Page 1 of 1

kambuli

Posted: Sat Nov 17, 2007 9:01 am
by Diyeeshaha_Tolka
my 83 yearl old awoowe ayaa islaanti ka dhimatay,marka i was looking for new ayeeyo oo xusul-baruur ah for him ,and you fit all the description the perfect ayeeyo.

sidee kula tahay arintani? waadna u baahantahay oday kuugu neefsado markay dhaxanta kaa badato specially in the winter

Re: kambuli

Posted: Sat Nov 17, 2007 9:05 am
by The_Emperior5
ooo kaalay ma kambuuli ayaad doonaysa ilad ayeeyoo
ka dhigatiid

ilayn inakka wax aragnay

Re: kambuli

Posted: Sat Nov 17, 2007 9:17 am
by Diyeeshaha_Tolka
[quote="The_Emperior5"]ooo kaalay ma kambuuli ayaad doonaysa ilad ayeeyoo
ka dhigatiid

ilayn inakka wax aragnay[/quote]


maxaa dhacay kambuli soo uma qalanto in ay ayeeyo noqoto ..misee waxbaad ku ogtahay oo islaantu waa ciyaal-suuq meelaha shiishat ku cabto.

Re: kambuli

Posted: Sat Nov 17, 2007 9:18 am
by The_Emperior5
war badeecadda bay cabta iska ilaalii

caruurta bay ka wasakhayn

Re: kambuli

Posted: Sat Nov 17, 2007 3:52 pm
by Alchemist
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: kambuli

Posted: Sat Nov 17, 2007 3:54 pm
by Ureysoo
Hablaha Iidoorka Oo Meeshaan Xan Iyo Hinaas Oo Fadhiyaan Bal Arka, Iyo Mida Moryaanta La Qosleeyso......

Re: kambuli

Posted: Sat Nov 17, 2007 4:56 pm
by Executive
Caadi iska Dhiiga


kambuli would be the perfect young Habaryar not Ayeeyo Laughing

Re: kambuli

Posted: Sat Nov 17, 2007 6:28 pm
by Diyeeshaha_Tolka
urayso and kambuli are u the same person....

kambuli maxaa ku helay oo u aamustay mise waad kala badbadatay farxat awgeed

Re: kambuli

Posted: Sat Nov 17, 2007 6:44 pm
by kambuli
Diyeesha_Tolka,

Thanks for the great offer but I am way too old for your awoowe...Try to get someone younger than me.

Alchemist,

I undrestand the rest of the cheerleaders, but you maxaa kugu dhacay? Xaggeed igala qaadday? Mese wixii ay qoraanba waad u sabcin? Subxaana Allaah..

Re: kambuli

Posted: Sat Nov 17, 2007 6:53 pm
by Alchemist
[quote="kambuli"]Diyeesha_Tolka,

Thanks for the great offer but I am way too old for your awoowe...Try to get someone younger than me.

Alchemist,

I undrestand the rest of the cheerleaders, but you maxaa kugu dhacay? Xaggeed igala qaadday? Mese wixii ay qoraanba waad u sabcin? Subxaana Allaah..[/quote]

Are you mad?It was a joke.. i thought what he wrote was funny thats why i laughed... Sorry if my laughing wronged you in anyway...