Breaking News: Wardhiigley oo maanta laga ceersaday itoobian

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Dr.Galbeyte.
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.

Breaking News: Wardhiigley oo maanta laga ceersaday itoobian

Post by Dr.Galbeyte. »

Ciidamada gumaysiga Itoobiya oo Maanta ka cararay fadhiisimo ay kusuganaayeen.
Nov,26,2007 www.Hobyoradio.com

Ciidamada gumaysiga Itoobiya oo Maanta ka cararay fadhiisimo ay kusuganaayeen.

Ciidamada gumaysiga Itoobiya ee kusoo duulay dalka Soomaaliya ayaa Mamnta isag guuray xaafaddo katiran xafadihii ay kusugnaayeen kadib markii ay Weeraro lixaadleh kala kulmeen kooxaha Xuriyad udirirka ah.

Saakay aroortii ayay Ciidamada gumaysiga Itoobiya oo ku hubaysan gawaarida gaashaaaman iyo taangiyo waxay isaga hululeen xafaaddo katirsan degmada Wardhiigleey ee gobalka Banaadir gaar ahaan waxay ka carareen xaafadda xararyaale oo bilihii lasoo dhaafay ay kusugnaayeen.

guuritaanka Ciidamada gumaysiga Itoobiya ayaa yimid kadib markii ay soo kordheen Weerarada ay Mujaahidiinta Soomaaliyeed ku qaadaan fadhiismadooda, mlaininmadii Jimcaha ayay ahayd markii Weerar lagu qaaday lagu gubay Laba baabuur oo ay wateen meel aan ka fogayn xaafadda Barxada degmada wardhiigleey.


Muqdisho, Somalia
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Breaking News: Wardhiigley oo maanta laga ceersaday itoobian

Post by Shirib »

Allahu Akbar
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”