Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by Executive »

Garaad Jaamac: Puntland & Somaliland Midna Lug Kuma Yeelan Doonto Shirweynaha Boocame


Sunday, 04 November 2007


Garaadka Guud ee Beelaha SSC garaad Jaamac garaad Cali oo Caawa ku sii Jeeda Deegaanka cagaaran ee Degmada Burtinle, Kuna soo noqon doona degmada Boocame oo lagu martigelin doono kulan ay yeelan doonaan waxgaradka Beesha ssc ayaa ka hor intii aanu ka ambabixin Buuhoodle waxa uu warbaahinta u sheegay in SL & PL aanay wax saamayn ah ku yeelan doonin qabashada & ajendayaasha Shirweynaha Boocame.

Garaadku waxa uu sheegay inay suurogal tahay in shirweynuhu uu gaadhi waayo Ujeedooyinkiisa hadii ay lugta la soo galaan maamulada Dhinacyadu, waxana uu ugu baaqay in la badbaadiyo shirweynahaasi lagana ilaaliyo waxii Turunturo ku keeni kara.

Buuhoodlemedia.com
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by Ina Baxar »

Naw !! I'm a nobody but have brotherly advised the dhullos to do EXACTLY that!!
Garaad kani miyaanu ahayn kii Meles Zenawi ka codsaday in Idoorka xabashidu ka qabato? Laughing
Get the fuc.k out of here , garaad caabud baa noqoteen haddeed !
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by The_Emperior5 »

garaad chief khayr ma leh
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by Phd in naago kudis »

i will attend this confernce by force

wheter you like or not i will be there

just give me the address up i know it is somewhere in dusty lascanod Smile
Last edited by Phd in naago kudis on Mon Nov 05, 2007 12:56 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by Luq_Ganane »

up up

This is what Beesha Dhulbahante should have done from day one.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by kambuli »

Ina Baxar,

Do you have to find faults with every Dhulos?

Nin yahow ilaa goorma uumbaydun odhan " Hebel waa kii yidhi caynkaas"

Imisa waxbaad tidhaadeen idinba?

What is up with this dhaqan horta? Sad
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by The_Emperior5 »

[quote="Luq_Ganane"]:up: up

This is what Beesha Dhulbahante should have done from day one.[/quote]
beesha dhulbahante wa qabil yar yar

they need somaliland to survive


dhullbahante beesha ingrees carre ba madhiyee
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by Ina Baxar »

Kambuli horta wixii oday beeled ah ama ummad u af hayeen u ah waa inu ilaashada wuxu ku hadlo.
Anigu nin Habar Awal ah baan ahay , suldaankeenu na maba hadlo , labadii bilood na beesha isugu ma yeedho , reerahaa kale ee soomalida na arrimahooga ma dhex galo, intaasan ku jeclahay walle . Laughing
Meesha waa "FORESIGHT" waxa la isku haysta Kambuli , anigu markaan halkan Snet ku laha , " support the real darwish of Sool, and take Majeertenia out of the equation in order to have a genuine shot at solving this internal matter " garaadkiinu wuxu laha : "Meles Zenawi miyaad idoorka inaga qabatid" Laughing Haye?
Marka wilkan yaree Executive waxan u sheegaya inaan Garaadkiina horti aan anigu fikradaa la imid Laughing
Ma waxbaad igu siineysaan dee? yaa?
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by MJ-Pride »

Isaaq lagaray waa cadowga Dhulbahante, ee whats up with them not allowing their Harti brothers? The garaad wuu jah wareeray.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by The_Emperior5 »

DEE SOO SOMALILANDER MAHA

WA BAHARARSAME
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by Ina Baxar »

Horta Kambuli waa runta oo markaan dib isugu noqday , waxooga qalad yar aan idinka galay baa ii muuqda, igana raali ahaada halkaas. Qaladku waxa weeye , inkastoo aniga hadalaydu iga daacad yihin , nacas walba iyo kabo qaad walba ayaa kugu soo daba xidhanaya sida jaanjaankan Emperior la yidha oo miidhan . Laughing
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by The_Emperior5 »

ina baxar adigu ceel dhexdiisa ayaad ku dhaladtay ibn handuul yahow
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by Ina Baxar »

Laughing , weligey ku sheegan maayo anigu , taasi waa hubaal !!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by The_Emperior5 »

waxaan haad sheegayse eeh baass baan garan layahay
User avatar
Somaliweyn Commando
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2148
Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.

Re: Garad Jamac: PL & SL NOT Allowed in Dhulbahante Conference

Post by Somaliweyn Commando »

reer jubuuti nurse is a sheegato Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”