Cabdullaahi Yuusuf oo miir daboolmay sida wararku nagu soo gaarayaanna uu Madaxa dhiig kaga furmay (Stroke)
Mogadishu 20, Oct. 2007 (Hillaac.net)- Xaaladda Caafimaad ee Cabdullaahi Yuusuf ayaa aad looga deyrinayaa iyadoo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay uu marba marka ka dambeeysa ka sii darayey, xalay ayaa sida warar hoose nagu soo gaarayaan uu Cabdullaahi Yuusuf miir daboolmay (Unconcesness) galabta ayaana waxa la qorsheynayaa in laga duulin doono Garoonka Magaalada Beydhabo iyadoo Addis Ababa la geyn doono kadibna sida la filayo loo gudbin doono Waddanka UK.
Waxa wararka qaar ay sheegayaan in uu madaxa dhiig uga furmay (Stroke) waxana loo badinayaa in dhinaca bidix uu Paralise ka noqday dhiiggaas madaxa kaga furmay dartiis.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa Stress badan uu la kulmay Cabdullaahi Yuusuf kadib markii Geedigii ay Tigreega u wada shaqeyn jireen ay qir iyo qir soo kala istaageen, taas oo keentay in uu isku buuqo oo sida la sheegayna ugu dambeyntii sababtay in uu Dhiig madaxa kaga furmo.
Geeddi ayaa sida la sheegay isaga la damacsanaa in la'eryo sababta Addis looga yeerayna waxay ahayd in lagu amro inuu is casilo, balse Tigreega ayaa arrintaas dib uga fiirsaday kadib markii loo soo sheegay xaaladda Caafimaad darro ee haysata Waayeelka waddankii gubay.
hillaac on October 20 2007 02:38:25
38 Comments · 584 Ayaa Akhrisay ·
Cabdullaahi Yuusuf oo miir daboolmay, Madaxa dhiig kaga furm
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Dr.Galbeyte.
- SomaliNetizen
- Posts: 866
- Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
- Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2215
- Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
- Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
- Contact:
Re: Cabdullaahi Yuusuf oo miir daboolmay, Madaxa dhiig kaga furm
miir daboolmay!
Do you mean Miyir doorsoomay?
Do you mean Miyir doorsoomay?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Cabdullaahi Yuusuf oo miir daboolmay, Madaxa dhiig kaga furm
even though i dont like the dude i dont wish him dead
caafiimaakda ilahay ba haya
waleh waleh ducaysta
caafiimaakda ilahay ba haya
waleh waleh ducaysta
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 582 Views
-
Last post by Sade-KING
-
- 0 Replies
- 315 Views
-
Last post by Bunayste
-
- 21 Replies
- 1153 Views
-
Last post by Ugaas Diini
-
- 50 Replies
- 1996 Views
-
Last post by Ashlee~
-
- 0 Replies
- 375 Views
-
Last post by siciid harti
-
- 2 Replies
- 547 Views
-
Last post by A.A.GULLEID
-
- 13 Replies
- 1458 Views
-
Last post by MrSinister
-
- 5 Replies
- 927 Views
-
Last post by Khalid 5