Riyaadii Prof Haaruun

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Riyaadii Prof Haaruun

Post by XidigtaJSL »

Riyadii Haaruun

Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Dowlada Fadarada ah Mud. Yusuf Cali Haaruun, oo ka mid ahaa qoonkii damacu qaaday ee dalkooda, dadkooda, dadnimadooda iyo isirkoodaba dhaafsaday qadaadiicda lana baxay DIRINDIIRTA WAQOOYI, ayaa maanta dhexjiifa xabsi laguna ilaaway.

Mr Haaruun ayaa ilaa maalintii lagu soo xidhay xabsiga waxaa lala dultaagnaa jidh dil iyo waxyeeleeyn kale oo bini'aadanimada ka baxsan. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa sidii loo karbaashayey miyirkii ka tagay, waxyar kadibna isagoo suuxsan ayuu sidii riyo oo kale ah kula kulmay Mujaahid fooda ku sita Calanka Somaliland.

Mr Haaruun iyo Mujaahidkan ayaa waxaa dhex maray hadalkan gaaban:


Mr Haarun: "Ma SNM tii baa oo jeelka igala baxaysa?"

Mujaahid: "Haaruunow mayee waa Mujaahid meesha marayee bal waran"

Mr Haaruun: "Ma warbaa hadhay halka aan dhexjiifiyo sida lay bahdilay waad aragtaaye"

Mujaahid: "Haaruunow ma maantaad ogaatay in aad xidhan tahay iyo in lagu bahdilay. Miyaanad ogayn inaad adigu is xidhay naftaadana bahdilaada beri hore ku keliftay?"

Mr Haaruun: "Mujaahidow haygu sii tiiqtiiqsane ama meesha iga saar sidaad Madheeraba rag hore ugu saarteen ama xabad madaxa igaga dhufo yaanan sii silcine"

Mujaahid: "Haaruunow madheera mujaahid iyo nin xaqdaro loogu xidhaa laga furtaa ee nin adoo kale ah waa u hoy"

Mr Haaruun: "Mujaahidow anigu waxaan ahayba waan ahee, waa iga suaale Eng.Maxamed Xaashi, Dr Gaboose iyo Jamaal Caydiid maxay geeysteen ee madheera loo dhigay?"

Mujaahid: "Haaruunow ina xaashi ma xidhnee miisaaniyadii madheera ee ilaa 60kii wax xidha la waayey ayuu soo xidhayaa, Dr Gaboosena Maxaabiis ilaa 60kii maskaxda wax ka qabuu soo daweeynayaa, Jamal caydiidna dee awalba lama soo qabane wuu iska sii raacay haddana wuu la soo noqon uun hawsha markay soo dhamaystaan."

Mujaahidkii oo hadalka sii wata ayaa yidhi "Haaruunow waan kaa tegayaaye maxaan kaa gaadhsiiyaa dadkaad beri ka mid ahaan jirtay".
Haaruun oo wejigiisa murugo ka muuqato ayaa wuxuu ku bilaabay hadalkisii:
"Walaalayaal weligiin ha marina halkaanu maray. Ilaashada sharaftiina ilaahay idinsiiyey. Hanoqonina kuwo u adeega cadawgiina. Hanoqonina kuwo kasoo horjeesta rabitaanka dadkooda. Hanoqonina kuwo sidayadaa DURIYADII DIRINDIIR KA DOORTA." intaa markuu yidhi ayaa mujaahidkii ka dhaqaajiyey, haaruuna sibidhkuu ku suuxsanaa ka soo miyirsaday.


Somalida koonfureed mid ka mid ah maahmaahahooda ayaa waxay tidhaahdaa "Soo Joog ninkii laga waayo soo jiifaa laga helaa" maanta Mr Haaruun waxaa taa ugu sii darsantay Maahmaahda Chineska ah ee "chiou xhiou chuise" oo iyana u dhiganta "dhubuq-dhubuq hore dhabana hays danbay leedahay".

Somalilandembassy.com/Muqdisho


News Posted By: Somalilandembassy.com on September 25, 2007
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: Riyaadii Prof Haaruun

Post by LAFO-LAFO »

Is Haruun an Reer Sheikh isahaq?

This is the funniest quotes Laughing Laughing

Mujaahid: "Haaruunow ina xaashi ma xidhnee miisaaniyadii madheera ee ilaa 60kii wax xidha la waayey ayuu soo xidhayaa, Dr Gaboosena Maxaabiis ilaa 60kii maskaxda wax ka qabuu soo daweeynayaa, Jamal caydiidna dee awalba lama soo qabane wuu iska sii raacay haddana wuu la soo noqon uun hawsha markay soo dhamaystaan."

,
,
,
,
Sheikh Caato
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Riyaadii Prof Haaruun

Post by XidigtaJSL »

He was, now he is what we call "Dirindiirta Waqooyi" Laughing
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: Riyaadii Prof Haaruun

Post by LAFO-LAFO »

"Dirindiirta Waqooyi sound funny.... Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Riyaadii Prof Haaruun

Post by AbdiWahab252 »

LAFO,

Harun is nin Garxajiis-Habar Yonis,- Rer Caynanshe and a former member of SSDF, SNM.

He fled Somalia after the execution of General Caynanshe in 1971 because he was his lawyer.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”