Page 1 of 1

Dagaal xoogan oo laga cabsi qabo in uu ka qarxa Muqdisho iyo

Posted: Sat Sep 22, 2007 6:28 pm
by Hiiraan boy
Dagaal xoogan oo laga cabsi qabo in uu ka qarxa Muqdisho iyo qax dadka oo si xoowli ah uga bilaawday

Dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa walaac ka muujiyay saasaan colaadeed oo laga dareemayo Magaalada Muqdisho , iyadoo durba bilaabatay in ay ka qaxaan shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho Taaso Keentay cabsi dheeraat ah oo laga qabo in uu dagaal ka qarxo Magaalada Muqdisho

Warar hoosaad aan ka helnay dhanka Muqdihso ayaa sheegaya in laga cabsi qabo in uu dagaal xoogan uu ka qarxo Magaalada Muqdisho Dagaalkaas oo u dhaxeeyo Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa Dowladda KMG ah Ee Soomaaliya oo iskaashanaya Iyo xoogaga diidan Joogitaanka Ciidamada Itoobiyaanka .

Kooxaha Kacdoonka oo Xilgaan helay Hub nooc yadiisa kala duwan kuwaas oo u badan Hubka lagu gubo Taangiyada kaasoo loo Yaqaan Anti Taangi ayaa shacabka ku dhaqan Magaalada ka Muujiyay Xaalad Colaadeed oo wadata cabsideeda
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka biloowday qaxii ugu badnaa oo ka dhaca Magaalada


Kaasoo keenay Cabsi laga qabo in uu Dagaal Faraha looga Gubto ka dhaco Magaalada Muqdisho , dadka ayaa ka cabsi qaba in uu dagaalka ka dhax qarxo ayagoo ku jira guryahooda oo halkaas lagu laayo Sidii dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu xasuuqay in ka abdan kun qof kuna bara kaceen in kabadan nus malyan oo Reer Muqdisho ah
Abaabulka dagaalkaan ayaa ku soo aaday xili dhawaan looga dhawaaqay urur loogu magacdaray raja soo celinta Soomaaliya magaalada Asmara Ururkaas oo ku dhawaaqay in dagaal faraha looga gubtay ay la galayaan ciidamada xooga ku heysta Soomaaliya

Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar
Cairodayniilecom@hotmail.co

Re: Dagaal xoogan oo laga cabsi qabo in uu ka qarxa Muqdisho iyo

Posted: Sat Sep 22, 2007 6:29 pm
by Somaliweyn Commando
be realistic what is this gonna change?

Re: Dagaal xoogan oo laga cabsi qabo in uu ka qarxa Muqdisho iyo

Posted: Sat Sep 22, 2007 6:33 pm
by Hiiraan boy
[quote="Somaliweyn Commando"]be realistic what is this gonna change?[/quote]

what u mean whats gonna change

xoogaga muqaawama know something we dont. remember 2 weeks ago they gave ultimatum of 2 weeks to xabashis to leave country or else.

they know xabashi strength when they fought them in idaale. this time they have big plan to really kill them for good.

Re: Dagaal xoogan oo laga cabsi qabo in uu ka qarxa Muqdisho iyo

Posted: Sat Sep 22, 2007 6:36 pm
by Somali_4Life
[quote="Somaliweyn Commando"]be realistic what is this gonna change?[/quote]

What is better?
Surrender to the enemy or fight till death?
May Allah swt give the mujahideen martyrdom.Amin

Re: Dagaal xoogan oo laga cabsi qabo in uu ka qarxa Muqdisho iyo

Posted: Sat Sep 22, 2007 6:40 pm
by Somaliweyn Commando
Forgive me, im just trying to paint the bigger picture, all of somali-lands are under occupation visibly and invisibly, wat i mean is we need a collective sincer effort, then Allah will help us, once we help ourselves Smile

If the muqaawama really trust in Allah, Allah will give them victory...

Allahu akbar!!