ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
Wadaadada Gobolada jubbooyinka oo ku goodiyay dagaal hadii aysan tallaabo Qaadin Beesha Sade.
Laba maalmood ka dib dilkii Magaalada kismaayo loogu gaystay laba wadaad oo ay dileen maleeshiyooyin ka soo jeeda Beesha Sadde ayaa waxaa la dareemayaa xiisad tii ugu Balaarnayd oo ka taagan Magaaladaasi dekada leh.
Kullamo xasaasi ah ayaa waxaa ay u socdaan odayaasha Beesha Sade waxaana ay kaga hadlayaan in gacanta lagu soo dhigo kooxdii ka dambaysay dilkaas oo kula dhex laafyoonaya gudaha Magaalada Qoryo iyo baabuurta dagaalka.
Wararka laga helayo shirarkaan waxaa ay sheegayaan in la isku Mari la’yahay qaabka loo wajahayo soo qabashada raggii dilkaas gaystay oo 30 kor u dhaafaya islamarkaana isu rogay qaab Juffo lana soo baxay baabuurta dagaalka ayna ku sii biireen Maleeshiyooyin hor leh.
Kullan ay yeesheen Wadaadada Beeshaas iyo odayaasha dhaqanka ayaa la iskula gartay in dhinac looga soo wada jeesto kooxdii falkaas gaystay laakiin xubno ka mid ah kuwa firfircoon ee Wadaadada ayaa waxay leeyihiin ka jawaabid la,aanta falka ayaa muujinaysa in ay jiraan xubno badan oo raali ka ah.
Mid ka mid ah Wadaadada Jubbooyinka oo ka soo jeeda Beesha Sade ayaa sheegay in Kismaayo aysan nabad ahaan doonin hadii aanan la keenin kooxdii dilka gaystay oo uu ku tilmaamay in ay yihiin Ashahaado la dirir.
“ waxaan ka warsugaynaa odayaasha hadii ay jawaab keeni waayaan hade arintaas muslimiinta ayay utaalaa iyagaana ka jawaabaya” ayuu yiri mid ka mid ah wadaadada.
Magaalada kismaayo waxaa si aad ah looga hadal hayaa dilkaas iyo saamaynta uu reebay waxaana la arkayay Mareeyaha garoonka diyaaradaha kismaayo ee ay ilaaladiisu dilka gaysatay oo samaystay tikniko fara badan markii la sheegay in uu fariimo dil ah helay.

Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
Why did they kill these wadaads?this kinda thing never even happened in JVA and Hiiraales time..wondering if Kismaayo is ruled by bunch of Mooryaans now 

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
dee mooryaan ka daran baa meeshaas jooga
TFG iyo dhabadhilifa xabashiga
like in muqdisho puntland iyo meelo kale
all dhabadhilifs

- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
hope those mooryaans who killed innocent wadaads will be put into death row
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
Kismayo follows the Shariah of Islam. If you kill someone, no mag will be accepted. You will be killed. This is what the Sade leadership decided on a long time ago.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
20 wadaado baa lagu laayey in barqaal puntland
3 wadaado baa xabasiga lagu taxaabay in somaliland and tortured
300 wadaado baa lagu laayey in muqdisho
now 2 wadaado in kismaayo
our wadaado arent safe in somaalia
3 wadaado baa xabasiga lagu taxaabay in somaliland and tortured
300 wadaado baa lagu laayey in muqdisho
now 2 wadaado in kismaayo
our wadaado arent safe in somaalia
Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
luq
how you gonna bring whole milita to justice..or you are saying the wadaads were guilty
how you gonna bring whole milita to justice..or you are saying the wadaads were guilty
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
Adanboy,
I just heard two people were killed, I don't know if there wadaado or not. The security situation in Kismayo has been improving big time in the last few months. The problem is during the lawless time between the ICU and TFG takeover a lot of mooryan entered the city, and these guys don't take orders from anybody. Its going to take time to snuff them out. As far as wadaado, there were plenty of Marehan wadaado that came from Xamar in large numbers to Kismayo a few months ago and they were welcomed. These were just a couple of Mooryans just causing trouble probably.
I just heard two people were killed, I don't know if there wadaado or not. The security situation in Kismayo has been improving big time in the last few months. The problem is during the lawless time between the ICU and TFG takeover a lot of mooryan entered the city, and these guys don't take orders from anybody. Its going to take time to snuff them out. As far as wadaado, there were plenty of Marehan wadaado that came from Xamar in large numbers to Kismayo a few months ago and they were welcomed. These were just a couple of Mooryans just causing trouble probably.
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
[quote="Luq_Ganane"]Kismayo follows the Shariah of Islam. If you kill someone, no mag will be accepted. You will be killed. This is what the Sade leadership decided on a long time ago.[/quote]
walahi if every region somalia practice dat somalia will be safe

Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
Luq ganaane
Its more serious then you put,but what I heard is the two wadaad,respectively a Majeerteen and Dhulbahaante were well known and locally respected businessmen residing in the city,..and i suspect this is politically motivated than clan--a way to bring TFG to Kismaayo or simply put Sade against eachother..these mooryaans who did the killing got paid for it ,and now they are covered by their subclan,,its well planned crime..
Its more serious then you put,but what I heard is the two wadaad,respectively a Majeerteen and Dhulbahaante were well known and locally respected businessmen residing in the city,..and i suspect this is politically motivated than clan--a way to bring TFG to Kismaayo or simply put Sade against eachother..these mooryaans who did the killing got paid for it ,and now they are covered by their subclan,,its well planned crime..
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
i think they were ICU wadaads and newska sais the foreman of garoonka diyaaradaha's behind this and his merehan
hada merehan ICU of jubbaland are angry and will take revenge
their not influenced by qabiil
[quote]Magaalada kismaayo waxaa si aad ah looga hadal hayaa dilkaas iyo saamaynta uu reebay waxaana la arkayay Mareeyaha garoonka diyaaradaha kismaayo ee ay ilaaladiisu dilka gaysatay oo samaystay tikniko fara badan markii la sheegay in uu fariimo dil ah helay.[/quote]
hada merehan ICU of jubbaland are angry and will take revenge
their not influenced by qabiil

[quote]Magaalada kismaayo waxaa si aad ah looga hadal hayaa dilkaas iyo saamaynta uu reebay waxaana la arkayay Mareeyaha garoonka diyaaradaha kismaayo ee ay ilaaladiisu dilka gaysatay oo samaystay tikniko fara badan markii la sheegay in uu fariimo dil ah helay.[/quote]
Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
Someone bring chieftain Dawladsade

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
^^
Adanboy,
You could be right. Inshallah next time we get a call from Kismayo I'll ask for myself. Lakin DS probably already has the full story, as his Adeer is in charge of the city and he gets daily updates

Last edited by Luq_Ganane on Sat Oct 06, 2007 12:19 pm, edited 2 times in total.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG

horta i think dawladsade will explain. he knows more about this then ninkaan luq_ganane
waryee dawladsade afhayeenka afara jubbaland ee snet
wheres the faafaahin
Re: ANGRY MEREHAN ICU SAY THEY WILL KILL MEREHAN TFG
Hiiraanboy
beledweyene kawaran sxb
beledweyene kawaran sxb
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1022 Views
-
Last post by KingMJ
-
- 2 Replies
- 353 Views
-
Last post by Kramer
-
- 19 Replies
- 1070 Views
-
Last post by Dr.Galbeyte.
-
- 39 Replies
- 2753 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 7 Replies
- 1063 Views
-
Last post by kkk47
-
- 2 Replies
- 546 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 1 Replies
- 379 Views
-
Last post by mvp
-
- 47 Replies
- 2354 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 1 Replies
- 333 Views
-
Last post by adanboy