MAANTA SI FICAAN BA XABASHIGA LOO YABIYAY
TOMORROW BIGGEST BANAANBAX'S GONNA HAPPEN
NINKII DHOOF KU YIMID BEEY GEERIDU DHIBEEYSA WAQTIQII DHAMAAYO WUU DHAQAAQI DOONA
ALLAHU AKBAR
IM BACK IN TIME FOR BIGGEST KACDOON IN HISTORY
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: IM BACK IN TIME FOR BIGGEST KACDOON IN HISTORY
Hiiraan Welcome. Where is the banaanbax?
-DawladSade
-DawladSade
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: IM BACK IN TIME FOR BIGGEST KACDOON IN HISTORY
Bulshada rayidka oo berri qabanaya banaanbixii ugu weynaa ee looga soo horjeeda Itoobiyaanka
Banaanbixii ugu balaarnaa ee looga soo horjeedo tacadiyada & xusuuqa ay ka geysanayaa ciidamada Itoobiya Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah uu ka dhaco magaalada Muqdisho, iyadoo banaanbaxaasi ay soo abaabuleen ururada bulshada rayidka ah ee ka dhisan Muqdisho.
Banaanbaxa lagu wado in uu berri dhaco oo ay diyaargarow ballaaran u galeen inta badan bulshada ku dhaqan Muqdisho ayaa noqonaya mid dadku ay dareenkoodu ka muujin doonaan sida uu inoo xaqiijinayo weriye ku sugan magaalada Muqdisho, wuxuuna xusay weriyuhu in shacabka ay doonayaan in ay si isku duubni ah u muujiyaan sida ay uga soo horjeedaan ciidamada Itoobiya oo billaabay dilal & xusuuq ay u geysanayaan dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan, iyadoo Itoobiyaanka ay marar badan dilal u geysteen iimaamyada masaajidada Muqdisho.
Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar
dayniilecom@hotmail.com
Banaanbixii ugu balaarnaa ee looga soo horjeedo tacadiyada & xusuuqa ay ka geysanayaa ciidamada Itoobiya Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah uu ka dhaco magaalada Muqdisho, iyadoo banaanbaxaasi ay soo abaabuleen ururada bulshada rayidka ah ee ka dhisan Muqdisho.
Banaanbaxa lagu wado in uu berri dhaco oo ay diyaargarow ballaaran u galeen inta badan bulshada ku dhaqan Muqdisho ayaa noqonaya mid dadku ay dareenkoodu ka muujin doonaan sida uu inoo xaqiijinayo weriye ku sugan magaalada Muqdisho, wuxuuna xusay weriyuhu in shacabka ay doonayaan in ay si isku duubni ah u muujiyaan sida ay uga soo horjeedaan ciidamada Itoobiya oo billaabay dilal & xusuuq ay u geysanayaan dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan, iyadoo Itoobiyaanka ay marar badan dilal u geysteen iimaamyada masaajidada Muqdisho.
Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar
dayniilecom@hotmail.com
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: IM BACK IN TIME FOR BIGGEST KACDOON IN HISTORY
Xabashidu marka banaanbaxa so ma garaacayaan
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: IM BACK IN TIME FOR BIGGEST KACDOON IN HISTORY
dawladsade iska sug
beri biggest fight gonna happen iyo banaanbax. GEDIna defeated caasho yusuf in siyaasid.

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: IM BACK IN TIME FOR BIGGEST KACDOON IN HISTORY
aryaa XABAD aa la rabaa, banaan bax xeey tahay!
axmaarada bakhtigooda jidadka xamar cawada waa buxaan, saas haddii lagu wado gaalada axmaarada iyagaa iska baxaayo.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 762 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 34 Replies
- 1958 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 3 Replies
- 903 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 33 Replies
- 2443 Views
-
Last post by original dervish
-
- 17 Replies
- 1627 Views
-
Last post by R.I.P Kiyan
-
- 0 Replies
- 601 Views
-
Last post by sahal80
-
- 4 Replies
- 780 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 4 Replies
- 961 Views
-
Last post by Advo
-
- 14 Replies
- 1488 Views
-
Last post by S-D-M