Puntland Iyo Somaliland Oo Siweyn Ugu Herdamaya Gacan Ku Haynta Laascaanood
(Laascaanood}3.10-7
Iyadoo cirkaa ay isku sii sharereyso Xiisadaha colaadeed ee u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland, ayaa warar haatan soo baxaya waxay sheegayaan in Ciidamo fara badan oo Puntland ka tirsan ay gurmad ahaan ugu soo fool leeyihiin Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.
Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland ayaa waxaa la sheegayaa in ay gurmad ahaan ugu sii jeedaan Magaalada Laascaanood kuwaas oo isku urruursanaya Magaalada Garoowe ee Maamul Goboleedka Puntland.
Wasiir ku xegeenka warfaafinta Puntland C/qaadir Geelle ayaa gaashaanka ku dhuftay warka ka soo yeedhay wasiirka gaashaandhigga Somaliland ee sheegayay in guud ahaan ay gacanta ku dhigeen gacan ku haynta Magaalada.
Maamulka Puntland ayaa sheegtay inuu guulo uu ka gaadhay dagaalkii kadhacay y duleedka Deegaanka Abiisaaley, iyagoo sheegay in ay gacanta ku hayaan maxaabiis aad u farabdan oo Somaliland dagaalka kaga qabsadeen.
Si kastaba ha ahaatee Xiisadaha laga dareemayo Laascaanood, ayaa ah mid shacabka ku dhaqan magaalada ay muujinayaan wal walka ay ka qabaan in dagaalo qadhaadh oo lagu riiqmo uu ka dhaco.
Sarkaal ka tirsan Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay xeelad dagaal ay dib uga soo gurteen magaalada Laascaanood, hase ahaatee aan laga qabsan magaalada, halka Saraakiil ka tirsan maamulka Somaliland ay sheegeen in ay ciidamadooda ay aad ugu dhow yihiin magaalada Laascaanood,
Jo::Widhwidh Online News Desk..media Center
Puntland capture Somaliland soldiers in Absaaley
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Puntland capture Somaliland soldiers in Absaaley
There you go...the sarkaal said' they retreated from las anod for tactical reasons'...
Now things are quiet clear for u aren't they?

