BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY 5 KM AWAY FROM GAROWE
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY 5 KM AWAY FROM GAROWE
Ciidamadda Qaranka J.S.L ayaa gaadhay tuulada YOOCADA oo ah halka ay ku egtahay xuduuda Somaliland la leedahay somaliya garoowena u muuqata.
Saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka somaliland iyo gudoomiya gobolka sool ayaa xalay fiidkii si kedis ah ku tegay tuulada YOOCADA oo ah halka ay ku egtahay xuduuda somaliland la leedahay somaliya. Yoocada ayaa u jirta wax ka yar 5km xarunta maleeyshiyada majeerteeniya ee garoowe. Arrintan ayaa ahayd mid roondo ah ama sii sahamin miino baadhid loogu sameeynayey ciidanka somaliland oo bartilmaamoodkoodu yahay xuduuda halka ugu danbeysa.
Saraakiishaasi markay ku soo noqdeen halkii fadhiisinku u ahaa ciidanka somaliland waxay sheegeen in aanay la kulmin wax iska caabina haba yaraatee. Wararkuna waxay intaa ku darayaan in saakaba la arkayey ciidankii somaliland oo si raxanraxan ah ugu sii qulqulaya dhanka YOOCADA. Maleeyshiyadii majeerteeniya ayaa iyagu shalay cagaha wax ka deyey ka dib markii ciidanka somaliland ruqaansi aan sidaa u weynayn ku qaadeen tuulooyinka tukaraq iyo ganbadhe.
Somalilandembassy.com/YOOCADA

Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY 5 KM AWAY FROM GAROWE
been badana
Puntland Oo Dib U Eriday Maleeshiyada Somalidiidka
(Laascaanood}18.11-7
Ciidamada Daraawiishta dowlad goboleedka Puntland ayaa iska caabiyay kooxaha maleeshiyaadka ah ee soodullay kadib markii ay shalay usoo ruqaan sadeen dhanka deegaanka Ganbadhe.............................
Xoogaga mujaahidiinta Daraawiishta ayaa madaafiicda goobta kusoo riday maleeshiyaadka somalidiidka oo usoo socday shalay dhanka deegaanka Ganbadhe .
Somalidiidka maleeshiyadooda ayaa xalay dib ugu soo noqday aagagii ay hore u fadhiyeen ee duleedka magaalada laascaanood.
Dhanka kale wareegtooyin horleh oo uu madaxweynaha puntland ugu magacaabayo saraakiil sar sare oo khibrad dheer u leh habka dagaal gelinta ciidamada ayuu soo saaray shalay.
wuxuuna ku magaacabay xililkan::: 1. Gaashaanle sare C/risaaq Sheekh Cusmaan (Cali Baadiye) ayaa loo magaacabay Taliyaha guud ee ciidanka Daraawiishta Puntalnd
2.Waxaa loo magacaabay Gaashaanle sare Col. Maxamed Xaaji Cabdi Maxamuud {Deyr}in uu noqdo taliye ku xigeenka 1-aad ciidanka Daraawiishta ahna Taliyaha qeybta Daraawiishta Puntland ee gobalka Cayn.
3. Waxaa loo magacaabay Gaashaanla sare Siciid Axmed Maxamed (Shoodhe) Taliye ku xigeenka labaad ee ciidanka Daraawiishta Puntland “
4. Waxaa Gaashaanle sare Siciid Maxamed Salaad (Gorayo Cawl) loo magacaabay Abaanduulaha ciidanka Daraawiishta Puntland.
5.Waxaa Gaashaanle dhexe C/laahi Cumar Canshuur loo magacaabay Taliyaha ciidanka Daraawiishta ee gobalka Sanaag ee Puntland.
6. Waxaa Gaashaanle sare Xiif Cali Taar loo magacaabay Taliyaha Kulmiska Darwiishta ee dowlada Puntland.
7. Gaashaanle sare Cabaas Salaad Dacar loo magacaabay Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland ee gobalka Nugaal.
8. Waxaa Gaashaanle sare Faarax Nadiif loo magacaabay Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland ee gobalka Sool.
9. Waxaa Gaashaanle sare Maxamuud Muuse Ilka dheere loo magacaabay Taliyaha ciidanka Daraawiishta ee gobalka Mudug.
10. Waxaa Gaashaanle sare Cabdi Xasan Xanaf loo magaacabay Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta qeybta gobalka Sool.
11.Waxaa Gaashaanle sare Cali Cumar Axmed (KK) loo magacaabay Abaanduulaha Qeybta gobalka Sanaag ee Daraawiishta Puntland
12. Waxaa Gaashaanle sare C/salaam Xasan Xirsi (Gu'jir) loo magacaabay Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Puntland,wuxuu sidoo kale si gaar ah Masuul ugu yahay C/salaam arimaha nabadgalyada gobalada Mudug iyo Nugaal.
13. Waxaa Gaashaanle sare Sayid Jaamac C/le taliye kuxigeenka 1aad ee ciidanka Booliska Puntland ,wuxuuna si gaar ah ugu xilsaaran yahay la socoshada arimaha nabadgalyada ee gobalada Sool iyo Cayn.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY 5 KM AWAY FROM GAROWE
EXCUTIEVE MA PUNTLAND BAAD WAX KA SUUGAYSA
PUNTLAND CHANGED ALL THE DHULBAHANTES IN THE PUNTAND ARMY
READ THIS
Gen: Cadde Muuse oo ciidamada daraawiishta ku aamini waayey madaxda u dhalatay Sool,Sanaag iyo Cayn
Warkii 18-Nov-2007 iyo Qormadii: Afnugaal
Madaxweyne Cadde Muuse Boqor ayaa xilkii ka qaaday Col Cabdi Samad Cali Shire,kuna bedelay nin ay isku beel yihiin oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Sheekh Cusmaan(Cali Baadiye).
Waxaa kaloo maanta xilalka taliyaha kulmiska ciidamda puntland loo magacaabay Xiif Cali Taar oo ka soo jeeda gobolka Mudug,iyadoo sidoo kale siciid Maxamed Salaad(Goroyocawl) loo magacaabay abaanduulaha ciidanka Puntland,kuwaas oo dhamaantood ka soo jeeda beesha Madaxwayne Cadde Muuse,iyadoo saraakiisha ka soo jeeda gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn ay yihiin kuxigeeno sidii caadada ahaydba.
Col Cabdisamad Cali Shire oo mudo yar xilkaa hayey ayaa xilkiisii ku waayey dagaalkii ka dhacay magaalada Laascaanood,oo qabsashada deegaankaas oo dhan isaga dusha laga saaray,dhulkaas oo maamulka Somaliland badankiisa haystey mudo ka badan 5 sanadood, Cabdi samad Cali Shire ayaa dadkii goob jooga ahaa laascaanood ku sheegeen in uu ahaa taliyihii ugu danbeeyey ee dagaalama kadib markii ay dagaalka ka baxeen Gaagaab Iyo xiif Cali taar ..
Taliyahan cusub oo ku xigeen kumeel gaadh ah oo aan mid rasmi ah ahayn loogu magacaabay Dayr Cabdi Iska Toos,oo hada ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa waxaan la garan karin waxa hada keenay isbedelkan,iyadoo lagu jiro diyaar garoow dagaal,oo labada dhinacba ah.
Dayr Cabdi ayaa sida aan wararka ku helayno laga yaabaa in uu qaadaco xilkaas,iyadoo ka mid ahaa ragii aadka ugu ololeeyey in la helo Maamul ay yeelato beesha dhulbahante, Col: Deyr oo hore u ahaan jiay taliyaha ciidamada Daraawiishta Gobolka ayaa waxaa xilkaasi ka xayuubiyey Madaxwayne Cadde muuse
Cadde Muuse ayaa hada waxa uu isku deyayaa in uu xilal u magacaabo reero ka mid ah beesha Dhulbahante oo aan weligood masuul ku yeelan maamulkaas,kuwaas oo ka soo jeeda gobolada Hawdka,Sida lawada og yahay waxaa uu Cadde muuse si toosa udiiday in uu wasiir iyo xaqii ay ku lahaayeen Puntland siiyo beelaha Gobolka Cayn, waxaana ugu danbeeyey kulankii Bishii 4/2006 ay odayaashe buuhoodle oo uu hogaaminayo Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar la yeeshay Madaxwayne Cadde muuse kaas oo uu si toosa ugu sheegay inay yihiin kililka 5aad ee ismaamulka Somalida Ethiopia sidaa daraadeed xaqii beeshu ku lahayd puntand waxaa iska leh uun inta degta laascaanood ..
Afnugaal News Desk.
Info@afnugaal.com
ITS OFFICAL ONLY MEJEERTEEN IS DARAWIISH NOW

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY 5 KM AWAY FROM GAROWE
guul guul SNM guul...i mean guul guul Somaliland guul

