OGAYSIIS FOR REER CEERIGABO!!!!!!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

OGAYSIIS FOR REER CEERIGABO!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

JAALIYADDA REER CEERGAABO EE SWEDEN OO KU MASHQUULSAN SIDEY WAX UGA QABAN LAHAYEEN DIB U DHISKA CUSBITALKA CEERGAABO.

Waxaan salmayaa dhamaan shacabka reer Somaliland iyo dhamaan shabakadaha wararka ee sida sharafta leh inogu dhergiya warwarka dalkena hooyo iyo caalamkaba. Waxaan idin leeyahey waad mahadsantihiin shaqalaha media ee reer Somaliland, ilaaheyna ha idinla garab galo dedaalka. Intaas kadib hadaan u soo laabto ujeedada maqaalkeyga waxa weeye horta bararujin aan bararujinayo qurba jooga iyo kuwa dalka joga sidey ugala qeyb qaadan lahayeen jaaliyada reer ceergaabo ee Sweden iyo ururka U HUBSO. Waxaanu idin leenahey dedaalka aad u wadaan dalkiina hooyo ilahaey ha idinku guuleeyo. Hadaan wax idinka sheego waxyaabaha ey ku howlan yihiin waa sidii ey u geyn lahayeen doctor ka shaqeya oo dadka daweya magalada ceergaabo iyo sidii loo dayac tiri lahaa dhismahaa cusbitaalka oo aad dayan. Hadaba intaas hadan soo dhaafo ujeedada aan jeclahey iney ila fahmaan walaalaheyga reer sanaag ama reer ceergaabo. Ma waxeynu nahey dhamaanteenba dadka degan Sweden iyo ururka U Hubso inta ku jira waa maya. Ilaahey baa ina badiyey balse maxeynu ku ilowney ineynu wax ku darsano waxqabadka gobolkeena iyo magalo madaxda gobolka ee ceergaabo. Dadka qurba jooga ah ee reer Somaliland waxeynu kujirna hadeynu nahey reer ceergaabo dadka ugu badan uguna cadcad ee ah dadka shaqoyinka fican haya ama ah dad aan la odhan Karin waxey wax uga qaban waayeen baahida gobolkooda wax la’aan ama xaalad dhaqaale xumo (financial problem). Waxaan idin leeyahey kuwiina jooga north America iyo kuwiina jooga Africa iyo dhamaan calamka intiisa kale waa in la isku xidhmaa oo laga farakaraa sidii wax loogu qaban lahaa gobolka sanaag iyo caasimadiisa waayo. Waxeynu manta nahey. Ama aan idin leeyahey.

KA HABSAANEY DALKEENA INTISI KALE OO INAGA U DANBEYNE GOBOLKEENAN BAABA’EY MIYEYDAAN DAREEMEYN

Runtii way jiraan waxyaabo badan oo aan la iska indha tiri karin oo gobolka sanaag ku ah waxayaba hortaagan horumarkiisa taaso ah wadada iyo dekada oo aan dayac tirneyn, balse taasna waxaan idin leeyahey (ROMA MALIN QUDHA LAMA DHISIN). Waxa la inoga baahan yahey samir iyo dedaal balse dedaalkii ayaa inagu yar oo in yar oo inaga mida ayaa wadda ee inuu ilaahey ku guuleeyo eynu u duceyno intena kalena eynu isla barbar taagno dhiri galin iyo lashaqeyn. Waxaan aad iyo aad u dareemaya iney run ahaantii qurba jooga reer ceergaabo ama sanaag aanu laheyn xidhiidhka ( social relationship) taasina ey tahey ayaan daro fara weyn. Oo heysta dadkena reer sanaag. Balse waxaan jeclahey iney fahmaan sida dadku wax u wada qabsadaan oo ey isaga saraan waxyabaha keeni kara tafararuqa, sida qabyaalada iyo waxaybaha kale ee keeni kara. Waxaan kale oo jeclahey inaad fahantaan hadaad doneysid inaad wax qabatid ama jaaliyadda howsha ku howlan ku biirtid hadii uu madax ka yahey qof aanad rabin oo aad isu heysaan shaqsiyad ahaan. In aanad uga tagin dantii dalka iyo dadweyanaha. Ee waa in aad howsha dhinacaaga ka qabataa adigoo aan eegeyn labadina colaada is afgaran waaga idinka dhaxeya labadiina. Waxaadna dadka reer sanaag ogaadaan inuu gobolkoodi uga bahan yahey waxtar aad iyo u fara badan meelkasta oo aad ka joogtaan dunida. Qof waliba waxuu ku caawin karo wadankisa hooyo. Waayo adunka oo dhan ayaa lagu yahey marti hadana waxeynu marti labaad ku sii nahey qurabaha oo aan aheyn wadankeni iyo magaladeeni ceergaabo. Markaa qof walba oo reer ceergaba ah waxa looga bahan yahey inu si niyadsami ah wax ugu qabto. Intiina wadanka joogtana waxaan leeyahey. Hadii aad isleeyahey waa xoolo dadweyne ee sidaad donto u isticmaal waxey la mid tahey malalal yatiin. Oo ah waxaan qof kaliyi laheyn oo aan cidina ka dhaafi kareyn. Ee idinkoo ilaashanaya akhiradiina waxaad ku dedaashaan sidaad nin walowba u ilaalin laheyd hantida gobolku leeyahey. Hadaad heyso hechine iyo qalab kale ee caafimaadka iyo hadad heyso raashinka dadka buka iyo wax walba oo ah hantida dadweynaha. Waxaan ku soo gunanadayaa maqalkeygan ah bararujinta ilaahey ha inaga garansiyo xaqa wanaagana ha ina tuso.

