Vetran Diplomat joins Kulmiye party

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Vetran Diplomat joins Kulmiye party

Post by XidigtaJSL »

Another HY heavy hiter defects to the Kulmiye party, wonder where this leaves UDUB



Dublamaasi Miisaan Culus Leh Masraxa Siyaasada Oo Ku Biiray Xisbiga Mucaarid ah ee KULMIYE

--------------------------------------------------------------------------------



()
hadhwanaag 2007-09-30 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Dan-jirihii hore ee Xukuummada Somaliland u fadhiyey Magaalo Madaxda Dalka Ethiopia ee Addis Ababa Ambassador Yuusuf Jaamac Burraale ayaa shaaca ka qaaday inuu ku biiray Xisbiga Mucaarid ah ee KULMIYE,Isaga oo ku Sababeeyey ku biiritaankiisa inuu ku qancay barnaamujyadiisa Siyaasadeed Xisbiga, isla markaa wuxuu ku tilmaamay inuu yahay ka kaliya ee ugu dhow ee fulin kara ujeeddooyinka ay ummaddani higsanayso,haddii loo igmado hoggaaminta dalka.

Sida waxa uu danjiruhu ku sheegay War-saxafadeed uu ku saxeexan yahay oo shalay soo saaray.

Waxaanu u dhignaa sidan:-

“Waxaannu dhammaan warbaahinta madaxabannaan la socodsiinayaa in aan dhawaan ka soo laabtay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo aan muddo ku dhaw saddex sanno ka ahaa madaxa xafiiska xidhiidhka Somaliland,iyadoo haatan shaqadaasi ii soo dhammaatay.

Ugu horreyn, waxaan fursadda war-saxaafadeedkan uga faa’iidaysanayaa in aan u mahadnaqo dawladda iyo shacbiga Itoobiya oo uu innaga dhexeeyo xidhiidh saaxiibtinimo iyo mid walaaltinimo oo ku salaysan derisnimo iyo taariikh dheer ee mandaqadda Geeska Afrika iyo weliba innagoo leh iskaashi joogto ah oo ku lug leh dhinacyo badan oo kala duwan.

Mar labaad waxaan idiinka socodsiinayaa anigoo ka fii’iidaysanaya xog-ogaalnimadayda siyaasadeed ee dibedda iyo gudaba iyo wacdiga innagu xeeran xilligan iyo sidii looga sabato bixi lahaa, loona xaqiijin lahaa geedi-socodka siyaasadeed iyo hadafka ay ummaddani higsanayso,ayaan qaran ee markaan daraasad dheer ku sameeyey barnaamijyada hoggaamineed ee saddexda xisbi hadda jira,waxaan ku qancay inuu yahay xisbiga ugu dhaw ee fulin kara ujeeddooyinka ay ummaddani higsanayso, haddii loo igmado hoggaaminta dalka xisbiga KULMIYE.

Sidaa darteed waxaan halkan ku caddaynayaa oo aan go’aansadey si aan u guto waajibkayga muwaadinino ee ila gudboon in aan ku biirey xisbiga KULMIYE laga bilaabo manta”.

Ambassador Burraale waxa uu xilal wasiirnimo ka soo qabtay xukuumadii Madaxweynihii Ugu Horeeyey ee Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Cali (Cabdiraxmaan-Tuur),isla markaana waxa uu muddo dheer soo ahaa Safiir u fadhiya dawladii Soomaaliya dalal ka tirsan Yurub,Afrika iyo Midowgii Sofiyeti,isaga oo muddo ahaa Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka Ethiopia.

Mustafe Cabdi Maxamed [Mustafe-Janaale]
Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa
E-mail, janaale94@yahoo.com
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: Vetran Diplomat joins Kulmiye party

Post by Madmadoobe »

HY should be given the vice presidency and the country should be run from bari mate. Reer Hargeisa should take a break for a while.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Vetran Diplomat joins Kulmiye party

Post by XidigtaJSL »

Two Reer Bari runing Somaliland would be nice. May be in the future, we are still batteling for recognition here and having the highest two posts occuppied by Isaaqmen sends the wrong signals to those who call Somaliland Isaqland

Vetran SNM Somalilander Cabdiraxmaan Labotole is most deserving to be our next vice president
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: Vetran Diplomat joins Kulmiye party

Post by Madmadoobe »

I agree, but if having Riyaale both as a vice president and president for years didn't change the openion of those who call us Isaaqland, I say screw them. Meesha nin Isaaq ah ha loodhiibo.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Vetran Diplomat joins Kulmiye party

Post by XidigtaJSL »

I agree, too. We need a small but effective government from all clans, lets not get ahead of ourselves and turn to a Bugland style Majeertenia where everyone is from one clan, we Isaaqs are more inclusive in our politics, the vice presidency is our way of saying thank you to the Samaroon who are the only clan who still support us in this thing called Somaliland


The prime misterail positions will more than likely be dominated by Isaaq
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”