Xiisad colaadeed oo caawa ka taagan jiida Arri cadeeye oo isku hor fadhiyaan ciidamada ........
Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa caawa xiisad colaadeed ay ka taagan tahay iyadoo ay isku hub urursanayaan labada ciidan.Somaliland iyo Puntland ee isku horvfadhiya jiida dagaalka ee deegaanka Ari caddeeye
Taliyaha ciidamada daraawiishta gobolka Sool G/sare Siciid Axmed Maxamed oo goor dhow qadka telfoonka kula xiriirnay ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay ay ka soo ruuqaansadeen deegaan Aricaddeeye oo ilaa afar km ay soo dhaafeen, waxa uuna taliyahu sheegay in ciidamada Puntland ee ku sugan aagaas ay iska difaaci doonaan.
Taliyaha waxa uu sheegay in maalamahan ay ciidamada Somlailand ay wadeen abaabul dagaal kaas oo kii ugu dambeeyey uu shalay halkaa ka dhacay isagoo xusay in dhinacooda aanu dagaalkii shalay wax qasaaro ah ka soo gaarin balse ay jiraan dad shacab ah oo waxyeelo ka soo gaartay dagaalkaas iyo sidoo kale xoolo badan.
Dagaalkii shalay ka dhacay deegaankaas Ari caddeeyey ayaa la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kale duwan inkasta oo markii dambe uu qaboobay waxaana imminka deegaanadii ay shalay dagaalada ka dhaceen ka muuqaneysa saansaan colaadeed iyo abaabul xoogan oo labada ciidan ay isku hub urursanayaan.
Ciidamada Somaliland oo la sheegay inay fariisimadoodii soo dhaafeen ayaa Taliyaha ciidamada daraawiishta gobolka Sool G/sare Siciid Axmed Maxamed uu ku macneeyey arrintaas inay Somaliladn dooneyso inay dhul halkaa ka qabsato waxa uuna sheegay in arrintaas aaney suuragal noqoneyn.
Magaalad laascaanood oo imminka degan ayaa hadana waxaa ka muuqaneysa saan saan colaadeed oo ku saaabsan ciidamada isku hub urursanaya.
BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY MOVES CLOSER TONITE
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 1442 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 5 Replies
- 731 Views
-
Last post by enemy_o_m_m
-
- 12 Replies
- 1843 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 4 Replies
- 736 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 1 Replies
- 677 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 19 Replies
- 2190 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 132 Replies
- 11352 Views
-
Last post by Calibesteen
-
- 13 Replies
- 1303 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 0 Replies
- 400 Views
-
Last post by Hiiraan boy