Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Rag Ka Yimid Shirkii Asmara
Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 25 September, 2007
--------------------------------------------------------------------------------
Hargeysa(Geeska)- Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa horaantii toddobaadkan qabtay rag ka qayb galay shirkii Asmara uga socday kooxaha ka soo horjeeda dawladda Imbigaati iyo joogitaanka ciidamada Itoobiya ee gudaha Somaliya. Sidaas waxa Wargeyska Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala oo ku dhow dhow ciidamada dambi baadhista Somaliland .
Sida ay ilahaasi tibaaxeen, raggan oo aan tiradooda la cayimin waxa ay u dhasheen dalka Somaliya, waxaana lagu qabtay magaalada Lawyacado ee xuduudka Somaliland iyo Djibouti, iyagoo ka yimid dhinaca Djbouti, islamarkaana la sheegay inay doonayeen inay u gudbaan koonfurta Somaliya.
Saraakiisha sar-sare ee Booliska Somaliland oo aanu isku daynay inaanu xadhiga ragan wax ka weydiino ayaanay noo suurto gelin, balse warku waxa uu intaas ku daray in raggaas loo soo gudbiyay magaalada Hargeysa oo ay hadda ku xidhanyihiin, lamana garanayo go'aanka ay xukuumadda Somaliland ka qaadan doonto, iyadoo dawladda Itoobiya oo ay Somaliland saaxiib yihiin u aragto dadka ka qayb galay shirkii Asmara inay yihiin cadawgeeda.
Source: Wargeyska Geeska Afrika, www.geeska.net
Somaliland oo xabsiga dhigtay rag ka yimid shirkii Asmara
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
-
LAFO-LAFO
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2215
- Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
- Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
- Contact:
Re: Somaliland oo xabsiga dhigtay rag ka yimid shirkii Asmara
Lacagaylacag
Eyeonly
Wiseman
Are amongs them.
Eyeonly
Wiseman
Are amongs them.
-
SLEW_DEM
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1223
- Joined: Mon Jul 30, 2007 11:34 am
- Location: YA MUMS YARD YA UNDERSTAND
Re: Somaliland oo xabsiga dhigtay rag ka yimid shirkii Asmara
Dabadhilif regime
- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Somaliland oo xabsiga dhigtay rag ka yimid shirkii Asmara
They just crossed the border without Visa
hand them to the Ethiopians they will learn unforgettable lesson
hand them to the Ethiopians they will learn unforgettable lesson
- Midhisho
- SomaliNetizen

- Posts: 364
- Joined: Mon Aug 06, 2007 5:30 pm
- Location: Republic of Somaliland and bounty states of former buntland
Re: Somaliland oo xabsiga dhigtay rag ka yimid shirkii Asmara
didn't the Asmara group recently appoint Indha Adde the druglord second time as defence minister again ? , wallee ICU never learns
.
I thought the group was going to be a realistic dynamic opposition.
But when the old dogs are back ... its a shame its nothing but a gathering of losers and clowns .
kick out maddafukkers like aideed jr , indha adde and the wanted terrorists .
man this is sad for Somalia

- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Somaliland oo xabsiga dhigtay rag ka yimid shirkii Asmara
Mayee waa si fiican. Meelna loo diri maaye , markaa yara kala degto arrintu ay "cameradu" inaga jeesato waa la iska siidayn doona 
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 436 Views
-
Last post by DarthSomali
-
- 7 Replies
- 623 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 8 Replies
- 1015 Views
-
Last post by KartiHaween
-
- 19 Replies
- 1217 Views
-
Last post by udun