HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
Hawlo Lagu Balaadhanayo Garoonka Cigaal international Airport oo Maanta Laga Bilaabay Madaarkaasi
News Archives Printable view Email this Article Translate Submit News
Oct 27 2007 (Somaliland Net) - Garoonka Diyaaradaha ee magaalada hargeysa oo laga bilaabay dayactir lagu samaynayo si ay usoo faraystaan diyaaradaha waaweyn ee xamuulka ihi .
wasiirka wasaarada duulista hawada iyo gaadiidka cirka cali maxamed waran cade ayaa daboolka ka qaaday inay maanta bilaabeen dayactir ay ku samaynayaan dhabada diyaaradaha ee garoonka hargeysa si ay u soo fadhiistaan diyaaradaha waa weyn ee xamuulka qaada
wasiirka oo maanta shir jaraa,id oo arintan kaga hadlayay ku qabtey madaarka ayaa waxa uu sheegey in dhabada diyaaradaha ee garoonka hargeysa oo aan mudo dheer wax dayactir aan lagu sameyn oo ay soo fadhaysan karaan hada diyaaradaha yar yar , isla markaana aaanay soo fadhaysan karin dayaaradaha waa weyn ee nooceedu yahay jetka ay lagama marmaan noqotey in dayactir lagu sameeyo,
waxa kale oo uu sheegey in diyaaradaha hada soo fadhaysta garoonka oo ah qaar yar yar oo duuga isla markaana dadku marka ay soo raacaan kala kulmaan dhibaato gaar ahaana dadka qurba jooga reer somaliland ee dalkooda dib ugu soo noqonaya ay ka soo raacaan ama u sii raacaan ilaa jabuuti ay cabasho badan ka muujiyeen , sidaa awgeedna markii ay ogaadeen khatarta ay raakaabka diryaaradahan yar yar ee duuga ahi u leeyihiin in ay go.aan sadeen in ay bilaabaan sidii garoonka looga dhigi lahaa mid caalami ah oo ay soo fadhaysan karaan diyaaradaha waa weyn ee jetku sida 737
waxaanu sheegey in dib u habayntan dhabada diyaaradaha lagu sameynayo ay faaiido weyn oo dhaqaale u yeelan doonto dalka,
mudane cali maxamed waran cade waxa uu intaa raaciyey in dib u hagaajintan dhabada diyaaaradaha lagu sameyn doono ay ku bixi doonto kharash dhan afar boqol oo kun oo doolar, hasa yeeshee wuxuu sheegey in xukumad ahaan ay hada bilaabeen hawsha balse shacbiga gudaha iyo dibadana ay ubandhigi doonaan ka qayb qaadashada hawshan
waxaanu intaa ku daray in ay sameyn doonaan gudi isugu jirta qurba jooga reer somaliland iyo dalka gudihiisa oo ka hawl geli doonta soo ururinta dhaqaalaha lagu sameyn doono dhabada diyaaradaha wixii ay xukumadu awoodo mooyaane wixii kale iyaadoo uu xusay in hada qorshahan dayactirka ee dhaabada lagu sameynayay uu yahay dhabada oo sideeda in koofiyad kale la sii saaro si ay suurta gal u noqoto in nooc kasta oo diyaaradaha ka mid ahi u soo fadhaysan karto,
iyadoo dhabadan diyaaradaha ee garooonka magaalada hargeysa uu dheererkeeda yahay 2.5KM isla markaana ay hada ku sii kordhinayaan dayactirkooda ilaa 600MITER
wasiirku waxa uu ugu baaqay qurba jooga reer somaliland inay kaalintooda ka soo qaataan dayactirka lagu sameynayo dhabada diyaaradaha ee garoonka magaalada hargeysa , sidoo kalena waxa uu bulshada wadanka gudihiisa ku dhaqan u diray fariin tan la mida
mudane waran cade waxa uu tilmaamay in mustaqbalka qorshe intan ka balaadhan inay ka qabtaan garoonka diyaaradaha ee magaalada hargeysa uu ku tala galkooda yahay.
Posted by Wariye Mohamed mussa inji
Hargeysa
Somaliland

- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
Wallee Isxaaq are true wadaniyiin. it was another Isxaaq who built Hargeysa nicely. Wadada Khayriyada MiG dulsaarey taalada.
This current Minister installed lights in the airport run away in August, now he is doing more.
Great job.

- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
Investing everything in one city? Sounds familiar.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
its the capital sxb
with 1.2 milion people
with 1.2 milion people
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2387
- Joined: Sat Jun 02, 2007 6:43 am
- Location: i AM FROM the USSR MY NAME IS BORIS YELSON
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
[quote="The_Emperior5"]its the capital sxb
with 1.2 milion people[/quote]
i was there in 2004
since then and now your saying 700 thousand people moved in. in 3 years loool
with 1.2 milion people[/quote]
i was there in 2004

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
it almost 4 years later my friend
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
empo
Xaafade boo reerkino dagan yahy?????
Xaafade boo reerkino dagan yahy?????
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
xera aur and xawaadle
and have some land in dunbuluq
and have some land in dunbuluq
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
[quote="The_Emperior5"]xera aur and xawaadle
and have some land in dunbuluq[/quote]
dunbuluq aaaa...mesha way oo dhamaatey...markan hargeysa tagay
dadko waxay oron jiren dunbuluq waa qaybta xashiishka
and have some land in dunbuluq[/quote]
dunbuluq aaaa...mesha way oo dhamaatey...markan hargeysa tagay
dadko waxay oron jiren dunbuluq waa qaybta xashiishka

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
Goormaad tagtay adigu hargesa back in 2006 and 2005 way shiidnayd eeh
http://upload.wikimedia.org/wikipedia/c ... eisa_(view).jpg/300px-City_of_hargeisa_(view).jpg
xattaa suldaanka arabka ayaa ku geereshayaa dunbuluq
http://upload.wikimedia.org/wikipedia/c ... eisa_(view).jpg/300px-City_of_hargeisa_(view).jpg
xattaa suldaanka arabka ayaa ku geereshayaa dunbuluq
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
I went there this summer walaal....xaafada wax xashiish iyo osgag dhex yaala maleen kari maysid......xaafadaha ogu qurux badan waa bada cas iyo jigjiga yar.....dhinac aad is yara oranaysid class boo layahy dunbuluq waa dhinaca amabasar hotel ka bilaabta waye ee lagu magacabo CALAAMDAHA iyo xaafada ka danbaysa hotelka talyanaiga ee hada dhismoho ko socodo
other then that dunbuluq ilaahy ima dajiyo...bisinka 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
dee intaa haad meesha ku soo wadda qortay wa dunbuluq waxa airportka ka shisheeysee dee mala hargesa ba maha
true jigjiga yar looks nice buurta dheer uu hoos loo marraya
i used to live behind hargesa bussenis center
the big building our villa behind that building
true jigjiga yar looks nice buurta dheer uu hoos loo marraya
i used to live behind hargesa bussenis center
the big building our villa behind that building
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
waar airportka agtiisa waa halka maskaxdo igu xanuuntey...labo airport ba jira ka lagu soo dago iyo ka laga baxo....anigo waxaan ka hadleya ka lagu soo dago ee aad moodeyso mesha ariga lagu xareeyo..waa banaan cad..markad ka soo baxdo airportka ee afarta jaadwale aka shaqaalaha koo soo dhacaan ayaad arakeysa 100 bacood iyo 60 aqal sóomaali ee laga dhisay bacaha madmadoow....you have to go there to see it with ur own eyes 

- Aliyah99
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2604
- Joined: Sun Sep 02, 2007 2:27 pm
- Location: Burco - S/Land
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
[quote="HELWAA"]waar airportka agtiisa waa halka maskaxdo igu xanuuntey...labo airport ba jira ka lagu soo dago iyo ka laga baxo....anigo waxaan ka hadleya ka lagu soo dago ee aad moodeyso mesha ariga lagu xareeyo..waa banaan cad..markad ka soo baxdo airportka ee afarta jaadwale aka shaqaalaha koo soo dhacaan ayaad arakeysa 100 bacood iyo 60 aqal sóomaali ee laga dhisay bacaha madmadoow....you have to go there to see it with ur own eyes
[/quote]
ii sheeg next time your going, VIPga laagu furi
Seriously though they need to improve the building for real, the runway could have waited.

ii sheeg next time your going, VIPga laagu furi

Seriously though they need to improve the building for real, the runway could have waited.
Re: HARGEYSA RUNWAY GETTING BIGGER
[quote="Aliyah99"][quote="HELWAA"]waar airportka agtiisa waa halka maskaxdo igu xanuuntey...labo airport ba jira ka lagu soo dago iyo ka laga baxo....anigo waxaan ka hadleya ka lagu soo dago ee aad moodeyso mesha ariga lagu xareeyo..waa banaan cad..markad ka soo baxdo airportka ee afarta jaadwale aka shaqaalaha koo soo dhacaan ayaad arakeysa 100 bacood iyo 60 aqal sóomaali ee laga dhisay bacaha madmadoow....you have to go there to see it with ur own eyes
[/quote]
ii sheeg next time your going, VIPga laagu furi
Seriously though they need to improve the building for real, the runway could have waited.[/quote]
next time aaa...i still have night mares of my last visit...so i'm not going there any time soon.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 946 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 24 Replies
- 1646 Views
-
Last post by Niya
-
- 25 Replies
- 1491 Views
-
Last post by Skippa
-
- 7 Replies
- 882 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 29 Replies
- 2211 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 1 Replies
- 698 Views
-
Last post by rich-boy
-
- 9 Replies
- 1588 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 74 Replies
- 3774 Views
-
Last post by surrender
-
- 7 Replies
- 1284 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 8 Replies
- 1401 Views
-
Last post by Twist