Page 1 of 3

BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 3:57 pm
by Hiiraan boy
Xildhibaan Bare hiiraale oo ku soo wajahan Asmara xil muhiimhana looga diyaariyey halkaasi
Milaan
Xilidhibaan Bare Adan Shire Bari Hiiraale ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu u baqoolo dhanka Asmara ee wadanka Eratareeya si uu ugu biiro Isbaheysiga dib u xoreynta & dib u soo nooleynta Soomaaliya oo halkaa dhawaan looga dhawaaqay.

Bare oo ah nin ku caanbaxay dagaalada muhiimna u ah dhinaca awooda ayaa la sheegayaa in wada hadalo hoose ay uga bilaawdeen qolooyin ay isku jufo ahayeen kadibna ku booriyey in uu u baqoolo Asmara si uu ugu qeyb qaato xureynta dalka ee hadda gacanta ugu jira ciidamo Itoobiyaanka ah.


Col.Bare Hiiraale oo xiligaan ah mucaarad xoogan ah ayaa la sheegayaa wararka ka imaanaayo magaalada Milaan ee wadanka Talyaaniga uu xiligaan ku sugan yahay in uu dhawaan u baqoolayo wadanka Eratareya si uu ugu biiro Isbaheysiga dib u xoreynta & dib u soo nooleynta Soomaaliya iyadoona ay sheegayaan warar lagu kalsoonaan karo in loo dhhibayo xogeeyaha Gaashaandhiga ee Isbaheysiga dib u xoreynta & dib u soo nooleynta Soomaaliya.
Isbaheysiga dib u xoreynta & dib u soo nooleynta Soomaaliya oo baadigoob ugu jira shaqsiyaadka aadka ugu adag dhinaca dagaalka ayaa xiligaan u muuqda in ay soo gadanayaan weerar yahanka aadka u culus ee Xilidhibaan Bare Adan Shire Bari Hiiraale

Xafiiska Wararka Ee Qaahira , Masar

Cairodayniilecom@hotmail.com

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:01 pm
by The_Emperior5
wauw thats a goood

step

now we only waiting


for buuba the minister of eduaction to join asmara to

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:08 pm
by Isaias Afwerki
We welcome Barre Aden Shire Abdukadir Mire Hiiraale to our great nation. somalia

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:09 pm
by The_Emperior5
[quote="Isaias Afwerki"]We welcome Barre Aden Shire Abdukadir Mire Hiiraale to our great nation. somalia[/quote]


paidmonk dont u get tired

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:10 pm
by Ina Baxar
"Haaloo, haloo garbaharey crew , ma ina maqashaan?"

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:13 pm
by The_Emperior5
ogeysiis ogeysiis

habarsade ku mee odaygii maxa ku dhacay

ma cayr buu kii biiray Laughing

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:32 pm
by James Dahl
Did I call this one or what.
I think he was just waiting for Jubaland to be declared before he played his hand.

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:33 pm
by Ina Baxar
James dahl war ayaad tahay niyoow?

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:35 pm
by Hiiraan boy
[quote="Ina Baxar"]James dahl war ayaad tahay niyoow?[/quote]

i think his jeffrey dahmer but changed name

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:37 pm
by James Dahl
No, I do remember the Asmara group originally meeting in Jubaland though, before heading off to Asmara.

I said it was because the Asmara group was allying with Barre Hiraale, but none of you guys believed me. Well, here it is.

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:42 pm
by xoogSADE14
Kornelka Sare has no connections with the terrorists and their sympathizers encamped in Asmara. At this time Kornelka Sare is busy building Jubbaland State of Somalia.

The ctizens of Jubbaland State are peace loving people and as such have no desire to allign themselves with terrorists, warlords and concubines of the alcoholic afwerki.

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:49 pm
by Hiiraan boy
[quote="xoogSADE14"]Kornelka Sare has no connections with the terrorists and their sympathizers encamped in Asmara. At this time Kornelka Sare is busy building Jubbaland State of Somalia.

The ctizens of Jubbaland State are peace loving people and as such have no desire to allign themselves with terrorists, warlords and concubines of the alcoholic afwerki.[/quote]


dawladsade read the news. it sais his gonna join asmara and become the defense minister.

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:51 pm
by xoogSADE14
One, I'm not DS.

Two, I don't need to read the news.

Three, what I stated in the previous post is Kornelka Sare's policy until further notice.

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:53 pm
by Hiiraan boy
[quote="xoogSADE14"]One, I'm not DS.

Two, I don't need to read the news.

Three, what I stated in the previous post is Kornelka Sare's policy until further notice.[/quote]


kana wuu qafiifay. whois more believable dayniile or ilkayar

Re: BREAKING NEWS BARRE HIIRAALE JOINS ASMARA

Posted: Sun Sep 23, 2007 4:57 pm
by The_Emperior5
waryaa hiiraan boi

xoogsade wa oday merexaan uu la yaqaan maha yarkii dawladsade

Merexaanka wa kuwa ugu caqliga badan