidhada bulshada
2004 wuxuu door laxaadle ka qaatay hawlo dhinaca horuumarinta bulshada iyo isku soo dhoweynata beelaha ee G/sanaag
2005-2007 wuxuu ahaa xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada
Marxuumka ayaa shalay si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Qaranka waxa aaskisa ka soo qayb galay Madaxweynaha Somaliland, Shirgudoonka Baarlamaanka, Raxan wasiiro ah iyo inta badan Xildhibaanada Wakiilada iyo Guurtida
Dhambaalnews