Dagaalkii 15.10.2007 khasarihii loo gaystay BuQland
Posted: Thu Oct 18, 2007 6:45 am
Waxa laga dilay ku dhawaad 29
Waxa laga dhaawacay tiro aan la cadadlahayn
Waxa laga qabtay 35 nin oo 8 dhaawactay
Ragga la qabtay 8 waa Dhabayaco inta kale waa Qurjiile
Waxa ku jira ragga la qabtay 1 sarkaal oo ahaa ninkii hogaaminaayey aaga Abeesalay ee Buqland.
Tirada guud ee Bisha October Maxaabiista laga qabqabtay Buqland waa 47 nin oo ku jiraan saraakiil sare.
Tikinikoda laga qabtay waxa ku jira 6 baabuurta Cabdibille la yidhaa (Toyota pickup), 3 baabuurta xambaarta qoriga lidka diyaarada ah ee Suuga. 2 baabuurta xamuulka raashina qaada. Waxa laga qabtay oo kale saanado badan oo military oo ku jiraan rasaas iyo hub noocyo kala duwan leh.