BREAKING NEWS CAASHO YUSUF RESIGNS
Posted: Mon Oct 22, 2007 5:33 pm
WAR DEG DEG AH Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa Xilkii Madaxweynaha iska casilay, isagoo ku sababeeyey iscasilaadiisa arrimo shakhsi oo u gaar ah.
Mudane Cabdulaahi Yuusuf waxa uu ka soo muuqday telefishinka Caalamiga ah ee Universal isagoo u sheegay dadka inuu ka tegayo xafiiska, wuxuuna sabab uga dhigay in Soomaaliya ay u baahan tahay hogaamiye cusub oo soo celin kara xasilloonida iyo dawladnimadii Soomaaliya.
Dadka arrimaha siyaasadda ka hadlaana waxay sheegeen in iscasilaada Mr. Yuusuf ay dhabaha u xaareyso doorashooyin guud oo deg deg ah in la qabto.
Wixii kosoo kordha idan ALLE halkan baad ka helidoontaa