Askar Ethiopian ah oo ku dhimatay qarax ka dhacay suuqa xoolaha
(07-10-2007) Inta la ogyahay sadex askari oo Ethiopian ah iyo shan qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay qaraxyo goordhawayd lala beegsaday ciidamo Ethiopian ah oo howlgalo ka waday xaafadda suuqa xoolaha ee degmadda Heliwaa.
Kooxaha xaq-udirirka ee ka soo horjeeda joogitaanka ciidamada Ethiopia iyo kooxda mbeghati ayaa sadex bam gacmeed ku weerararay ciidamadani Ethiopianka ah xilli ay ku guda jireen howlgalo ay ka wadeen xaafadda suuqa xoolaha.
Sadex ka mid ahaa askartaasi Ethiopianka ah iyo labo qof oo rayid ah ayaa ku nafwaayay qaraxyadaasi halka shn kale oo afar ka mid ahi ay Ethiopian yihiin ay ku dhaawacmeen.
Qaraxyadda kadib ayaa ciidamada gumaystaha Ethiopia ee xoogga ku haysta magaaladda Muqdisho waxa ay dhinacyadiida u fureen rasaas aanay u meel dayin taasoo sababtay dhimashada labo qof oo rayid ah iyo sadex qof oo kale oo iyana rayid ahaa oo dhaawacyo ay soo gaaraan.
Qaraxyadan lala beegsaday ciidamada Ethiopianka ah ayaa waxay sababeen in uu istaago ganacsigii xaafadaasi suuqa xoolaha iyadoo sidoo kalana gaadiidkii dadwaynuhu ay istaageen.
Dhawaan ayay ahayd markii miino nooca dhulka lagu aaso ah lala beegsaday gaari noociisu uu ahaa Ural oo ay saarnaayen in ka badan 10 askari oo dhamaantoodbana ku dhintay qaraxaasi.
Qaraxyadan loo gaystay ciidamadaasi Ethiopianka ah ayaa ku soo beegmay xilli saraakiisha ciidamada Boolisku ay sheegeen in howlgaladii lagu sugayay amaanka magaaladda Muqdisho ay si toos ah u bilaabmeen.
Dalkanews.com, Muqdisho.
Askar Ethiopian ah oo ku dhimatay qarax ka dhacay suuqa xool
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Dr.Galbeyte.
- SomaliNetizen

- Posts: 866
- Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
- Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.
-
Unclebin-
- SomaliNet Super

- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Askar Ethiopian ah oo ku dhimatay qarax ka dhacay suuqa xool
Good work guys....
Now 80 Thousand more times.........
Now 80 Thousand more times.........
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Askar Ethiopian ah oo ku dhimatay qarax ka dhacay suuqa xool
MASHALLAH
DOWN DOWNT TIGRAY DOWN
DOWN DOWN MAMUULKA MEJEERTENIYA DOWN
DOWN DOWNT TIGRAY DOWN
DOWN DOWN MAMUULKA MEJEERTENIYA DOWN
- Dr.Galbeyte.
- SomaliNetizen

- Posts: 866
- Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
- Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.
Re: Askar Ethiopian ah oo ku dhimatay qarax ka dhacay suuqa xool
dont give them that credit their just a piece of puzzle that make up the ethiopian colony.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 579 Views
-
Last post by COSTA
-
- 9 Replies
- 1564 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 23 Replies
- 178 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 8 Replies
- 1031 Views
-
Last post by Coeus
-
- 17 Replies
- 2014 Views
-
Last post by Complicated19
-
- 13 Replies
- 1170 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 23 Replies
- 2568 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 0 Replies
- 457 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 516 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 3 Replies
- 864 Views
-
Last post by Murax