OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
is that Somaliland music? it sounds just like Somali....I can even understand what they're saying 

- King-of-Awdal
- SomaliNet Super
- Posts: 6111
- Joined: Thu May 17, 2007 5:26 am
- Location: The Future.
Re: OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
Gedo_Boy
Dee its Qowdhan somali.
Dee its Qowdhan somali.

Re: OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
isn't a Dhulo Def. Minister for Sland? that's some good politics
anyways, PLand gambled on trying to take over the South and alienated so many people so I'm sure SLand felt the time was imminent.

anyways, PLand gambled on trying to take over the South and alienated so many people so I'm sure SLand felt the time was imminent.
Re: OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
look @ the final credits
Soo duubidii: Al Jasiira
Sii duubidii: SomalilandEmbassy.net

Soo duubidii: Al Jasiira
Sii duubidii: SomalilandEmbassy.net

- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super
- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
- Midhisho
- SomaliNetizen
- Posts: 364
- Joined: Mon Aug 06, 2007 5:30 pm
- Location: Republic of Somaliland and bounty states of former buntland
Re: OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
you don't get it do you Gedo boy ?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
al al jamhuurihiidiya al somalilandiya 

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
nice one emperior 

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
Guul Somaliland
- Advocatar
- SomaliNet Super
- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
The people of lascanood will prevail, Guul to them.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
GUUL THE PEOPLE OF LASCANOOD
AND THIS REER LASCANOOD WEBSITE
Duqa Degmada Laascaanood ee maamulka Somaliland oo maanta irida ufuray xafiiska Dawlada Hoose.
Warkii 24-Oct-2007 iyo Qormadii: Axmed C/laahi Binow
Waxaa maanta markii ugu horaysay uu irirada ufuray Duqa Degmada Laascaanood ee Gobolka Sool Axmed Daahir Xasan xafiiska Dawlada hoose tan iyo intii maamulka Somaliland uu la wareegay gacan ku haynta Gobolka Sool oo uu kala wareegay maamulka Puntland.
Waxaa kasoo qayb galay xaflada wayn ee loo dhigay furitaanka xafiiska Degmada Laascaanod dadwayne aad ufara badan oo ay fureen maamulka Somaliland isagoo hore ugu furaan jiray maamulkii Puntland ee ka arimin jiray Gobolka Sool muddo shan sanadood ah.
Dadwayanaha kasoo qayb galay ayaa ahaa dadwayne boqolaal kor udhaafaya iyo waliba masuuliyiin ka socda maamulka Somaliland ee hadda ku sugan Gobolka Sool iyo waliba Odayaal dhaqameedyo matalayay shacabka Gobolka Sool.
Xaflada ayaa ugu horayn waxaa furay Duqa Degmada Laascaanood oo si wayn ugu soo dhaweeyay halkaasi dhamaanba bulshadii ka qayb qaadatay xaflada isagoo si wayn uga mahad celiyay bulshadaasi waxaana uu sheegay in uu xafiisku hadda wixii ka danbeeya uu si rasmi ah ufuran yahay.
Sidoo kale Duqa Degmada Axmed Daahir Xasan ayaa waxa uu sheegay in ay hadda wixii ka danbeeya ay hawl gali doonaan dhamaanba xafiisyada Dawlada Somaliland ee ay ku leedahay Gobolka Sool si dagdag ahna loo furi doono dhamaaba xafiisyadaasi.
Xafladan maanta ka dhacday hoolka shirarka ee Dawlada hoose ayaa ahayd xafad ku bilaabatay jawi daganaansho ah oo ay dadka halkaasi isugu yimi ay si wayn ugu faraxsanaayeen xafladaasi iyadoo ay halkaakisna ay ka hadleen dadawayne fara badan iyo waliba masuuliyiin.
Isku soo wada duuboo waa markii ugu horaysay ee xafiiska Dawlada hoose si rasmi ah loo furo oo ay furaan maamulka Somaliland tan iyo intii dhidibada loo aasaasay oo ay ka furaan Gobolka Sool iyadoo uu horay xafiiskani u shaqayn jiray oo uu ufuraa maamulka Puntland.
Axmed C/laahi Binow
Afnugaal.com Laascaanood
Binow1@hotmail.com
info@afnugaal.com

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
Gabadhi Talxe ba waa iyadi tiri
Adeer Caydiid cilaanlow
Darood kala cayriyoow
Mareexaan ceeyrsadoow
Carada waa ku cidlee
I cam-cami caawa kali
Yaan la dilin buu yiri, walle run bay sheegtey ee caawa nasto yuu ku yiri hawiyoow hadaad dagaal rabtiin mareexaan meel walbuu kasoo socdaaye is diyaariya
Marka Somaliland iyaduna caawa keliya hayska cam-camiso las caanood

Last edited by Voltage on Wed Oct 24, 2007 10:05 pm, edited 1 time in total.
- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
^^^I love that Poem...
Voltage it's reer sool themselves doing the act saaxib. Sool is in the palms of reer sool.

Voltage it's reer sool themselves doing the act saaxib. Sool is in the palms of reer sool.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: OMG WATCH SOMALILAND TAKE OVER LASCANOOD ON VIDEO
dee buraanburka gabadha talxe tirisay aad jeclaatid maad fahantay horta
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 1089 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 11 Replies
- 1050 Views
-
Last post by Wareer
-
- 0 Replies
- 256 Views
-
Last post by Murax
-
- 3 Replies
- 1529 Views
-
Last post by galia
-
- 9 Replies
- 783 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 7 Replies
- 667 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 224 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 2 Replies
- 1617 Views
-
Last post by hey-loser
-
- 12 Replies
- 575 Views
-
Last post by neocon_2007