Page 1 of 3

kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 11:37 am
by Hiiraan boy
hadaad qirtay in ishaak ku dhalay why u ashamed to hide before??

sacadna dhinacey bu ka soo gala??

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 11:43 am
by kambuli
Hiiraanboy,

Who is Ishaaq? I don't know any qabiil by that name...

You should be asking me my lineage with Hawaadle...Which is also a fact...The Agoon, Cigalle Xaaji ones... Laughing

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 11:45 am
by biko
walee kambuli gunteeda aan la gaadhin...lol

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 11:47 am
by Hiiraan boy
[quote="kambuli"]Hiiraanboy,

Who is Ishaaq? I don't know any qabiil by that name...

You should be asking me my lineage with Hawaadle...Which is also a fact...The Agoon, Cigalle Xaaji ones... Laughing[/quote]


kambuli u called inabaxar inaabti. what took u so long and why ru ashamed??

xawaadle's related to u only sacad. how ru related to sacad?? bal no sheeg.

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 11:49 am
by biko
ina baxar is half dhulbahante thats why she called him inabti. doesnt mean she is half isaq, eventhough am sure iney nin isaq ah habeen amba laba u dhaxday..

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 11:51 am
by kambuli
Hiiraan,

Why are you interested who I am related to? Bal II sheeg sababta walaal..

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 11:53 am
by Hiiraan boy
[quote="biko"]ina baxar is half dhulbahante thats why she called him inabti. doesnt mean she is half isaq, eventhough am sure iney nin isaq ah habeen amba laba u dhaxday..[/quote]

Laughing waryee ma fiyowday

ina baxar's dhulbahanta baa dhalay. asagana waa nin habar awal. she called him ina abti so kambuli habar awal baa dhalay.

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 11:55 am
by biko
kambuli can confuse you with her somali writing, but am guessing isaq blood run through her.

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:13 pm
by kambuli
Laughing Laughing Lol at "waryee ma fiyowday"

Hiiraanboy,

Waryee and Fiyowday don't go together...

Maxaa ku kadeedey, you should say " Eebbow ma faythaa"... Laughing

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:20 pm
by Dhaga Bacayl
waar iskaga Islaanta maxaa idin daba dhigay? Dhawr caruuroo kala qabiilay leedahay that is why she is confused! Smile

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:25 pm
by kambuli
^^^ Isla hel habaarka...Xaasid waaxid...

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:27 pm
by Dhaga Bacayl
Walaal maan ku habaarine ma caruurta badan baad ka cadhootay.

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:32 pm
by kambuli
Ma intaasaad naf ka dhigatay? Confused Acuudu Bilaah...

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:36 pm
by Dhaga Bacayl
[quote="kambuli"]Ma intaasaad naf ka dhigatay? Confused Acuudu Bilaah...[/quote]




Dee hadaad qari igu tidhaa waan qarin laha...maan moodayn in caruurtu cudur kugu ahayd.



Ana waxaan is lahaa nimanka ka qabo adna anigibaad igu soo jeed satay

Raali baad iska ahaan. Smile

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:40 pm
by Ina Baxar
Waar nimanyow , "character assassination campaign" -kan lagu hayo Kambuli ha laga daayo.
Marna cid aaney ahayn baad ku sheegteen , haddana fadeexad baad ku waddaan markaa sidan si dhaanta ha loola dhaqmo , haddi kale waa la iska dhex baxaya walle !! Laughing