Page 1 of 1

BREAKING BIG ARMED BANAANBAX IN SUUQA XOOLAHA

Posted: Thu Nov 01, 2007 5:14 am
by Hiiraan boy
Dadweyne aad u fara badan oo ay ku jiraan dhalinyaro ayaa iminka dibad bax ka dhigaya qeybo kamid ah deegaanka Suuqa Xoolaha halkaasi oo ay kusoo marayaan wadooyinka iyagoo kasoo horjeeda joogitaanka Itoobiya ee Somaliya.

Dibad baxayaasha ayaa ku dhawaaday xarunta Warshadda Baastada halkaasi oo fariisimo u ah Ciidamada Itoobiyanka iyadoona ay ku dhawaaqayeen ereyo ay kamid ahayeen waan la dagaalameynaa Itoobiya.

Waxaa dibad baxa la sheegaya in ay hogaaminayaan dhalinyaro bastoolado ku hubeysan walow aysan jirin wax isku dhacyo ah oo ay la galeen Ciidamada Itoobiyaanka oo heegankii ugu sareeyay ku jira.

Maalmihii ugu danbeeyay ayaa magaalada Muqdisho waxaa ka soconayay dibad baxyo noocan oo kale ah kuwaasi oo shacabku ku muujinayeen sida ay kaga soo horjeedaan joogitaanka Itoobiya ee Somaliya.

Fadlan isku qor sii aad u Qortid Faallada Halkaan Riix.

Re: BREAKING BIG ARMED BANAANBAX IN SUUQA XOOLAHA

Posted: Thu Nov 01, 2007 5:27 am
by LAFO-LAFO
Ma bilawday? :o Hirranboy Walaahi You need to grow up!

Re: BREAKING BIG ARMED BANAANBAX IN SUUQA XOOLAHA

Posted: Thu Nov 01, 2007 5:31 am
by Hiiraan boy
[quote="LAFO-LAFO"]Ma bilawday? :o Hirranboy Walaahi You need to grow up![/quote]

war hooyada wase biitchass

ur the 1 who needs to grow up fukking dhabadhilif. go lick darood's ass. this mutherfuker said last time "im proud to be half darood"

walle si fiicaan buu habarjeclo uu ceebeyay.