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY 5 KM AWAY FROM GAROWE
ACORDING TO ALL CAYN AND JIDBAALE SNM IS STIL ALIVE
Warar Hoose oo ay heshay Shabakada warbaahinta ayaa sheegaya in uu waqtigan khilaaf xoogan soo kala dhexgalay Xubnaha Maamulka Isaaqa ee jooga gobalka Sool ,gaar ahaan kuwa ka yimid Hargeysa iyo Kuwa udhashay gobalka Sool.
Khilaafkan oo maalmahaan qarsoonaa ayaa soo shaacbaxay ayaadoo wararku sheegayaan in uu salka ku hayo ,qaabka ay dooneyso Isaaqu in ay umaamusho gobalkaasi ,hadii ay gacanta ku sii heyso,waxa ayna wararku sheegayaan in ay codsadeen Xubnahaasi in lugu wareejiyo Maamulka gobalkaasi.
Taliyaasha ciidanka SNM-ta ee ka yimid gobalada Waqooyi Galbeed ayaa walaac ka muujiyey khilaafka waqtigan soo dhex aloosmey xubnahan ka wada tirsan Maamulka Daahir Riyaale Kaahin.
Wararku waxa ay sheegayaan in ay Dabadhilifka udhashay Magaalada Laascaanood ay hada doonayaan in ay War cad ugudbiyaan Maamulka sare ,taasoo ay kaga dacwoonayaan sida loo Maamulay arimaha gudaha ee gobalka Sool.
Mid ka mid ah Xubnaha ku dhow dhow saraakiisha la shaqeysa Daahir Riyaale Kaahin ayaa sheegaya in xubnahaasi ,sidoo kale loo heysto goosashadii ciidamo ka mid ah SNM-ta oo isku dhiibey Beelahoodii iyo Maamulka Puntland.
Khilaafkan haatan ka dhex taagan Xubnaha Laascaanood ka jooga SNM-ta ayaa wuxuu sababi karaa in xubnaha udhashay Sool ee ka mid ahaa Somaliland ay isku dhiibaan beelaha ay ka soo jeedaan.
Allcayn.com

-
- SomaliNetizen
- Posts: 939
- Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
- Location: TURMO
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY 5 KM AWAY FROM GAROWE
Somalis in these two regions, PL & SL never step forward. always fighting against each other over a piece of land for centuries instead of making a change. wonder when they'll be mature enough towards fiscal management..... 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY 5 KM AWAY FROM GAROWE
somalia must respect our country ,( colonial) borders
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY 5 KM AWAY FROM GAROWE
They are busy fighting each other while Ethiopia is slowly creeping on them.
You know Somalia is better off becoming a Xabashi Colony.

- Advocatar
- SomaliNet Super
- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY 5 KM AWAY FROM GAROWE
war maa isgashiin, what are you guys waiting for?. perhabs green light?, red light?........in konfuur somalia, we fight so quickly we dont even have time to put our socks on, waxkale iska daa, 24 hours later 200 bodies are collected and next day everybody comes under a shade and agree, rag-rag ah dheh, take a lesson u waqooyi sissies. 

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY 5 KM AWAY FROM GAROWE
Advocator,
Somaliland can't move without the permission of Meles Zenawi.
At the moment, somewhere in Addis Ababa, the "Somaliland" Ambassador along with the Puntland Ambassador are begging Zenawi to do something.

- Brav3Heart
- SomaliNetizen
- Posts: 668
- Joined: Sat Jul 14, 2007 10:30 pm
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY 5 KM AWAY FROM GAROWE
I was in a restaurant the other night and they had al jazera on, the news was on Las Canood, and one of the two dhulbahante elders said "magalada waxay tageereeysa somaliland" and the other said "magalada waxay tageereeysa puntland," one dude behind me said "maya magalada waxay tageerysa Arsenal" qosol baa loo dhacay
-
- SomaliNetizen
- Posts: 939
- Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
- Location: TURMO
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY 5 KM AWAY FROM GAROWE
^^ and now you might be in a position to say "magaaladu waxay taageersan tahay SNet" 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 50 Replies
- 3431 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 5 Replies
- 730 Views
-
Last post by enemy_o_m_m
-
- 4 Replies
- 735 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 1 Replies
- 676 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 19 Replies
- 2190 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 0 Replies
- 472 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 534 Views
-
Last post by original dervish
-
- 9 Replies
- 2035 Views
-
Last post by gurey25
-
- 3 Replies
- 628 Views
-
Last post by radical