Dagaal xoogan oo ka bilowaday agagaarka saldhigga H/wadaag ee Muqdisho
Click here to find shabelle news in English
Shabelle airs news in English
Mogadishu 16, Oct. 07 ( Sh.M.Network)- Dagaal xoogan oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ka bilowday nawaaxiga saldhigga iyo wadada isgoyska H/wadaag ee suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Israsaaseyntaan oo u dhaxeysa ciidamada dowladda iyo kooxaha ka soo horjeeda oo bilaabatay abaaro 6:05 Pm ayaa waxaa si weyn loo maqlayaa qaraxyo loo adeegsanayo baasuukayaal.
Lama oga wali qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay iska horimaadkaan oo ka soconaya meel u dhow saldhigga H/wadaag.
Iska horimaadkaan ayaa yimid ka dib markii kooxaha ka soo horjeeda dowladda ay weeraro ku qaadeen ciidamada dowladda ee fariisinka ku leh saldhigga degmada H/wadaag.
Qaraxyo iyo rasaas culus ayaa si weyn loo maqlayaa. wadada wadnaha, iyadoo rasaas iyo madaafiic ay ku soo dhacayaan xaafadaha dadka raidka ay dagan yihiin ee ku xeeran suuqa Bakaaraha.
Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe.
Click here to find shabelle news in English
Halkaan ka dhageyso warar ku baxaya luuqadda English ka
Shabelle Media Network Somalia
E-mail us: info@shabelle.net
Email Us: news@shabelle.net
Dagaal xoogan oo ka bilowaday agagaarka saldhigga H/wadaag
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 399 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 0 Replies
- 375 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 621 Views
-
Last post by S-D-M
-
- 1 Replies
- 361 Views
-
Last post by adanboy
-
- 0 Replies
- 482 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 350 Views
-
Last post by kambuli
-
- 9 Replies
- 1137 Views
-
Last post by Serena
-
- 11 Replies
- 586 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 10 Replies
- 1381 Views
-
Last post by Rooble90