Aaamiin Aamiin Aamiin Aamiin.

Gobolka sanaag waxu kadhigan yahey “Xaaji gabey xaddi gabeygiisii ahaa

Abaal badan, Abaal badh ah, Abaal bur iyo dheeraad ah. Nin walba reer sanaagow gobolkina kaad ugu bedeshaan beerka ayuu gobolkinu idinka ogsoon yahey. Waxana manta matelaya oo abaalkaas buugta idin galinaya

Da’yarta reer sanaag taariikhduna waa qoraal iyo nin walba waxuu dhiteysto ee nin walowba waanaga iyo wadaniyada wax ku darso. Isna waydii waxu ka mudan yahey gobolkaagu iyo dadkaaguba.

A salamau caleykum waraxmatu laahi wabarakaat
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: OGAYSIIS FOR REER CEERIGABO!!!!!!!!!

Post by LAFO-LAFO »

Reer ceeri, 17 years ayay ka danbeeyaan gobaladda kalee S/land. I was schock last yearkii markaan tegay Shocked Shocked ... Muse-ismail iyo eastern HJ Hargeisay usoo guureen intay gobolkoodii soo cidleeyeen.
Hatigii la degi jirayna waxay awooda saareen Badhan iyo waxay hada ugu yeedhaan Maakhirland.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: OGAYSIIS FOR REER CEERIGABO!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

HabarJeclo has left the city of Ceerigabo for Burco and Hargeisa

Habar Yonis has left the city for Hargeisa

Warsangeli has left the city for Bosaaso and Badhan

Dhullos has left the city for lascanood

Sad...
This clans needs to go bak to Ceerigabo and built it just like they have built all the other towns...
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: OGAYSIIS FOR REER CEERIGABO!!!!!!!!!

Post by LAFO-LAFO »

Hartigu waxay ka carareen Calanka soomaaliland ee dul babanaya...cuqdad ayey guryahoodii uga guureen.. Cool
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: OGAYSIIS FOR REER CEERIGABO!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Give them this msg:

Wa Calan aan degayn oo aan Degayn oo weligi degayn, Somaliland dalkayga somaliland dadkeyga Cool Somaliland
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: OGAYSIIS FOR REER CEERIGABO!!!!!!!!!

Post by LAFO-LAFO »

They have to learn Somaliland national anthem song... Cool
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: OGAYSIIS FOR REER CEERIGABO!!!!!!!!!

Post by The_Emperior5 »

we the sacadmuse we are gonne move to ceerigabo

sxb if u guys left that place if we goo some where

hargeysa intanu anagu shiidnay ayaanu isaaq uu dhan uu yeedhay same as berbera
we can do it with ceerigabo to

shiidana ba shiidan
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: OGAYSIIS FOR REER CEERIGABO!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Emperior.. yeh some of you need to move to sanaag and invest in that big region, or you could always kick H-jeclo and H-Yonis out of Hargeisa Laughing
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: OGAYSIIS FOR REER CEERIGABO!!!!!!!!!

Post by The_Emperior5 »

i think they are gonnse start trouble

the day hy is mayor of hargesa they are reer hargesa

in the 250 years of hargesa only sacadmuse and ciidangalle where mayors
not even the silly arabs

but sanaag is good a region we might move there

kolay waad naga dabbi iman doontan

habaryoonis and habarjeclo will aways say kii suber awal mee
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”