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1223
- Joined: Mon Jul 30, 2007 11:34 am
- Location: YA MUMS YARD YA UNDERSTAND
Re: Puntland capture Somaliland soldiers in Absaaley
Laascaanood}3.10-7
Gudoomiyaha gobolka Sool , Ibraahin Jaamac Daad ayaa sheegay in puntland ay gebi ahaanba gacanta ku hayso dhamaan magaalada laascaanood isla markaan aysan waxba kajirin warar uu ku tilmaamay inay been abuur yihiin oo kasoo baxaya dhanka somaliland wuxuuna gudoomiyuhu , eedeyn u jeediyay maamulka labaxay Somaliland.
Mr. Daad ayaa waxaa uu tilmaamay in dagaalkii shalay ciidamada puntland ay kula galeen magaalada Laascaanood, ciidamada kasoo horjeeda ee maamulka iskumagacaabay Somaliland in ciidamadaasi ay garab siinayeen xubno argagixiso, sida uu carabka ku dhuftay.
Waxaa soconaya dhaq dhaqaayo ciidan oo u dhaxeeya Maamulada Somaliland iyo Puntalad, iyadoo dhanka kalena maamulka Somaliland uu beeniyey eedeymo kaga yimi dhanka Puntland, ee ahaa in argagixiso ay ka barbar dagaalamayso Somaliland.
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helayo magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa ayaa sheegaya in iya Melles Zenawi uu fariimo u soo kala diray Madaxweynayaasha maamulada Somaliland iyo Puntland Daahir Rayaale Kaahin iyo Jen. Cadde Muuse Xirsi, .
Waxaa arintani ay qeyb ka tahay ayaa la leeyahay dadaal nabadeed oo Melles ku doonayo inuu ku dhexdhexaadiyo labada dhinac, lamana oga illaa hadda in casuumadaasi ay aqbaleen iyo in kale, balse waxaa hubanti ah inay Taliska Itoobiya ay xidhiidh wanaagsan la leedahay labada maamulba .
Xiisado dagaal iyo dhiilo colaadeed oo cirka isku sii shareereysa ayaa laga dareemayaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool iyo deegaanada ku xeeran ka dib dagaal qadhaadh oo ka qarxay deegaanka Abeesaale oo ilaa 16-Km wax ka yar u jira magaalada laascaanood kaasoo u dhexeeya ciidamada labada maamul ee Puntland iyo Somaliland oo mudooyinkana isku hor fadhiyey deegaano badan oo ka tirsan sool
Waxaa xidhan goobaha ganacsiga, iyadoo dadweynaha magaalada Laascaanoodna ay bilaabeen iney guryahooda ka barakacaan sababo la xidhiidha in dagaalka ka socda hareeraha magaalada uu ku soo fido gudaheeda oo ka dibna ay ka soo gaadho waxyeelo, .
Gudoomiyaha gobolka Sool ee maamulka Puntland Ibraahim Jaamac Daad ayaa sheegay in Puntland ku sugan yihiin meel ilaa 10-km waqooyi ka xigta magaalada Laascaanood oo difaacna ay ka galeen, wuxuuna meesha ka saaray sheegasahada Somalialnd ee ah iney qabsadeen Laascaanood, wuxuuna sheegay in magaalada ay weli gacanta Puntland ku jirto oo isla markaana ay ku sugan yihiin ciidamada Puntland, wuxuuna ku eedeeyey Somaliland iney dagaalkasi u soo adeegsatay wax uu ugu yeedhay Kooxo argagaxiso ah oo xidhiidh hoose uu ka dhexeeyo.
Sidoo kale waxaa ka hadlay dagaalada laascaanood Taliyaha ciidanka Booliska puntland Cabdi casiis Saciid Gacamey oo sheegay inay dagaalka lug weyn ku leeyihiin kooxda Al-shabaab oo kamid ah garabka hubaysan ee maxaakiimta
Si kastaba ha ahaatee wali waxaa is horfadhiya ciidamada labada dhinac iyadoona laga cabsi qabo in ay markale isku dhacaan.
Isgaadhsiinta magaalada Laascaanood ayaa hawada ka maqan, waxaana taasi ay ka dhigeysaa inaan la'ogolayn in si dhab ah loo ogaado xaalada magaalada iyo qaabka ciidamada ay u joogaan

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Laascaanood gaaray
Last Updated::2007-10-02 14:48:58
Laascaanood (HRNet):- Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna siihayaha xilka Madaxweynaha Md.Xassan Daahir Afqudhac ayaa xalay gaaray magaalada Laascaano.
Md.Afqudhac ayaa gaaray magaalada kadib markii ay dagaalo ka dhaceen duleedka magaalada LaasCaanood.
Md.Xassan Daahir ayaa kulan la qaatay odayaasha iyo nabadoonada gobalka Sool, ayadoo laga wada hadlay sidii amniga gobalka loo sugi lahaa.
Madaxweyne kuxigeenka ayaa saaka sidoo kale kulamo dheeraad ah la yeeshay cuqaasha magaalada.
Dhinaca kale saaka iyo xalay ayey magaalada Laascaanood gaareen ciidamo tiro badan oo ah kuwa Puntland kuwaasi oo gacanta ku haya magaalada iyo nawaaxigeeda.
C/risaaq Shiino
HorseedNet.com

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 394 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 9 Replies
- 1916 Views
-
Last post by radical
-
- 28 Replies
- 1484 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 8 Replies
- 1645 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 0 Replies
- 587 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 2 Views
-
Last post by Executive
-
- 60 Replies
- 422 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 12 Replies
- 820 Views
-
Last post by SuldaanOfSanaag
-
- 60 Replies
- 4510 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 5 Replies
- 661 Views
-
Last post by James Dahl