Breaking news.Puppet TFG suffers heavy casualty in Huriwaa..

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Breaking news.Puppet TFG suffers heavy casualty in Huriwaa..

Post by adanboy »

In amaasive surprise attach today not long ago...

5 ka mid ah ciidamada dowladda oo ku geeriyooday dagaal culus oo galabta ka dhacay degmada Heliwaa

Click here to find shabelle news in English
Shabelle airs news in English
Mogadishu 13, Sept. 07 ( Sh.M.Network)- 5 ka mid ah ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia ayaa ku geeriyooday dagaal culus oo galabt ka dhacay caasimadda Somalia ee muqdisho gaar ahaan Inta u dhaxeysa SOS iyo Suuqa xoolaha ee degmada Heliwaa, xilli ay sii kordhayaan rabshadaha ka jira caasimadda.

Dagaalkaan ayaa yimid ka dib markii kooxaha ka soo horjeeda dowladda ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen fariisimo ciidamada dowladda ay ku leeyihiin agagaarka Isbitalkii SOS sida uu Shabelle u sheegay Cabdi Salaan oo ka mid ah dadka deegaanka.

Cabdi Salaan ayaa intaasi ku daray in gaari dagaal looga gubay halkaasi ciidamada dowladda.

Ma jiro wali war ku aadan qasaaro soo gaaray dadka rayidka ah iyo kooxihii weerarka soo qaaday intaba.

Askarta geeriyootay ayaa sida la sheegay waxaa qabsaday baasuuke lagu soo tuuray.

Xaaladda ayaa iminka dagan, iyadoo kooxihii weerarka soo qaaday ay ka tageen halkaasi.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Breaking news.Puppet TFG suffers heavy casualty in Huriwaa..

Post by COSTA »

Brorsan du håller att bli som Hiiraan boy lugna dig vi behöver mer religion inte krig Laughing
User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Re: Breaking news.Puppet TFG suffers heavy casualty in Huriwaa..

Post by adanboy »

kompis,det er ikke så lett å slutte krigen..det handler om å overleve Very Happy
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Breaking news.Puppet TFG suffers heavy casualty in Huriwaa..

Post by COSTA »

Jag håller med mujaahidiinta den här månaden
User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Re: Breaking news.Puppet TFG suffers heavy casualty in Huriwaa..

Post by adanboy »

up
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Breaking news.Puppet TFG suffers heavy casualty in Huriwaa..

Post by LiQaaye_TDH »

Adan Ma kii Yalaxow ba?
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Breaking news.Puppet TFG suffers heavy casualty in Huriwaa..

Post by COSTA »

[quote="LiQaaye_TDH"]Adan Ma kii Yalaxow ba?[/quote]


Maya den här killen är från Norge Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”