Page 1 of 1
Heshiiskii lagu kala saxiixday Sucuudiga PICTURES
Posted: Mon Sep 17, 2007 6:58 pm
by Young Royal
PICS:
http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka1111The TFG already had the full support of the western world and now it gains the support of another key player in the Muslim world...The government that inherited nothing from anyone sure is the most successful political entity in Somalia these past 17 years.
Re: Heshiiskii lagu kala saxiixday Sucuudiga PICTURES
Posted: Mon Sep 17, 2007 7:00 pm
by Young Royal
In another news...
Dawlada Federalka Somalia ayaa wada dadaal ay Boliska Caalamiga iyo Q/M uga dhaadhicinayso in la xanibo Socdaalada ay Dalalka Caalamka ku mari doonaan Xubnaha Tuulada Asmara ( Police-ka Caalamiga oo loo Gudbiyey magacyada Xubnaha ugu cad cad )
Sida uu Wargeyska Al-Sharqal –Awsad ee ka soo baxay Magaalada London ka soo xigtay IIo ku dhodhwow Ra’isul-wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Pr: Cali Maxamed Geeddi...
Waxaa ay Dawlada Federaalka wadaa in ay Eedeymo toos ku soo oogto xubnaha tuulada Asmara si loo xanibo dhaqdhaqaqooda ay ku tagayaan Dalalka Dibada ah .
Waxaa si gaar ah awooda xanibaada ama dhaqdhaqaqa lag joojin doonaan Xubno ay ka mid yihiuin Guddoomiyaha Isbahaysiga Tuulada Asmara, Sheekh Shariif iyo Xasan Daahir Aweys oo Caalamka si weyn looga baadigoobayo lana rumeysanyahay in uu yahay Ninka 1-aad ee taagera Argagaxisada iyo Shariif Xasan oo isna laga qaaday xilkii Gudoomiyanimada Barlamaanka kadib markii uu gudan waayey xilkiisi.
Ilo Wareedka uu Wargeyska Alsharqal-awsad, helay ayaa waxaa kaloo lagu shegay in Dawlada Federaalka Somalia tallabadaasi uga Gol leedahay sidii Kooxda Tuulada Asmara looga joojin lahaa in ay galaan Safar kastaa oo u muuqda mid ay beesha Caalamka ku beerlaxawsan karaan.
Sarkaal ka gaabsaday in la xuso Wargeyska Asharqal-awsad u sheegay inay Dawlada Federaalka Somalia ka codsatay Beesha Caalamka sidii ay taageero uga geysan lahaayeen sidii loo qaban lahaa xubnaha Tuulada Asmara oo ay ku jiraan kuwa danbiilayaal ah oo Dalka ka soo galay iyo kuwo Caalamkana si weyn u baadigobayo.
Sarkaalkaas ayaa sidoo kale sheegay in la tuhunsan yahay inay Kooxdaasi galeen Dembiyo dagaal iyo xaadgudubyo ballaaran oo liddi ku ah Xuquuqda Aadanaha iyo taageeradda ay siiyaan Hawlgalladda Argagixisadda.
Talaabadaan ayaa hadey dhaqan gasho waxa ay tahay talaabo wiiqi kartaa hawl kastaa oo ay ku dhaqaaqi lahaayeen Kooxda Tuulada Asmara
Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia
Re: Heshiiskii lagu kala saxiixday Sucuudiga PICTURES
Posted: Mon Sep 17, 2007 7:03 pm
by Executive
Support from the West or Saudi doesn't mean shit to the average guy in the streets of Somalia, Knowing that part of his land is occupied and knowing that he got corrupt leaders.
Re: Heshiiskii lagu kala saxiixday Sucuudiga PICTURES
Posted: Mon Sep 17, 2007 7:15 pm
by *jr
"Sarkaal ka gaabsaday in la xuso Wargeyska Asharqal-awsad u sheegay inay Dawlada Federaalka Somalia ka codsatay Beesha Caalamka sidii ay taageero uga geysan lahaayeen sidii loo qaban lahaa xubnaha Tuulada Asmara oo ay ku jiraan kuwa danbiilayaal ah oo Dalka ka soo galay iyo kuwo Caalamkana si weyn u baadigobayo."
yep, listing their names with Interpol is a good first step.
Re: Heshiiskii lagu kala saxiixday Sucuudiga PICTURES
Posted: Mon Sep 17, 2007 7:22 pm
by Young Royal
Executive,
Trust me politically speaking it means a lot and with this support they will hang this group of Asmara who are determined to be resistant extremists at the expense of civilians.
By the way...No one is occupying Somalia, the Ethiopians are there because the TFG which if you ask me needs all the help it can get asked them to in hopes of confronting the thugs who kept Somalia hostage for the last 17 years and they will leave when their told to leave.
Re: Heshiiskii lagu kala saxiixday Sucuudiga PICTURES
Posted: Mon Sep 17, 2007 7:26 pm
by Executive
[quote="Young Royal"]Executive,
Trust me politically speaking it means a lot and with this support they will hang this group of Asmara who are determined to be resistant extremists at the expense of civilians.
By the way...No one is occupying Somalia, the Ethiopians are there because the TFG which if you ask me needs all the help it can get asked them to in hopes of confronting the thugs who kept Somalia hostage for the last 17 years.[/quote]
The thugs are in TFG, Maxamed Dheere to Abdullahi Yusuf to Qanyare, they are all in the TFG.
You are not realistic, Ethiopians have destroyed the peace in Xamar and it has never been worse.
Re: Heshiiskii lagu kala saxiixday Sucuudiga PICTURES
Posted: Mon Sep 17, 2007 7:46 pm
by Young Royal
Executive,
If you remember all the warlords (since Somalia nowadays is only good for producing warlords) have signed a packet in Kenya, which read that all who shell leave warlordism behind and help set up a government in Somalia shell be forgiven and, indeed, they were.
So, lets move forward, sxb, because I doubt thugs like Indha-cade, Aways, and CO. have any solution to help Somalia stand on its own two feet other than using the religion of Islam in vain.
Re: Heshiiskii lagu kala saxiixday Sucuudiga PICTURES
Posted: Mon Sep 17, 2007 7:53 pm
by *Arabman
I see traitors welcomed by fellow traitors.
Re: Heshiiskii lagu kala saxiixday Sucuudiga PICTURES
Posted: Mon Sep 17, 2007 8:05 pm
by ciyaal_warta
[quote="Executive"]Support from the West or Saudi doesn't mean shit to the average guy in the streets of Somalia, Knowing that part of his land is occupied and knowing that he got corrupt leaders.[/quote]
dammn rite

...they went for begging money their usual job

Re: Heshiiskii lagu kala saxiixday Sucuudiga PICTURES
Posted: Mon Sep 17, 2007 10:16 pm
by FAH1223
looks like they had fun