Tikniko ay Leedahay Somaliland iyo Sarakiil Ciidan Oo Soogalay Koonfurta Lascano
News (Laascaanood}28.9-7
War Deg Deg Ah::Ciidamo aad u farabadan oo ku gaashaaman gawaadhida tiknikada ah oo ay leeyihiin maamulka isku magacaabay somaliland ayaa isku gadaamay qaar kamid ah xaafadaha magaalada Laascaanood
Caawa fiidkii ayaa waxaa lagu arkayay qaar kamid ah xaafadaha magaalada laascaanood ciidamo beeleedyo ku hubaysan qoryaha fud fudud oo taageersan maamulka isku magacaabay somaliland.
Ciidamo beeleedyadan oo ay garab taagaan yihiin baabuur aad u badan oo tikniko ah oo caawa dhanka somaliland kasoo gashay kuna sugan aaga toga waqdari oo dhanka koonfurta kaga beegan magalaada.
Warku wuxuu intaa ku darayaa in maleeshiyada huwan baabuurta dagaalka ay hogaaminayaan saraakiil ay kamid yihiin Col. Ibraahim Caydiid iyo xubno xildhibaano ah oo uu horkacayo Xildhibaan Dhakool.
Xaalada magaalada ayaa kacsan dadkuna waxay siweyn u hadal hayaan natiijada ka dhalan karta ciidamo beeleed yadan xiligan isku ururiyay toga weyn ee waqdari
Jordan:::Widhwidh Online News Desk...Media Center
BREAKING NEWS TIKNIKO FROM SOMALILAND ENTER LASCANOD
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33838
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: BREAKING NEWS TIKNIKO FROM SOMALILAND ENTER LASCANOD
this isn't news, ina adeer 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS TIKNIKO FROM SOMALILAND ENTER LASCANOD
wa runti bishe 28 war waa run
but i heard zanawi said stop the war puntland and somaliland
hawla qarran aban ka wadda xamer eh

but i heard zanawi said stop the war puntland and somaliland
hawla qarran aban ka wadda xamer eh
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS TIKNIKO FROM SOMALILAND ENTER LASCANOD
more news
War Deg Deg ah Ciidamo Kayimid Somaliland oo Caawa Soo Buux Dhaafshey Laascaano
Bosaaso, Sabti, Sept 28, 2007 (SMC)
Warar hada naga soo gaarey magaalada laascaano ee xarunta gobolka sool ayaa tibaaxaya inay caawa halkaasi soo buux dhaafsheen ciidamo aad u tira badan oo kayimid dhinaca maamulka somaliland.
Goobjooge kusugan halkaasi oo Idaacada somaliweyn u warameyey ayaa sheegey in ay caawa halkaasi soo gareen gutooyin katirsan ciidamada somaliland kuwaasi oo kusoo jeede gudaha magaalada laascaaon inkasto aysan jirin warar rasmi ah oo xaqiijinaaya inta ay tiradoodo dhantahay.
Dadka ku dhaqan magaalada laascaano ayey caawa soo wajahdey cabsi ay ka qabaan wareer kaga yimaada Ciidamada Caawa soo harqiyey jiida hore ee ari cadeeyey Wallow ay jiraan ciidamo kale oo kayimid isla dhankaasi somaliland oo kusugan halka ay kuwaasi joogaan goob wax yar ka xigta dhanka koonfureed.
Macada ilaa iyo hataan inay wareeri doonan ciidamada somaliland oo caawa halkaasi soo gaarey gudaha magaalada laascaano balse dad badan ayaa Caawa isaga baxay magaalada halka kuwa kalena ay u xayd xaydanayaan sidii ay isga difaaci lahayeen wareer kaga yimaada ciidankaasi.
Baryihii aynu soo dhaafney ayey dagaalo kajireen deganadaasi dagaaladaasi oo lasheegey in hanti lagu kala qabsadey balse aan lacadeyn dhimasho ay sababeen .
Warar wixii kasoo kordha kala soco Somaliweyn Media Center
Somaliweyn Media Center (SMC)
Bosaaso/ Somalia
War Deg Deg ah Ciidamo Kayimid Somaliland oo Caawa Soo Buux Dhaafshey Laascaano
Bosaaso, Sabti, Sept 28, 2007 (SMC)
Warar hada naga soo gaarey magaalada laascaano ee xarunta gobolka sool ayaa tibaaxaya inay caawa halkaasi soo buux dhaafsheen ciidamo aad u tira badan oo kayimid dhinaca maamulka somaliland.
Goobjooge kusugan halkaasi oo Idaacada somaliweyn u warameyey ayaa sheegey in ay caawa halkaasi soo gareen gutooyin katirsan ciidamada somaliland kuwaasi oo kusoo jeede gudaha magaalada laascaaon inkasto aysan jirin warar rasmi ah oo xaqiijinaaya inta ay tiradoodo dhantahay.
Dadka ku dhaqan magaalada laascaano ayey caawa soo wajahdey cabsi ay ka qabaan wareer kaga yimaada Ciidamada Caawa soo harqiyey jiida hore ee ari cadeeyey Wallow ay jiraan ciidamo kale oo kayimid isla dhankaasi somaliland oo kusugan halka ay kuwaasi joogaan goob wax yar ka xigta dhanka koonfureed.
Macada ilaa iyo hataan inay wareeri doonan ciidamada somaliland oo caawa halkaasi soo gaarey gudaha magaalada laascaano balse dad badan ayaa Caawa isaga baxay magaalada halka kuwa kalena ay u xayd xaydanayaan sidii ay isga difaaci lahayeen wareer kaga yimaada ciidankaasi.
Baryihii aynu soo dhaafney ayey dagaalo kajireen deganadaasi dagaaladaasi oo lasheegey in hanti lagu kala qabsadey balse aan lacadeyn dhimasho ay sababeen .
Warar wixii kasoo kordha kala soco Somaliweyn Media Center
Somaliweyn Media Center (SMC)
Bosaaso/ Somalia
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS TIKNIKO FROM SOMALILAND ENTER LASCANOD
dhulbahante waa iska somalilander
viva somaliland
viva somaliland
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 399 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 0 Replies
- 591 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 12 Replies
- 1544 Views
-
Last post by Skippa
-
- 61 Replies
- 404 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 3 Replies
- 496 Views
-
Last post by precious_dyme
-
- 4 Replies
- 823 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 2 Replies
- 446 Views
-
Last post by Shirib
-
- 15 Replies
- 1201 Views
-
Last post by Kukri
-
- 21 Replies
- 135 Views
-
Last post by abdisamad3