UIC invited to Sweden

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

UIC invited to Sweden

Post by Executive »

Dawlada Sweden Oo Martiqaad U Fidinaysa Xubno Kamid Ah Maxkamadihii Islaamiga Ee Soomaaliyeed.

Warkii 16-Nov-2007 iyo Qormadii: afnugaalnews
Dowlada Swedan oo maarti qaad u fidinaysa xubno ka mid ah maxkamadihii Islaamiga ah ee Soomaaliyeed oo looga itaal roonaaday dagaaladii ay ku ay kula jireen ciidamada dowlada Soomaaliya oo kaashanaya ciidamada Ethopia.



Wargays laga leeyaha dalka iswedan ayaa shaaciyay in xukuumada dalkaasi u ogalaatay wadankeeda inay yimaadaan xubno ka tirsan maxkamadihii islaamiga ee Soomaaliyeed.

Xubnahaan ayaa lafilayaa in ay ka qayb galaan shirwayne ka dhici doono dalka Sweden oo taageero loogu raadinayo midowgii maxkamadaha Soomaaliyeed.

Masuul sare oo katirsan waaxda socdaalka ee dalka swedan ayaa wuxuu sheegay in xubno katirsan ururka xoraynta soomaaliya ay waydiisteen in ay siiyaan viisooyin ay rabaan xubno kamida ururka lamagac baxay xoraynta soomaaliya waxayna sheegtay dawlada dalka Swedan in ay lasacon doonto xarakaad kooda.

afnugaalnews
info@afnugaal.com
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”